KZ
item
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Кіру
Тіркелу
Кіру
Тіркелу
Негізгі бет
Трендинг
Журнал
Ұнаған бейнелер
Ең жақсы KZitem
Фильм және анимация
Автокөліктер мен көлік құралдары
Музыка
Үй жануарлары мен аңдар
Спорт
Ойындар
Комедия
Ойын-сауық
Тәжірибелік нұсқаулар және стиль
Ғылым және технология
Негізгі бет
DIRISLE ABDI IYO LOOSEY LAHJAD QOSOLKA NAGA DHAMAADE
Күн бұрын
DIRISLE ABDI IYO LOOSEY LAHJAD QOSOLKA NAGA DHAMAADE
Рет қаралды
7,090
Loosey8
1
1
Жүктеу
Пікірлер: 77
@AyaanleCabdikarim-yt1bg
9 ай бұрын
Dheri maaha waa dhadhaar FROM WAQOOYI
@user-lf4ib3rt6m
9 ай бұрын
Dirisle waa somaliland ❤
@wonderfootballvideos5044
9 ай бұрын
walahi dadkani isku afsoomali ma nihin from somaliland
@FoosiyoXuseen-hm5gy
9 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@zakariaissahaque
9 ай бұрын
Keep going higher bro 💪
@Qarami-o9t
9 ай бұрын
Garow waa hadhuudhka ❤
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
9 ай бұрын
I love Palestine 🇵🇸 Palestine will be free inshaa Allah 🇸🇴 ♡ 🇵🇸 فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇵🇸
@farhanyare4214
9 ай бұрын
Idirisle waan wataa
@miloak656
9 ай бұрын
Dirsle big legend hargeisawi bartedad dhigtay xiinka yar wad ka badisay 😂😂
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Canjeerada xabada u horeeyso xasaasad weye ka leexo ayn dhahna😂😅
@mohamed__kader505
9 ай бұрын
Kaba Jaa iyo ayax isu mid aha Lkn way isu yara eeg yihiin
@khaloahmed6363
9 ай бұрын
Dhari loosow baa saxan lakin 3da dhagax aad shegayso waxa la dhahaa dhardhaaro
@jamaadeey
9 ай бұрын
Grow masago Dango salool
@user-ih3kx2hj2h
9 ай бұрын
Waa si kle isku mid wada dhahnaa lamp 🔦 😂😂😂
@khadrajamac9585
9 ай бұрын
Waa majaroor
@farhanyare4214
9 ай бұрын
Idirislaa badiyay abti
@ahmedmuqdishaawi2038
9 ай бұрын
LABADUDUBBA WAA SAX SAX SAX 😂😂😂😂😂
@abadidsaid5727
9 ай бұрын
Waa daadaar
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Dirisle wlhi wu ku siraya wxs dhan anaga isla naqana erayada qaar wd garatay sida fidhinka timaha lagu feedho😅
@user-di6ug6hm3s
9 ай бұрын
Loosey dirislaa ka zaxan 3dhagax iyo masaxda iyo garawada
@wadorkahiyeh1322
9 ай бұрын
Masaxaad xasaasad ayan unaqana
@user-ih3kx2hj2h
9 ай бұрын
Reer hargeisa hadaa nahy ma fahmayno wxaas uu leeyahy wiilka kle lkn waa fhmaya idiris leh
@zundus3393
9 ай бұрын
Dheri no Dhadhaar
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Baayarley 😂 wlhi anago badan ayaa dooxada intan aad no jigjiga ayan so ciyaari jirnay 😂😂😂😂❤ 6:21
@ziyaad-gooni_socod
9 ай бұрын
Idirsle saxp ana reer wooqoyi ahe ana kuwo badan kugu caawin done walhi iiso gal
@alonegirl8
9 ай бұрын
Dirisle dad jilcan ayuu bartay waa la haya😂😂
@hamdixsan
9 ай бұрын
3 dhagax waa Dhardhaar
@Degaliah
9 ай бұрын
Laambad tiriiga dheere weyaan anaga reer djibouti iyo konfur xabadaa iskaga mid banahay 😂
@ZamzamElmi-rb7bn
9 ай бұрын
Loosey afkiisa waa Adagyahy wlhi luqad adag weeye
@edilahmed5385
9 ай бұрын
Akal waxan unaqaana "Hanbo" hadanu ree jigjiganahay😂
@user-wv4bv9tr4u
9 ай бұрын
Loosay adaa saxsan dhari waa digsi sax weeye 3da dhagax waxa ladhaha dhagax dhari
@abshirduco
9 ай бұрын
Loosey adaa kuu guuleystay dirisle indho cades ayu wada
@jamaadeey
9 ай бұрын
Dhari wax lagu karshaa waana dhoobo Dirisle waxuu sheegaa dhardhaar 3 da dhagax qoryaha lagushido digsiga lasaaro
@user-wv4bv9tr4u
9 ай бұрын
😮shariirya layidhaa badhida idaha
