Wiilkisu aad buu uguso dhoweyyey qaabka heestan astaan TV aya ka duubtay 13. September 2024.
@hersimadobe1439
4 ай бұрын
2024 still enjoying. I remember when he used 2sing in Saline & sometimes meet him in Cartoon. Such a great soul AHN
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
Ma ogtahay ubaaxeey Ilma-abtaynu nahayo Kala ooli maynee Ma ogtahay arwaaxdeena Ku abuuran meeloo Kala amban meynee Ma ogtahay ag-joogaaga Yartanu udgooneey Ka adkeysan maayee Asliyeey ubaaxeey Asliyeey ubaaxeey Indhahaygaa deeqeey Tii aan eeganaayaay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ma ogtahay ugaadhoo Aqligeedu liitaa Aaa isasoo abeystee Ma ogtahay aarko gooshiisi Muda dheer arkiwaayaa Jacayl u ilmeeyee Ma ogtahay ubaaxeey Anna aawadaa baan La eedaadayaayee Asliyeey ubaaxeey Asliyeey ubaaxeey Indhahaygaa deeqeey Tii aan eeganaayaay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ma ogtahay eedaadkiyo Dhibta ragga eebeheen Isagaa u amree Ma ogtahay adaygiyo Kasbu ula eexdayuu Aaa Ugu aargudee Ma ogtahay ubaaxeey Anna aawadaa baan La ilmaynayaayee Asliyeey ubaaxeey Asliyeey ubaaxeey Indhahaygaa deeqeey Tii aan eeganaayaay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Ma ogtahay asaaska horuu Aqal ruux dhisaayuu Soo amaamudaayee Ma ogtahay araga horuu Aflaxa dadkunaa Aa isku aaminaayee Ma ogtahay axdigaad gashana Waa la oofiyaayoo Lama ooliyeee Asliyeey ubaaxeey Asliyeey ubaaxeey Indhahaygaa deeqeey Tii aan eeganaayaay Ereyadii, Laxankii iyo codkii Cabdo Ismaaciil xamarqoodh AUN
@kaafiyamustafe6567
5 жыл бұрын
thnks so much huno😘💞
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
@@kaafiyamustafe6567 you welcom huno
@sadamsomali970
5 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 huno mahadsanid in badan 💟💟
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
@@sadamsomali970 thx wll
@xurriyo16
4 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 heesahiisa maxan jecelay wiilkisa gessod waa asal AUN hamar godh heesahiisa xataa lama keeni karo 😭😭
@MohamedJamaal-n2r
28 күн бұрын
Wow aabihi fanka jabuuti cabdo xamargood
@uptherhmnizmail9157
23 күн бұрын
Ale ha unaxariisto lgend abdow hamarqoodh❤
@abdiraanyare6183
Күн бұрын
2024 Heestan wiilkiisa ayaa halkeeda dhigay oo Astaan tv ka duubtay. Anigu inankiisa ayaan heesta ka maqlay markii u horeysay oo ahayn 14-9-2024 oo ah maanta oo Jimce ah. Kadib halkan ayaan ka baadhay heesta, Wiilka iyo Aabihii waa isku mid dhanka masrixiyadda. Allow kuu naxariiso.
Machallah machallah très belle mon oncle que dieu qui accueille à son paradis éternel y'a Allah🇩🇯🇩🇯🇩🇯💖💖💖💖
@kd1wiz803
2 жыл бұрын
Naa Somali ku hadal
@daher_mustaphe
Жыл бұрын
Who is watching 2023 ❤shuba hada
@vivementlechangement2130
10 ай бұрын
Moi j’écoute en 2023
@MustaphaMuhumed
Ай бұрын
2024 😂😂😂❤
@daher_mustaphe
Ай бұрын
@@MustaphaMuhumed old is gold 🥇
@aliahmedyacin721
Ай бұрын
Rest in peace, Adeero Abdo Xamarqoodh
@AbdiPianoChannel
3 жыл бұрын
Allah yarxama Legend Abdo hamargod. Thanks Assajoog.
@yosephali8847
3 жыл бұрын
Legend Allah yarhamou Amiin
@galaxjaama70
5 жыл бұрын
Allah hau naxariisto uun Mashallah fanan waa kuwi hore
@sangemohammed2057
4 жыл бұрын
Legend ilaahay ha ku naxariisto
@RachidOmar-lg6hl
7 ай бұрын
Les patrimoine et légende du patrie , une belle chanson de tout le temps , allah yarhama, allah narixiyo , que le bon dieu allah le généreux soit généreux ont éclaircissant et élargissant le tombeau
@ayubebashir
Ай бұрын
Rest in peace, Adeero abdo hamarqod 👏🏾
@samiircumarwacays1117
7 жыл бұрын
alah ku naxriso al fanan cabdo xar qodh
@oubahkontie4495
5 жыл бұрын
Xar ah hahaha Xamar qodh weyan wllo
@omarkhairehibrahim4791
3 жыл бұрын
Naxariso jano
@housseinmarin8219
2 жыл бұрын
Allah ha kuu naxariisto
@iftinemead1046
10 ай бұрын
Alaah ha naxaristoo aminnn
@ismah5122
4 жыл бұрын
3:34 J’adore les petits déhanché 😂❤️🇩🇯
@hassanismael2856
4 жыл бұрын
Masha allah xasuus horeeh
@maxamedsuldaan5330
2 жыл бұрын
Naxariis ku lad❤
@Hasla.wabi.tore.0
11 ай бұрын
2023 istill a am her ❤️
@sayidsayid5812
4 ай бұрын
Masraxa ama sidaas ayaa loogu baashaalaa ama la isku ma soo luggooyee farahaa laga qaadaa.
@mustafeali3626
3 жыл бұрын
Allaya Raxma Abdou 🤲🤲🕌🕋🤲🤲🕌🤝
@abdulrahmansuber6179
8 ай бұрын
15/01/2024❤🎉 Ala yarxam
@cabdirisaaqaxmad8592
5 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@channelkadhalinyaradagerma1685
6 жыл бұрын
Aun fanaan qaliya
@ahadihamadou7352
11 ай бұрын
Allah yarham
@Rooniga123
Жыл бұрын
Alla yaraxma raaximiin
@iltiredoualegemail6059
2 жыл бұрын
Hommage abdo hamadgood
@G0_n3
4 жыл бұрын
LEGEND
@moumingachangire1012
6 жыл бұрын
😣😣😣😣 allah yarxamuhu
@mohamedkhaire2098
5 жыл бұрын
thank
@yousufismael578
8 жыл бұрын
allah yahrma rahimin amin yaallah
@maxamedabuukar1650
5 жыл бұрын
Infidel man
@abdisalamfarah9344
5 жыл бұрын
@@maxamedabuukar1650, "infidel man" maxaad ka waddaa?
@anissahassan9932
3 жыл бұрын
Alzheimer’s you naxariisto marcum abdi anion ya rabi
Пікірлер: 65