Dhamaan Waa salaamaya Qof kastaa daawanata Video gaan ❤
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Kaa qaaday
@musababdijamal9556
Жыл бұрын
Omar in shar he is prisedent of social media ❤❤🎉🎉😮😊❤
@zuhuuromar1900
Жыл бұрын
that's right
@QeybdiidCartan-st2em
Жыл бұрын
🤣Walaashaa buufkeed
@musababdijamal9556
Жыл бұрын
@@QeybdiidCartan-st2em hhh
@mrcartoon2022
Жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay
@liibaansheikhaliburale8720
Жыл бұрын
❤
@khadarmohamed2530
Жыл бұрын
Sheikh mustafe kuwo ku dhagan bn arkayey oo leh sheekhu muu ka hadlo dagaalka laascaanod xatta rag caan ah oo u gafaya subxanallah heerkasan marayna aan xatta culimada laga xishoon marka waa arin jirta ustaad cumar wxd noo soo celisa barnaamijyadi hawada sare ku saabsana jazakallah ustaadana🙏
@saydali5757
Жыл бұрын
Nabadgelyo iyo raxmada alle korkina ha ahato bahda Fandhaal iyo weliba ustadka waxn raba inan idinla wadago magaranyo makaligeyba mise waleyla qaba ..Tusale qofbad wada hadleysan Rag iyo dumar waxey donan hanoqdene adinko wada hadlaya qofki aya waxa dhaceysa in hadalkaga in yar o wano ah ad kudarto ama adunyo iyo akhiraba adigo iskudayaya in qofka ad xasusiso waxa dhabta ka ah afunkani sa qofkiba waxu kuleyahay sheekhow iyo wadadba tahay wacdibad wada de waa hera adan gadhin marka sheikh lagu yidhahdo wana nasib daro in wax sheega wadad keliya un lo aqonsado sa waxan isweydiyey talow miyeynan inagu wakil ka aheyn kahortaga wax walibo lo arko in manfac daro leyahay , iyo dabar goa milgiha umadedba
@naciimobashiir-xm9hp
Жыл бұрын
Janalka ogaansho waa janalka markaan caajis dareemo aan daawado kadibna fir fircooni dhamaystiran iyo dhiiri galin aan kahelo walhi ilahay haku barakeeyo🤍
@hassanabdisamed6843
Жыл бұрын
Shakhsi aan waxbadan ka faaiiday Walal Cumar inshar Mahadsanid🙏
@Hakan_fidan1
Жыл бұрын
ثق بنفسك فكلام الناس لا ينتهي 🙋♂️🙋♂️
@Arlind_14
Жыл бұрын
ثق بنفسك فكلام الناس لا ينتهي ❤Ku kalsoonow Naftada Dadka Hadalkoodu ma dhamaado
@BiniyamWeldu
Жыл бұрын
Jawaabti dirisle diyaar Waaye editinki buu wadaa😂
@queentasniim2696
Жыл бұрын
Already waxa si dad ban u fahmoya in lgu dhaga hadloyo dirisle iyo dad badan oo xun oo igu soo dhacdhacoyo 😂
@Iamqueen-lv9ub
Жыл бұрын
Sure iyo Culusow lkn WY qaldan yhn iyagu inay dadka ku duulaan Lee ka adeegtaan
@mahamedupdy341
Жыл бұрын
War nio ilahy ka cabsada
@MiiraaleShow
Жыл бұрын
Xaqiiq ayaad ka hadashay, mahadsanid walal.
