Waa yaa soomaali waa isku caqli kuwa maraykan uga yimi ayaan aragnay iyo yurub
@Salma.Ismail
Ай бұрын
Mashallah Allah caqliga haa ku barakayo
@abdixaashi1881
4 ай бұрын
Wa sax walhi turjubanadana wa cadaw
@user-zl5cw5qi3i
Ай бұрын
Masha allah nin wax garada
@user-hx6wx9lx9i
4 ай бұрын
Ustaadka waraysyo badan ka qaad
@bukaanbilechannel
4 ай бұрын
Haa sax wlhi 1 ku kalsoonow shakigaa kuu gu bdnaa dr ada raacdidna ma tqanid
@nimcojama4513
Ай бұрын
sax that’s true
@latteetemohamed4247
4 ай бұрын
INDIA REER KOONFURBA QASAY QADHMUUN AAN ISU NAXARIISAN DHAKHHATIIRTA INTAY LASO HESHIIYAN AYAY BUKAANKA AY U TURJUMAYAN EE AY DHAKHTARKA GEEYAAN LACAG FULSAAR AH SAARTAAN MUSUQMAASUQ AYAY KAWADA DHIGEEN DHAKHTARADI INAMADA YARYARE WAX KA DHIGTABMEESHA WAALAY OO UMADII DHAMEYAY QOF KHARASHKIISU YAHAY 3000$ AYAY 7000$ KA QAADAYAN INTAYY CISBOTAALKA AY GAYNAYAN LA HESHIIYAN GUDAAFAD IIMANLA
@mohamoudosman9233
Ай бұрын
Meel kasta oo somali ay ku noolayd Sharaf ku lahaayeen reer koonfur ba qasay Waa dad aan akhlaaq ethics iyo xishood midna lahayn Fiiri dalalkii somalida ku noolaayeen oo ixtiraamka looga hayay say ugaleen Turkey Malaysia Khaliijka Hindiya Kuli soomali waa laga nacay dadkaas owgood
@Isniin_media
4 ай бұрын
Asc masuul ka dej notification made with kids muqaalka marka soo galinayso ka xir option insha allah kanaalka notification wuu ka xiran yahay la soco ciladaas ka saar😢
Пікірлер: 21