Masha Allah sheekh maxamed daawuud legend aan caadi ahyn weeye wallee meel buu saaray alle habarakeeyo sheekha
@CyareSheikh
6 ай бұрын
Wll cid cilmi leh u ballamiya sheekha kadaaya sheikhan kaloo wixii buu isku dhex qasayaaye nin culus ballamiya ama kala taga sheikha waxa الأستاذ الدكتور الشيخ فيصل ماشاء الله عليه
@Tilawah930
4 жыл бұрын
WLLHI WAAN UQIRAY الدكتورنا الشيخ فيصل محمد علي الله يحفظك ويبارك فيك شيخ
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
2 жыл бұрын
Mashallaah Dr faysal allaah haku barakeeyo si fiican ayuu ugu caqli celiyay qofkan.
@AbdirizakAbdulahi-o5z
3 ай бұрын
Dr. Maxamad cabdi the legend
@abdirahmanismail1818
4 жыл бұрын
Sheekh Maxamed cabdi daa’uud 👍🏻👏
@inaclaahi3526
2 жыл бұрын
Wuu Raftay Ina Daa'uud Ee Ma Rafitaanka Ayaad Ku Taageertay
@muktarmohamud937
Жыл бұрын
@@inaclaahi3526 waa u ka waayi aragsan yahay kana degan yahay
@faham6920
3 жыл бұрын
MashaAllaah Dr Dauud Allaha ku xifdiyo geesi runta jecel
@abdirizackalimohamed1074
2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي الكريم د.فيصل
@fatimaahmed7892
4 жыл бұрын
mansha allah sh cilmi gaad bartay allah hakusiyaadiyo kooxda jadiidiyaha soofahma diinta buuqa yareeyoo
@abuusalmaancaraale7943
4 жыл бұрын
سبحان الله Wll alle ka baqo
@SiciidAxmed-bn1su
Жыл бұрын
Masha allh sh faysal
@mohametmilo8464
Жыл бұрын
May Allah reward U for jannah dr.faysal
@mubaarakciiseguduri176
2 жыл бұрын
Dr.sh faysal maxamed cali حفظك الله ورعاك في الدارين
@nimcoayubmedia9733
6 жыл бұрын
mansha Allah alle haku xifdiyo shiikh faysal mxamed cali
@engmuuseofficial1519
2 жыл бұрын
Sheekh Maxamed cabdi Lejen💗
@abusalah5023
2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته د. فصيل أرسل لي رابط بارك الله فيك
@Abdikarim3277
4 жыл бұрын
Msha allah dr feysal caalim aa tahay ALLE haku barakeeyo
@AbdirizakAbdulahi-o5z
3 ай бұрын
Sheekh faysal waxba mahayo
@aliyareh1244
Жыл бұрын
Dr faysal maxamed cali mahadsanid
@xamseaxmed2413
5 жыл бұрын
ماشاء الله ىا دكتور فيصل
@jimcaaleyousuf2296
3 жыл бұрын
ما شا الله يا دكتور فيصل
@apdimajidhazard1530
6 жыл бұрын
Dr faysal m cali جزاك الله
@abdihassan6201
4 жыл бұрын
جزاه الله خيرا اخي الفاضل د. فيصل
@xuseenmedia
2 жыл бұрын
Mashallah
@abdilahimohamed9762
5 жыл бұрын
Masha allaah Sh,dr faysal maxamed cali
@adamyuusuf5097
2 жыл бұрын
Dr.maxamed cabdi daauud Waa nin waxbadan og ......buugbuug wata maaha
@AbdirizakAbdulahi-o5z
3 ай бұрын
15 daqiiqo ayaan daawanaya lkn sheekhu hal qodob oo barnamajika ku saabsan ka mahadlin
Maxamed binu c/wahaab Aabihii iyo walaalkiiba dr faysal ow kaa yaqaanay umadana uga digay bal ka waran Nin walaalkii iyo Aabihii ka digeen ayaad leeday diintuu u gargaaray
@AhmedAli-fb7ub
2 жыл бұрын
Faysaloow ninkaad sheegaysaa ee qoray صراع الحضارات muu dhiman dhawr iyo sideetankii,, iska hubso inaadeer taarikhaha
Dooda wax badan baa ka khaladan waxay ahayd in culimada kala duwan dhamaan xubno laga keeno sida suufiyada iyo shabaaka iyo jadiidiyo meesha iigama muuqadaan
@mahamoudhargaisawi2906
5 жыл бұрын
maansha allah alle cilmiga hakuu narakeeyo
@محيالدّينعلينور
3 жыл бұрын
جزاه الله الشيخ محمد
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
Sucuudiga ayaa malaha soo tarxiilay oo cuqdad badan ayuu qabaa.