@Abdisalam_32
Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar
@mohamedsaedmohamed
Жыл бұрын
Falaa Tuzakuu Anfusakum Huwa Aclamu Bimani Taqaa Suuratu Najmi 🎉
Shiikh badnaado ayaa hada ka hor dhiqadaa ku milmay iska ilaali mawduuyadrena muhiimka ah ku soco akhyaar
@qanyaremohamed1397
Жыл бұрын
Ustaad cumar dambigiisa Allah dhaafo wllken
@user-rl3ol9vr1q
6 ай бұрын
M.a walal video gaaga waaan jecelahay m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-mt4rl3jb7y
Жыл бұрын
Alxamdulilaah💯
@shahid_hamza
Жыл бұрын
Omar inshar Asc baryahan banaamijyadii waad la soo habsaantay waanu uxiisnay maadooyinka aad baraha bulshada sodhigto ... احبك في الله ياعمر انشار
@Ogsoor
Жыл бұрын
Thankz Sxp❤❤❤
@samriyeibrahim4742
Жыл бұрын
Legend keep going 🧠👈🏿
@cabdullahimire170
Жыл бұрын
Waxaa jira burbur gaaray dhaqankeena kaasoo saamayn xun ku yeeshay social mediaha somalida, waxa lasoo dhigo social mediaha somalida 80% waa wax xun. Arinkaasi wuxuu igu khasbay in aan ka aag badasho (ka guuro) somali tiktok iyo somali Facebook because maskaxda ayay nagaga ciyaarayaan. Qofkii carabi ama English yaqaana oo somali ahi wuu ka nasiib badanyahay midka aan aqoon. Alxamdu-ilaahi
@BiniyamWeldu
Жыл бұрын
Wayso socota🎉😮
@engsuheibahmed4509
Жыл бұрын
Alxamdulilaah 💯❤️
@farxiyoxassankarisfarxx439
Жыл бұрын
Free hebel dadka sooqoraya waa dadka uu ninkaan ka hadlaayo maxaa dirisle meshaan keenay umada buuqa kala taga ish
@husseinabdillahi2473
Жыл бұрын
Cumar wll kuma wanaagsanid inaad ka hadashid arimahan iyo siyaasadaba, waxaad kuroontahy inaad ka sheekayso dadka guulaystay iyo jiqraafiga.
@motech2022
Жыл бұрын
😂😂😂😂 bes ka dheh hadaba gudoomiye yar Yar kii kharibnaa way qaateen waanadaadiye. Dad aan kula leval ahayn markaad la muranto waa lagu shax guuraaye 😂😂😂😂😂😂😂😂
DARISLE OO DHULKA KU JIIDAY UMAR INSHAAR WIILOW HEAT BAA KU GAAREE ADAA QALDANAA NINKA SAXIIBBAAD AHAYDEEN MAAD SIQAAS AH OGU SHEEGTID TAASI KUGU DHACDEE KASOCO
@Muuse99
Жыл бұрын
Caqligaa intaas waaye
@queentasniim2696
Жыл бұрын
Nin dhul lagu jiido wuu ka weyn yahay bini adamkana xayawanada dhawaqoda waxba kama soo qado 😂 teda kle runta leysku shego wanagana leys faro goormey qalad noqotay tankale dadka saxiibo soo Kalo baro dadka aqliga lehna goormey dadka waalan la saxiibi jireen 😅 wax qaas qof lagu shegi karana Mawa uu kahadlin dadka waxa xun soo gudbiya in dadka loo shego oo laga waniyo Maa asi loo shega dadka wax xun ha usoo gudbin Mala dhaha Maka yela asina qofka wuxuu u bartayna madeyn Karo even maxa ka ogtahy inuu si qasa ula hadlay uu Diiday Malaga amusa
@osmanmohumad.
Жыл бұрын
Omar inshar akhii hadaad wanaag faafineyso waa qasab inaay eeyaha kaa daba buuqaan marka dhag ha udhigin
@motech2022
Жыл бұрын
Qof zero ah markaad ka hadasho waad ku shax guuraysaa cumar inshaar
@user-en5sy2jj4v
Жыл бұрын
Yaa ku soo diraY awowo 😅
@ridwaanxasan7207
Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad omar inshar mawduuca xiga waxad nooga dhigtaa ciyaalka mobile ka loo dhiibo ee tiktok iyo meel walba daawanaya saamaynta ay mobile ka ku leeyihiin ciyaalka yar yar
@khaalidqandac8328
Жыл бұрын
masha allaaaah wll horay usuco😊😊
@350relaxing-meditationtv2
Жыл бұрын
Dadkaas labo aduun ayan kala jogna anagana allh inaga bad baadiyo
@dhalinkaabechannel
Жыл бұрын
Dhego hadalka inaga dhaaf wll mafiicno.
