Wa run dhulku wa like sphere amba ukun o kale waana isla wareegi uun waxaana u dareemi laanahay cufisjiidadka dhulka aya naga awood badan mana dareemayno sayniskuna mar walba wuxu na tusaa waynida ilaahay
@ismabio9390
4 жыл бұрын
Masha allah kudadaala qaybaha QURANKA iyo scieniska!!!!
Abdirahmn ba ku qoran gaalna waathy taas ka kaay quraanku adiga gaal ksta oo gaalnimo badan waa cariyey waxa uu leeyaha قل هاتو برهانكم waxa kale uu leeyahay قل فأتو بسورة من مثل "car la kaaaya hal suurad oo quraanka la mida". Wuxu leeyahy quraanku افلا يتدبرون القراءن ولو كان من عند الله لوجدو فيه إختلافا كثيرا "waar qurankan miyeydu ku khushuucdaan haduusan alle agtii ka imaan waxa laga heli iska hor imaad faro badan" haduu qurank maxamed qori lahaa amase saxaabadu samayn lahaayeen waxa laga heli lahaa iska hor imaad faro badan adeer khayr hele qodobkaas isaga ahna liq baa ku yidhi. Quranka iyo sceinceka xidhiidh weyn ba k dhexeeya bal e sceinceku wuxu sheegaya 1000 mas'alo oo uu quraanka ku waafaqay dabcan quranka waxa ku jira 1000 aayadood oo sceinceku hadda dhow waafaqay ma aragtay may lkn wiil yaroo aqoon lhayn baa thy diintiisii iyo dadnimadiisi iyo insaninimadiisii shilimaad ka doortay baa thy dabcan anuu adiga iyo waxa kula midka ahba waan ku qoslaa markaan arko😅😅😅
Пікірлер: 7