@libanali1626
2 жыл бұрын
Cadhaad dibirtay wahaabi waa la yaqaan
@khaalidismaacilali9556
5 жыл бұрын
Subxaanalaah Dr faysal wuxuu kuleeyey xarako waa la smaynkaraa hadana ahlu sunaalayhay waxaynu anay in shareecadeenuqaybsanka umada muslimiinta ayna ogolayn xarako inlasameeyo waata manta umada muslimiita halkaa dhigtay wahadaladii ictisaamka Dr faysa wuxu sheegayaa xaqiiqadii
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Daliil ma u haysaa xisbi in aan la samyn karin
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Inoo faidee
@MuhammadAhmad-ki7jc
Жыл бұрын
Laakiin hadaladda uu ka yidhi ibnu taymiyah,ibnu qayyim iyo Muxammad Cabdi Wahaab raxmatullaahi calayhim bari baan ka ahay
@jaamackaasimkaasim7696
4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkk walaahi wahaabiya waa ladiiday DR faysal wa cajiib in qofku aabihii inkiro !!!! Ma ihi wahaabiya kutubti wahaabiyada na waan qaybin o dadki waa baraa!!! Oo kutubtooda maad gubtid hade oo muda midaysid mida kale marki layraa shaaficiya gacanta ha taagto oo maxaad gacanta u taage saw xambali ma tihid? Saw naagyadu salaada kama jebiso see shaafici ku sheegan?
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Hhhhh doqon jahli ku sugan baa thy
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Wahaabiyo yaa al dhahaa
@shaficidahirshafiina2828
2 жыл бұрын
Wahaabiyadu say u yimaadeen way na shaki galiyeen dalkiina way gilgileen😢
@muktarmohamud937
Жыл бұрын
Al xaqiiq
@shaficidahirshafiina2828
2 жыл бұрын
Raadkii ina cabdi wahaab wuu tirtirmi rabaa insha Allah
@muktarmohamud937
Жыл бұрын
Insha Allah. Allow umada ka tirtir. Amiin
@engshaficisaleban2715
4 жыл бұрын
Shay muhiima oo wakhti yar la siiyay
@calimaxamed-8648
6 жыл бұрын
Dr faysal maxamed
@xamsekaamil9563
3 жыл бұрын
In mid la ahaado allh amray dadka ha ugu sheegan tandiimi iyo khayaal ma maheradaad furan in la sameeyo urur diinta sharciyeesay ma mid aad jaabka ku sidataa no wxn umada yaa ka qabta adeer diinta kadaaya sheeka xariirta aad wadataan
@maxamuudgurmad3752
3 жыл бұрын
Waahabiyo waa layaqaanaa waxay ehelu suna waa shaafici waa layaqaanaa siin soodka kala saar dr ya sheegayaa ma ihid wahaabi weeyi
@libanali1626
2 жыл бұрын
Xag alle ayaa laga nacay waa la fahmay
@mohamedaar9733
3 жыл бұрын
Dr Wadaad ku mastawa ah Ukeeena Haddaad u haysaan.
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
Kulahaa Diinka waa laga bixi karaa waana lasoo gali karaa,bal jahligaas arag.
@libanali1626
2 жыл бұрын
Been abuurka jooji waxa uu ka hadlayay ururada bal beenta aad sheegayso
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
محمد داود رجل ملىء حقدا خاصة يكره منهج السلف الصالح، فيه التشيع وفيه التصوف فهو مبتدع ضال مضل عليه من الله مايستحق.