@guletgulet3389
Жыл бұрын
Cumar Inshaaroow intaa waa ka weyn tahay ee shaqadaadii qabso,meelahaa hoose ha dhex galin.
@maxamedaadan4531
Жыл бұрын
Xaqiiq
@caashoxasancali52
Жыл бұрын
Wcs wll
@Falastiin27
Жыл бұрын
Podcasttiga dambe ma ugaso hadli karta Autismka ilmaha somalida kuso badanayo iyo waxku saabsan
@Ak_jimcale
Жыл бұрын
Dad aan ogahay beri iney melaha sofaristaan Waxay dhahayaan Omar ayaa Igudhagahadlay kkk doqonimadodan ogahay ustaad Waano makartee Hakudalin wlhi
@hasanmohamed4726
Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه
@asmaanaxariisbdn2105
Жыл бұрын
Wcs
@farhan_taffo
Жыл бұрын
Umar ishaar
@ismaelabdourazak6277
Жыл бұрын
Bro waa laga daremaya inad wax hore daba socoto. Be a man bro , Take your Target or Forget about it. Hadikale anaga oo ku dawana ayad Disrespect-garanaysa.
@dagandaacad5812
Жыл бұрын
Waaba layaabanahay
@faisalabdi1187
Жыл бұрын
Hadi dhanka xun u qaadno wa cumanayaa miwduucan lkn xaaga wanagsan ka eeg wwaa mowduuc jira sow maahan? Waxan
@shkuri4537
Жыл бұрын
😊
@user-rl3ol9vr1q
6 ай бұрын
Walal wxd kasooo hadashaaaa kufsiga xoogaaa af gaar ah walal laga yaaabaaa in dadka xooog wax ku dooonaya inay wax ka qaaatan hadal kaaga walal omar inshar guuuuul Ayan ku rajeeeeeeeenayaaaaaa
@axmedmaxamed1477
Жыл бұрын
Asc
@Bullale6
Жыл бұрын
omar inshaar kasoo hadal arrinka Faransiiska ka taagan. mahadsanid.
@kaifhassan7185
Жыл бұрын
Babajey dhiiqo😅😂
@zakariye2037
Жыл бұрын
MAAH maah somaliyed aya oranaysay fartii bugta way istaqana oo kuwa maalayacniga ah dadka uso gudbiyo way is yaqanan oo meel aya gubanayso kadibna aflagado aye meel laso farisan doonan midas aya ah xaqiiq......... inta dhihi doonto cumar inshar ayan ujawayna waxay ogyhn inay maalayacni iyo raqiisnimo waxan ahyn inay so gubinin sidas darted aye isku difiici doonan ileen caqliyad kale maba hayan oo dadka wax wax utarayo uso gudbiyan😊
@Abdikafi24
Жыл бұрын
DirisLe uso Jawaabi doonaa😂
@nuuroabdirahman4768
Жыл бұрын
Free qof aan ogahay 😂😂 omar ❤
@funnyhacks723
Жыл бұрын
🤪😂
@quruxleyqalanjo5485
Жыл бұрын
Dhaga hadal caadiya😂
@EX_Maclumaad
Жыл бұрын
Omer Guulayso
@AhmedFadal-qm7es
Жыл бұрын
Muhiimadu waa ujeedka
@SheekhIsxaaq-xx9sv
Жыл бұрын
xalka dhiiqadu waa in runta loo sheego dadka liita sida kii Yara a ee idirisle oo kale waan buufiyay runta ayaan comontiga ugu sheegay in aad wax u sheegaysay oo aad wacidi u gudbinaysay isna waxa uu ku doodayay sheeko jilicsan oo ah wax lagu qoslo
@user-si3yt4fi8l
Жыл бұрын
War zxp wxd kasoo hadashaa taariikhda somalia in aan asalka aduunka nahay 😢
