Sax sax wan jecelahay qofka jecel inan la weynen Dadkuu la mid yahay qof wanagsan weeye alle ha barakeyee
@djimos9058
3 жыл бұрын
Masha allah dirìisle wa qof aàd ufiican waan idin salaamaya fadumo riyaad iyo diriisle faduma inta fananiin bey wareysiga kaqaada marka wata heesku tidhi
@fadgalbeed1507
3 жыл бұрын
Waar dirisle malaha hargeisaa laguu soo diray waadigan le wax badan baan ka qaban doonaaye any way wax khyrle alle haka dhigo waxaa aad ka qabanayso hargeisa🥀🤩
@khadraciise2044
3 жыл бұрын
Ree hargeyso wiilka gabar ku dara gabdhaha qurxaha badan ee ree hargeyso mid ku dara waa u qalmaa wlhi wiil fcn waaye dirisleh
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay ama wllkay ee somaaliyeed
@AiSomaliland
3 жыл бұрын
Hoygii fanka iyo suugaanta ma ilbaxnimo ayaa ka maqnaan kartaba dirisle waaba nin yaroo KZitemr ah ee dad ka waaweyn ayaa hoygii fanka iyo hooyadii abwaanka garanaya waxa ay tahay iyo taariikhda caasimada.
War nio faanka hargysa caybkaaa wa ka xanaqaa ninka waligai can buu aha xamar iyo jigjiba wu tegaya maxad hargysa ka macanin adiga iyo ninki yri kiin jaamac caan nqoqn mayso ila ay hargysa timaado hhhh
@hoodoali1080
3 жыл бұрын
Waar dirislow hargeysa waad ku shidnateypeee😉😅😂 wllhi zaazuuu noqotey pro nala joog🤩🔥
@abusharma9221
3 жыл бұрын
Legend igadheh wa sida qofka bili'Adam'ka lagarabo no kibir io islawayni io istustus keep forward sir!
@charmakehoussein2204
3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk masha allah dirisle abdi jabuuti ayan kugu suugeyna wll qali sodhaweyndu way fcn tahy
@muxiyodiinmuuemuuse5692
3 жыл бұрын
Fadumo riyaad congratulations 100k ♡
@mukhtarmuhumed1304
3 жыл бұрын
ASC wn idinsalamy drisle Abdi iyo sidokale fadumo riyaad Good News and Good Job 😃😃😃😃😃😃😃🥰🥰😍🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍
Пікірлер: 475