#TusmadaSharciga #MULCC #WAC2233
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxaa lagu gorfeynayaa xuquuqda dhaxalka iyo dardaaranka ee xubnaha qoyska, sida ay tahay in loo wajaho murannada ka dhasha dhaxalka iyo dardaaranka ee dhex mara xubnaha qoyska, siyaabaha ugu habboon ee lagu ilaalin karo dhammaan xaqa qof walba, gaar ahaan qeybaha qoyska ee u nugul in xaqooda laga faro-maroojiyo sida caruurta iyo haweenka.
Негізгі бет Dhaxalka iyo Dardaaranka | Sheekh Cabdixayi Sheekh Aadan
Пікірлер: 13