@maanomaanka9364
Жыл бұрын
Marar badan aniga aya ku dhahay sidas lkn comentigeyga waxba kamawa so qadin xita repley ima so galin marka uma malenayo inu ka so hadlayo
@omarmohamoudrp4do
Жыл бұрын
Asalka aduunka kulahaa, Somalia waa dadkii ugu xumaa ee so maray aduunkan
@falastinyusuf6062
Жыл бұрын
@@omarmohamoudrp4do😂😂 ar saas hana dhihin
@omarmohamoudrp4do
Жыл бұрын
@@falastinyusuf6062 been miyaa abyo😂😂
@sawdahassan9570
Жыл бұрын
adiga maa baartid qofkan waxba. nama dheera lkn waxbuu raadiyaa juhdi galiyaa😏
@DHIIRIGALIYE681
11 ай бұрын
Omer🎉❤
@user-nn6jo8qm7u
Жыл бұрын
Asc wll omar waxan raba inan i mado qadar ee wa side noloshedo
@AXMATO_
Жыл бұрын
Omar inshaar aqoonyahanka social media
@cabdikariim5662
Жыл бұрын
Sida idiridle iyo babajay oo kale
@abdashakuribrahim7075
Жыл бұрын
Maxamuud xasanaat waa nin dadku ay u yaqaanan sheekh oo yacnihii sheekh loo garan ogyahay marka mansabkiisa ugu yeedh wad mhd santy wll
@mohagurey2214
Жыл бұрын
Walal qalad hadad arakta kahadal hana umajiibin radu ficilja kasobaxa
@sharmaanbeek4696
Жыл бұрын
Si dadban xataa ha u weerarin qof aan u qalmin in laga hadlo ama loo jawaapo #dirisle iyo wixi lamidka ahba
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
Жыл бұрын
Masha Allah
@abdurahman-motors
Жыл бұрын
Dirisle 😅😅😅😅😅
@ismalure-25
Жыл бұрын
Yaabka iyo waalida baraha bulshada waxaa kamid ah cayda iyo naceybka xad dhaafka ah ee aan nolasha caadiga ah lagu aqoon
@moztaphaswitch4007
Жыл бұрын
First
@rajisrajis482
Жыл бұрын
runti waa xalqad aad u wanaagsan oo kutusaysa dhibaatada ay ku hayaan saameeyayaashan(maafiada ah) dhallinyarteena, mararka qaar waxaad mooda in ay yihiin qoys meel wada dagan ama mafia isla shaqeyso markaad eegto habka ay isugu hiiliiyaan ee ay u weeraraan cidii ka hadasha. omar inshar fadlan nooso badi xalqadahaan noocaan ah ee wacyigalinta leh.
@ruunmoh
Жыл бұрын
Hada meesha lagaaray gabar tiktok ka nks hadii dhaqan xumadeeda ka hadashid xitaa qabiilkeeda kusoo weeraraa waaba lagu ilaalsada ayada iyo xumaanteeda🤦♀️
@queentasniim2696
Жыл бұрын
Waxa mida aad ulayabay ah sanadkan qofba qofkuu ka walan yahy wuu ka tageero badan yahy Kan kle waa Saban dadka Waal walan lee leyihin waa saban yaabkisa wata
@caska_toxob
Жыл бұрын
Waa cuqdaadii oo qof ah 😂😂😂 Meeqo maalin ka hor aa diyaarisay clipkaan mudo badan waaba kugu qaatay?😂😂
@MarwaanCarab-fv2ff
Жыл бұрын
Mclin dadka ugu badan e dhiiqada kuhaya baraha baraha bulshada malahan wax cilmi ah aslan dad wax bartay maba ahan
Пікірлер: 208