@Farah-uf4ct
9 ай бұрын
Dhari maahee waa dhardhaar sadexda dhagax dirisle waa ilaabay afkii
@nastehoabdillahi9637
9 ай бұрын
Idirsle dhari maha ee dhan dhaar
@zuheipcabdi7162
9 ай бұрын
Dhari mahaa ee waa dhardhaar
@jamaibrahim6154
9 ай бұрын
Dhar -dhaar ayaa la dhahaa 3da dhagax ee digsiga ama kildhiga la kor saaro, Dheri = Digsi
@zundus3393
9 ай бұрын
Bayerlay no Biito sax
@ZamzamElmi-rb7bn
9 ай бұрын
Foorow na ladhaha wlhi Ani iDirisle Lee fahmi karaaaa😅😅😅
@zoomaliboi8241
9 ай бұрын
Waa ku gaaday dhar dhaar ladhahaa
@fariixaguleid2793
9 ай бұрын
Kabajaan
@user-lf4ib3rt6m
9 ай бұрын
War ileen dadkan isku soomaali ma nihin😂😂😂
@Bintu122
9 ай бұрын
Garaw waa hadhuudh
@user-hp6sz5xj8o
9 ай бұрын
Dheri waakan wax lagu karsado dee
@xuseencabdiqadir9161
9 ай бұрын
Garow waa masago ama haruur weeyaan
@ZamzamElmi-rb7bn
9 ай бұрын
Baayarley mxa la dhaha ano reer harysa ma maqlinbeee
@AyaanleCabdikarim-yt1bg
9 ай бұрын
Ala maxan cunto ka qatanay from woqooyi😂
@abshirduco
9 ай бұрын
Aad iyo aad ma idankaba cunto cuno wax badan ayaa idin dhimam from xamar 😂
@cabdisalamxaajicali907
9 ай бұрын
Loosey waxaan aqaanin ayuuba sheegooyaa
@abdulkadirdaahir7195
9 ай бұрын
Fal faliir weedii iyo kiik karaawiish
@JamalMohamedSulub
9 ай бұрын
ereyga dheri, waxaa saxan losey. dhagaxaanta dheri lama yidhaa, dhadhaarro ayaa la yidhaaa
@hannadiahmed1699
9 ай бұрын
dhari waxaa saxsan loosey reer hargeisa dhari ka wax lagu kariyo cuntada waaye
@Zack_Officiall
9 ай бұрын
3dhagax Dhadhaaro ayaa dhaha
@fariixaguleid2793
9 ай бұрын
Dhagdharo weyeye 3da dhagax ,dheri wa dhobo waxlagukariyo
@saciidabdulle8099
9 ай бұрын
Garaw mesengo
@msscaato81
9 ай бұрын
Waar niyow 2 isfahmimaysaaan😂😂😂😂😂 lkn aniga dirisle 99/100 fahmayaaaa
@mohamudabdi4032
9 ай бұрын
sadaxda dhagax waa dhar dhaar aya lo garanayaa losey baa ka saxn
@yacqubaliahmed3437
9 ай бұрын
dhar dhaar ayaan u naqanaa kaas
@ZamzamElmi-rb7bn
9 ай бұрын
Tuunji waxaa ku qoslay Marky dheheen Rayan bajaj io kashka booga ka wadeen 😅😅😅😅 wa qosliyeen wlhi
@hamdakayseofficial2014
9 ай бұрын
😂😂😂😂 ha iso xasuusin
@KingMadar-xh3sk
9 ай бұрын
Kalaamuudo weligay ma maqal
@zaarabeautyofficial5857
9 ай бұрын
Dirisle wxd moodaa in uu somaliland waligii joogi jiray😂
@IdilAbiib-gg3hx
9 ай бұрын
harurta waxan unaqana sharariye😂
@nuuraomer8535
9 ай бұрын
3 dhagax dhari uma naqano hada reer hargeisa nahay dhar dhar u naqana
@ZamzamElmi-rb7bn
9 ай бұрын
Laanbad guurubka weye
@shugriaamin9758
9 ай бұрын
Kan.lakukariyi.waye.wa.weel.
@hodanboqor8194
9 ай бұрын
Dhari maha dirsllow kasi waa dhar dhaar Isga ka sexan dheriga tistiga laga wadaa
@ramatgan1
9 ай бұрын
There is no 'somaliland' only Somalia.
@Degaliah
9 ай бұрын
Somaliland❤❤❤
@Arawelomer
9 ай бұрын
Somaliland somali on jirinbey jirtey wll Hays dalin
@najmaabdilahi12
9 ай бұрын
Qaraxland😂
@RingerMaame-cz2ze
9 ай бұрын
Qaraxland hanugu soo dhismina fataalyey 😡
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Canjeerada xabada u horeeyso xasaasad weye ka leexo ayn dhahna😂😅
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Canjeerada xabada u horeeyso xasaasad weye ka leexo ayn dhahna😂😅
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Canjeerada xabada u horeeyso xasaasad weye ka leexo ayn dhahna😂😅
@user-hr5vm7zs8j
9 ай бұрын
Canjeerada xabada u horeeyso xasaasad weye ka leexo ayn dhahna😂😅
Пікірлер: 77