Dadka qaar waxay ku istaagan cagaheyna iyagoo leh 'cafwan oo raali noqo' balse dad ayaa ku is taago wadnaheyna iyagoon gafba u arag! kzitem.info/news/bejne/oqp_p32sr3SFn6w Ha Ilaawin In Aad Boqato CHANNELKA Wllkey❤️🙏
Ayaan waan rabay ninkaan cinqaab adag inuu maro lkn abaayo ano gabarah dareemi karana xanunkaga ayaa ku leh iska cafi qalbigiisa alle ayaa og waxa ku jira anagu ma garan karno lkn daniga/maluhu waa danbi aad u wayn mana malysanyno wax aanu ogayn oo ninkan ma oran karno been buu sheegaya Adi ahaan ayaaney cafi allena talo saarso Amnigaagana ka war hay alle hakugu toosiyo wadada kuu saxsan abaayo #Hafsan -Garowe
Ninkan maskaxiyan ma fayooba hadii an xabsi ama isbitaal lagu xidhin ama iyada ama qof kaluu dilayaa. Ninkan wuxuu halis ku yahay nolosha gabdhaha somaliyed
@faizamediamedia181
3 жыл бұрын
Ayanita kan iyo kuwa difacayo ha aminin kana fogow intad ka fogan kartid Shartiisa allaha ka xijabo 💞💞
@hodanmuumin7515
3 жыл бұрын
waa been soo dhoodhoobeen
@nimco____world2785
3 жыл бұрын
Subxanallah allow qalbiyadena ha gadgadin yarabi 😥🤲diintaada nagu adkeeey ya allah 😭🤲 wlh waaa halis alle hana badbaadsho waxaa cuneysiin iska fiiriya alle ha idin ilaalshe😓
Maxaa diri? Qofaan dinbi galin uu lamid yahay? Maya waa qof danbi qirday waa danbiile laba kolba lakiin xukun dhimis ayuu xaq uleeyahay mise cafis hadii la rabo
@halimacabdinur6355
3 жыл бұрын
@@cadar1499 Wllo haduu xaqqa ilahay tusey uu hanuun ilahay la maagey uu qirtey uu towbad keenay Alxamdulillah ilhy ha cafiyo hana udanbi dhaafo
@bashkayt1154
3 жыл бұрын
@@halimacabdinur6355Dambiga Alle laga galo iyo kan bini aadam ka ayaa iskaga kaa qaldan ee wax baro Alle ma cafiyo dambi qof laga galy ee mid asi laga galy ayu cafiya.
@sabirinamohamed5380
3 жыл бұрын
Qof xanuunsan ayuu u egyahay aniga dhakhtar ayaan la shaqaynayey maskaxda inbadan waan garan karaa qofka maskaxda fadhiyin wiilka xabsi iyo malaisian yaan loo geyn hala cafiya hana laga dheeredo
@naciimobashiir9785
3 жыл бұрын
Aad iyo aaad wlhi
@faysalfaamtube3137
3 жыл бұрын
Abyo xaqaaqa waad hishey guulna waad gaartey on love ayaan waan Ku jeclhy kuna taageyraa kuna wataa keep going 🙏😍💯
@yurubahmed8275
3 жыл бұрын
naa wll Illahay Wajigisa Wax Ka wayn Ma Jirto Quluubtisana Alle Ayaa Og Iska Cafi wajiga Alle Dartii Maalin Aan Maalinkan Uga Baahi Badan Tahay Ayuu Alle Ku Abaaal Marin wll Hadaa Dadkaga Nahay Iska Cafi wajiga Alle Wax Ka wayn Majirto Kaas Ku cafi wll❤Allow Xaqa Nagu Sug🤲🤲🤲
Subaxana laah walhie kan waxa kabaqayaba inu shashada iga soo boxo
@deeqoahmed1771
6 ай бұрын
Innaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun illaahow dhalinyarada soomaaliyeed xaqa waafaji wadada toosana allaha kuhanuuniyo yaa arxama raaximiin illaahow naga dhig kuwa diintooda kudhagan kuna dhaqma kuna dhinta yaa arxama raaximiin
@bintusuldanabdi3842
3 жыл бұрын
Ma qaldame waa allah qaladka iyo gafkana ibnu aadam ayaynu u nahay waxa se allah jecelyahay adoonkiisa tawbatan nasuuxa la yimada allah haku cafiyo aduun iyo aakhiraba walal😟😟😟
