MashAllah, waa runtaa abaayo…Somali Ilaahey ha u gargaaro. Ma oga the largest organ of the body is the skin. Wax walba oo la mariyo horey ayuu jirkaaga u galey. Xitaa waawada Doctor qorey ayaa labadaada ilmood leysla siin karin.
@Anabiita_isse
6 күн бұрын
💯🥰
@ladanmuhumed1367
6 күн бұрын
Yaaab wleee Dad Jaahiliin ah Baa Caafiimaad iyo Cadayn ka hadlaya yaab
@ubaxayaan4811
7 күн бұрын
Waa markaa shalay sharoobo la leyahay ilmaha ku socda way fiicantahay damcay inaa cunug ugado, aan akhriyayba 3 jir wixii ka wayn baa la siin karaa, cajiiiib.
@Anabiita_isse
6 күн бұрын
Waxkasto dhaqtarka kalatasho sis
@suusuumohamed5955
7 күн бұрын
Gabadhan aqoon maba lahee dad ka ayagoo wax yaqaan kiimiko gadanaayo ka drn, wadankan ilaahaa umaqan
Пікірлер: 8