Markii madaficda lagu garacayey dumarka iyo caruurta mayna muslim ahayn muxuu u odhan wayey madaficda halaga daayo lagu garacayo ,dadkisii ayuu iibsaday
@abdikadirabdi7427
3 ай бұрын
Awdal waa lagaa xorayni horgalayasha sida SSC.
@CabdirisaaqDarmaan-o9j
3 ай бұрын
Ninkan shiikha sheeganaya waa dhaan dhaan caqliga biniaadanka ma laha waa caqli daayeer ma garan waayay hadii rabto in la soo daayo si kale oo dhex dhexaada u hadal maxaad se horay uga hadli weyday dhibka maxaa biistu geysatay maxaa biista ma waxuu u haystaa dad miyi laga soo qabqabsaday miyaanay ahay kuwii sagaalka bilood madfaca maatada la dhacayay kuwii caruurta hooyooyinka bara kiciyay kani shiikh iska daayo waa nacas waalan hadaba war samarooney walaal waxan naga qabta idinkana kani ceeb buu idiin soo jiidayaa war waxa xidha
Odaygan muuse ayaa ka dhex hadlaya weligiina sidaa ayuu ahaa waxaas dhulbahate ma dhegaysto. Naf hadaad leedahay dadkaaga u tali Muuse waxba kuu qabqn maayee
Пікірлер: 9