@zahrasiman2786
3 жыл бұрын
Amiin wll sax maqaldame wa allaah
@ayanmohamed694
3 жыл бұрын
Waa sax wllo
@xurmoqowdhan7126
3 жыл бұрын
Xppti alhamdulillah haduba illahay Ku badbaadiyey xaqa afka laga awdaana feedhuhu Ka dilaaca adigana xaqaga illahay kuso dhiciyey alhamdulillah 🤲♥️markasta garabkaga nahay wlashay qali horumar wacan 🙏♥️
war marhoree sheegtay iney cafisay weyba uduceysay lkn yahuudkaan hadey sii deyso bari yaa kacelinayo qof diinta islaamka kabaxay oon la,ogeen iney run katahay islaamka uu hada sheganayo
@sahram335
3 жыл бұрын
Ayaan abaayo please wiilkan iskacafi Diinteenaba qabta qofka denbigiisa kasolaabta wuxuu lamidyahay qof angelin denbi iskacafi please Allah hakucafiye wa walaalka o kale o qaldamay maqaldame wa Allah
@yuusufalimahamed1996
3 жыл бұрын
Hadaan la qasin iyo hadii la qasbay ba hadalka uu ku hadlayo ma saxno subxanallah
@nasraahmed1169
3 жыл бұрын
diin maan haysan wanan tukanayeey waa sheeko kale somalidu markay wax disho ama xumeeso waxay ku waashan walaa i falay ama waan waalna maskaxda la igaga dhagana ayeeyda u sheeg gaalyow xumi markuu sii socday ma kiniin ayuu cunayeey intan looba geen ninka barasiliyanka ee u sheegayo wuu khalkhal hadlaya wallahi
@asmasaleban2050
3 жыл бұрын
Xaqa fedhaha ka dilacay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ifraaxkaamil4752
3 жыл бұрын
Wan sugeynay vidoukan cadawgada cagta hostiisa abayo
@yusufabdi3855
3 жыл бұрын
Aacuudu bilaahi mina shaydaani rajiim Shaydaan caadi u ekyhy Alle hdt kaa badbaadiyay Alx
He's being honest just forgive him may Allah give him shifaa
@drsubaxcali167
3 жыл бұрын
Subxanalaah walashy ayaaniita alle umahad celi mar walba kabad badiyay qof kii dhibta ku gysan lahaa
@nuuraadan4465
3 жыл бұрын
Abayo ayan ilahi na abuurtay ayan kugo aamnsaday wax kasto shar ah ilah kuma tuso ilxun kuma aragto abayo adon iyo akhro tam alah kusiyo intan caden ah in ad soqudbiso dacad nimada aya kenayso in nikii o muqal ah ad kento marka alah kusharfo
Subhanallah dis guy walidkiis xaaran eey kusookoriyeen malaa hala soobaaro walidkiis plz?
@feasalhanad1094
3 жыл бұрын
Wiilka waa laqalday sheydaan ayaana kaqaalib noqday Marka aan uduceyno Inuu ilaahey soo hadeeyo.wiil yar waaye Sorry bro sorry Ayaanita .
@فتوحمحمود-ز7ث
3 жыл бұрын
Madaama dambigiisa qirtay ilaahay dartiis u cafi
@mariamohaz8793
3 жыл бұрын
Sax walhi
@khadraali4889
3 жыл бұрын
Hadii hada lacafiyo inuu qofkale Sidaas u kalo aya yaa og
@ShahidNasri
3 жыл бұрын
Xaqa baa Soo dilaacay Wllshey Super woman Ma qaldame waa alle Subxana watacalaa hadii aad Awoodid Iska Cafi Waxba Ha Xirin cafiska wax ka wangsan Ma Jiraaan
@naciimomaxamud5532
3 жыл бұрын
Subxanallah
@safaodorosh286
3 жыл бұрын
Xaqu ma qarsoomee waa soo daahaa. Alx weeye ayaaniita wey caafimad qabtaa, hadii aad xanuun saneyd iyo hadii aadan xanuun saneynba. Xaqa ma qarsoomee waa soo daahaa. Daliilna kuu noqon meyso wan xanuun sanaa. Abaayo ayaaniita alle ku shugri xaqaagii waa soo cad cadaanayaa Alx.
