Waxaan aragnay tirada sii kordheysa ee booqashooyinka xarumaha xaaladaha degdega ah ee kiisaska hargabka (flu), fayraska neef-mareenka (RSV), iyo COVID-19. Talooyinkan waxay kaa caawinayaan ka hortagga fidinta iyo qaadista fayraska neef-mareenka.
Негізгі бет Digniin: Ka digtoonoow saddexda cudur ee halista xiliyada qaboobaha
Пікірлер