Walhi ani ee uma malenayi in dorasho in eey ka dhaceyso somaliye dadka qasa hadan laga bixin waxaan dhihi laha somali waa hal ee ha isracdo oo ha leys amino run ahanti ani wan ka niyad jabsanahay ani 3 sano ayaa la dhahayay dorasho ayaa dhaceyso wax dhacayo uma jedo waxaana hay raja ku nol alow noo gar gar
Пікірлер: 1