@deeqomaxamud4549
3 жыл бұрын
Ilahaayga quluupta ged gadiyow qalpigeena ku hagaaji diinta islamka 🥺😥🤲
How many times is he saying ma aragtay I really got exhausted
@kingnajboyreactions3951
3 жыл бұрын
Exactly I commented the same 200 maargatay in 13minutes pwahhhhhhhhhhhhh
@beerluula2390
3 жыл бұрын
@@kingnajboyreactions3951 😄😄😄😄😄
@samirahassan597
3 жыл бұрын
@@kingnajboyreactions3951 😂😂😂😂😂😂😂
@nastehobottan9024
Жыл бұрын
Subxaanalaah illaahey hana amaansado subxaanuhu watacaala
@Momoooo-p2o
3 жыл бұрын
Subxanalah 😳
@zuuzuuofficial1035
3 жыл бұрын
Wlhi wiilkaan sheekadiisa waa idamQisay ayadoo taadi horana I xanuujisay abaayo rabi hadii aan qalad kagalno dambi dhaafna weydiisano waa nasaamaxaa ee iska saamax mardambe hasoo dhaweysan lkn
@asmamohamud4306
2 жыл бұрын
Subxanallh ayaaniita wll hal tala kuu siina qofkan ka fogow hadalkiisana iska xir qofkan caadiba maaha waa qof xumaantu biyo dhigtay Alhu akbar
@muqtaaramiin350
3 жыл бұрын
Waa sixranaa iyo waan walnaa muu qiiil kadhigan rabaaa🥲😡😡
@jhussain1507
3 жыл бұрын
Maskiinkan waa qof xanuunsan walahi waxa jira wali oo dharka ladhiganeen lakin qifka aqli leh wuu fahmayaa wilkaan waa wil xanuunsan qabku u shekeeynaya lagafahma allaha cafiiyo waa wilyar
@ikranmuhumed9239
3 жыл бұрын
Kkk haa qiiil ayu radsanaya
@barwaaqoofficial3602
3 жыл бұрын
Abaayo alle ayaaa shalay ku badaadiya u mahad noqa qfkaan ma cfmd qabee iska cafi
@ashwaqxassan7963
3 жыл бұрын
Subxanalah 😭😥
@marayamakiin9329
3 жыл бұрын
Amar Illhay weynaa 🥺 hadee marunbaa oo ninka ma si maskaxiyan Aya loohaya miss wxn wa qorsho uu iskubadbaadinooyo . Illahow Ada wx og
@nawadali9684
3 жыл бұрын
Inuu ku dilo ayuu u soo noqday illahay haka badbayiyo walal
@shankaroonmacalin7028
3 жыл бұрын
Subxana laaah aawy dadki uhiilinaaye o dhahaye wa benteda
@amranmahamed9389
3 жыл бұрын
Wlhi waa sheeko naxdan badan subxanalaah haduu run sheegayo iyo haday been katahyba ilaahy waa cafi badane Allaah haduu u soonoqday diina muslinkuna waa halka kaliya ee aad akhiro iyo aduun kaba kubadbaadayso haduu muslinnibadii ku soolaabty waxwalba way u fududaanayaan insha allaah xabsigana rag ayaa loosameeyy ilaahow imaan qaniya nagu arsaaq yaarabi
@umuhashim
3 жыл бұрын
Subxanalleh 🤲🤲🤲🥺🥺🥺
@Inna_mohamet
3 жыл бұрын
Acudu bilaah qofka waban ka baqay
@safiyosaafi4437
3 жыл бұрын
Ninkaan waxaa laga yaba inow xanunsan yahay allah caafiyo hadow xanuunsan yahay 😥😥
@English--Somali
3 жыл бұрын
Wuxuu umuuqdaa inuu maskixiyan uxanuunsan yahay wuxuuna u baahanyahy daweyn iyo intuu ka caafimaadayo meel lagu hayo si uusan qof ugalaafanin
@deqomohamudahmed2418
3 жыл бұрын
@@English--Somali aad iyo aad wlh
@HassanAbdiDigriyowAbdidigriyow
6 ай бұрын
Subxanallah allah ku su xanuniyo
@noorhanmohmud6882
3 жыл бұрын
