Teendho wa dhamatey lafta green lafta jecli luda jecli ma u shaqeynayso ama bananka ha ka istago sida shiikh axmed ama so jedinta hassan ha qato
@Ahmedisse77
10 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 asaga u Saran Kampala manta
@SharihanAli
6 сағат бұрын
❤❤
@asiaibrahim4820
8 сағат бұрын
Aadanow Sheikh Qaasin waa nin waayo arag ah. Wlhi he is so funny, 😂😂 Adeerka Alle hanoo xafido🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@COD-MIIR.
17 сағат бұрын
2:25 😂. Hadal MW ama, Qof Cilmi iyo Garaad leh. Ma aheen. Xin iyo uqdad baa ka muuqatay. Asaga miyaa iska hadlaaya. Mise Dad kale buu Ka hadlooyaa. Waan kala garan waayay.
Aryaa xasanoow dhiqaad ku dhex jirtaa ee malagaa saaraa ? Waanse ogoo ma rabtid in lagaa saaro ee ku jir wixii kaaga soo baxa adi & nasiibkaa:
@cllaahimaxamed7135
8 сағат бұрын
Waakadegay
@naciimomaxamedkulmiye6104
8 сағат бұрын
Jaamac sow Naagtiisa h Gidir ma ahan ee maafiyo yar waaye l
@HassanAli-bf9um
10 сағат бұрын
WAATAAS HASSAN SHEEKH MEEL AY SHIGTAY AQOON LA,AAN SIYAASADEED DALKII SOMAALIYEED BADBAADO AYUU U BAAHAN YAHAY. DOWLAD GOBOLEED. YADDA WAA IN AY SHIRAAN SI DALKII LOO BADBAADSHO XASAN DHOOQO AAN LAGA SOO BIXI KARIN AYUU GALAY
@User3405-t7n
14 сағат бұрын
Kan neediya niyow war Somali arinteeda muzavani iyo wax la mid ah kama arimin karaane ee si kle u weerer madaxweynaha
@luqmanalxakiim4170
10 сағат бұрын
Madaxwynaha hawiye waa munafuq
@hashiali689
7 сағат бұрын
Waar maxaad tiri caadi maha adkaatay haa iyo maya illahow hanaga wada yeersiin hassan isaga isxukumay waxuu xeer shalay ka dhigay kuna dhawaqayey aya horyala cajaib sheikhow illahay Amarkii
@abdulkadirali894
19 сағат бұрын
140 milyan ma haysto. Naga daa beentaa qaawan.
@AdenhassanAden100
12 сағат бұрын
😂😂😂
@suleymanweyrah991
19 сағат бұрын
Xaqiiqdu waxa weeye koonfur galbeed waxaa isku haysta DAAROOD IYO HAAWIYE. WAA SIDA DHABTA AH EE AAD ARKI DOONTAAN. WAANAD ARKI DOONTAAN REER KOONFUR GALBEED OO LA KALA SAFAN LABADAA REER . MASIIRKII REER KOONFUR GALBEEDNA MEESHA KA SAAREY.
@xaawo1
18 сағат бұрын
Daarood walaahi koonfur galbeed uma socdo dhulkoodaa ka badan laakiin isagaa loo socdaa oo duulaan lagu yahay
@CabdixakinAadan-e1i
17 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Habiba-o6x2j
19 сағат бұрын
😂Kkkkk❤❤❤❤
@MamaNeymar
18 сағат бұрын
Musafeeni kkkwaxuu iska dhigaayaa in uu farmaaje jecelaan waa beentiis cay caankii ku kacay xabiibi malaayiin musafeeni baa watey i
Пікірлер: 48