Waa wiill yar qaldamay qaladkiisiina qirtay dhibta uu kuu gaystay mid yar maaha balse qof ku yidhi wan qaldamay cafis ii fidi iska cafi illahayna wuu jecelyahay kuwa is cafiya iska cafi walaaley noloshada na ka fogee wixii danbe
@qadanasadcabdi6655
3 жыл бұрын
Subxaana laah
@fatimamahdiismail6535
3 жыл бұрын
Shekdi dhan kiniin bu ku dhameyy wa qof xanuunsan allh haso hanuuniyo
@sabnaasaiid2850
3 жыл бұрын
Subxanalah
@XabiibokaahiyeXabiibokaa-ml2ob
Жыл бұрын
ilaahow adaa kabad baadiyay ayaaniita
@engsowdasomali2970
3 жыл бұрын
Subxaanalah
@khadradahirali7759
3 жыл бұрын
Subxanah allha xaqada ku so bit biriyo wll Ayan
@filmsafsomalicusub
3 жыл бұрын
War adhiga ayanba islan aheyn ayan umaleyna maxa waxan kuxumeyn wilka qalad ayas gali hakuderanin
@cabdiladhiifxasan796
3 жыл бұрын
Subxanaallah subxanaallah
@sahrahared2599
3 жыл бұрын
Allah haku cafiyo
@ayaanabdullahi1
3 жыл бұрын
Xiriirkii rabbi iyo asiga ka dhaxeeyay haduuba go,ay majirtp xiriir kale oo uu ka nixi lahaa Ilaahay ayaan xaqeeda soo daahiriyay asna danbigii rabbi kagalo haw danbi dhaafo kan ayaanna iyada ayaa unool oo goaankeeda leh waanse rajaynayaa in ui ciqaabtiisa marro si naftiisa ay xumaan kale uga goado wlaal ilaahay iiimaanka islaannimada hakuu xoooojiyo taas aayaa naftaada ugu muhiimsan.
@ayaandhalad3944
3 жыл бұрын
Kan beentiisa waye hadalkiisa wax.lisku Ken keney waye hala.xiro wajiga laguma.qancikaro
@Maankoos_
3 жыл бұрын
Asc wll qaali waxaa kaacodsanaa in aad shoor awud iisameeyso hadaad iiawoodina waxakaacodsanaa in aad iisheer gareeyso wll qali hadoo dhiig soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nimo kujiro in aad icaawiso mal mo badan waa kulasoohad lay maidaneehoosid wll mcn marka codsiyee igatahay hadaa aduunka leskugargaarin inteekala lees kugargaarawll mrka jawasba kasugooyaa adoo mhadsan wll mcn kasoofalceli fariinteeda
@sacdiyocali151
3 жыл бұрын
Subxanalah yaa rabi
@kawthermohamudhersi8890
3 жыл бұрын
Horta walashy ilaahyba axadkaan kaa badbaadshay Izagana alaha iiimaanka kuzugo oo ilahay ha soo hanuuniyo Balse qofka haduu khaladkiiza qirto Waa layska cafiyaa ilaahay wuu jecel yahay kuwa wax cafiyah Izkana ilaaali agtiizana Ka tagin 💯
@cabdiladhiif2261
3 жыл бұрын
Tinta Day aaD moodo nin 10 sano maxbuus ahaa adaba is ciqabay laguma cafin Donaa Gacan ku Dhiigle🤺✍
@saraaamuun8105
3 жыл бұрын
Hhhh blyo tin xun dheh
@haldhaadiamond8076
3 жыл бұрын
Ugu horeen ilhey baa ka bad badiyey baa mahd iska leh lkn wilkan xogaaaa baa madax loga jiraa ayaney mar danbe haa aminin ee kafogow wayo qof cadiyaa ilma ekaaa sistery
@AminaLuckyOfficial
3 жыл бұрын
ayaaniita iska cafi Allaah baa ku bad baadiyay,qaladkisana wuu qirtay,qaar aan qiranaynin baa jira,lakiin iska cafi baan ku dhihi lahaa
Пікірлер: 962