@libanali1626
2 жыл бұрын
Haye ma afcarabi ayaa la moodi diin ayaad isleedahay wixii jiray ayuu sheegay tasawafku waa waxa ku soo gaadhsiiyay diinta abaal malihid
@ainanshedayr7569
2 жыл бұрын
Maxamed Dauud w,aa jaahil aan diinta waxba ka aqoon. Marin habaabintiisa taariikhda ayaan la yaabay. Anigaa joogay wakhtiigaasi siduu u dhigana maaha. Sheekha kale maashaa Allah si fiican buu u dhigay
@libanali1626
2 жыл бұрын
Boogtii syuu taabtay sow maaha waan kula joognay ka daa sheekha been abuurka
@libanali1626
2 жыл бұрын
Jaahil waa sida adoo kale maskaxsiisu noqotay weel wax lagu shubay
@ainanshedayr7569
2 жыл бұрын
Wallaahi kontonka kor baan u dhaafay, taariikhda xaraakaadka oo dhanna waaan joogay siduu u dhigayna maaha. Xiqdiga uu u qabo salafiyada ayaan la yaabay. waar xalqadaha ku noqo oo diinta si fiican u soo baro.
@ainanshedayr7569
2 жыл бұрын
@@libanali1626 iska hadlow ina igarre.......ku caayi maayo laakiin nin dacwada la soo koray baan ahay ee wax hubso weligaana ha caytamin yaa miskiin , Waxbaa lagugu shubtay kulahaa.... Yaab
@faham6920
3 жыл бұрын
Salafiyo waa ceeboobeen.
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Salafiyo yaa ah
@gudidawanaagfaristaxumaanr9593
2 жыл бұрын
m.sh
@moparek1
3 жыл бұрын
Maxamed cabdi, qof in uun shareecada wax ka dhigtay aya garan lahaa in uu qaab ka suaalaha uga jawabayo ay tahay laab la kac iyo dacaayad ee cilmi qoto dheer oo uu wax ku miisaamo ma leh, waa سطحي, wan jeclaan laha dr.faysal inuu jawaabihisa jawaab ka wada bixin laha.
Qofku diinta uu ka bixi karaa markaa kaafirbuu noqonayaa ee aduu ha gaalaysiin buu3leeyahay
@inaclaahi3526
Жыл бұрын
@@waxgarad6646 Maxaa daliil u ah in diinta laga bixi karo?
@Yusufliban-ty2tl
6 ай бұрын
Labada nin isuma dhawa aqoon ahaan iyo macquul ahaanta hadalkoodaba Waxaan u arkaa in dr faysal xaqa kaga dhaw yahay iyo caqiidadaba Halka maxamed daauud uu ku doodayo khuraafaadkii iyo qubuurihii laga dul xadreyn jirey in la soo nooleeyo
@SaidAhmed-t5c
Ай бұрын
Suufiyadaba soow ijaaso isma siiyaan muu wadaadku runta sheego
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
Sheekhada uu sheegay maxamed Daa uud been ayuu ka sheegay qisadaas sh.ibnu baazna wuu ku been abuurtay.ma jirto ibnu baaz oo dhaqaale u diiday wallaahi lama helayo,marka kan wuu bukaa shaydaanka.
Dood maalaa yacni ah..... Dadkii eey ku saabsan eeyna weey maqan tahay...
@engyasiin6382
5 жыл бұрын
Somaaliland wax la yidhaahdo ma jiro sh
@zamiiiribrahim3491
4 жыл бұрын
Waar meesha ma slland lagaga hadlayaa mise diin
@zaadkaaakhiro4727
5 жыл бұрын
Qawaarij waalagaaleysiiyay ee iskadaa beenta
@ahmedwardi471
3 жыл бұрын
Iyagii ayaa urur sameeyay ee maxa kuwa kale u diiday waa wado aad furteen idinkoo wax dalila u haysan
@khaalidismaacilali9556
5 жыл бұрын
Subxaanalaah sh wayni been cadbuu sheegayaa
@aswanahmed5652
2 жыл бұрын
Astaqfuralah dheh wllo culimada laguma af cesho
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
Maxamed Daa uud,wuxuu nac badan u qabaa salafiyada.
@abdiazizdahirloxos4553
2 жыл бұрын
Maxamed daa uud waaba jaahil,bal dhagaysta.haddii aad maqasho nin ku cel celinaya wahaabi waa khuraafi.
@libanali1626
2 жыл бұрын
Shakhsi nacaybka jooji wax ku hadlimaysid
@huseinshakar2643
5 жыл бұрын
Xisbi ▪xisbikale #radinaaya
@saylirobleh5698
3 жыл бұрын
dr faysal waxa uu leeyahay wahabi ma ahi mana aqaano hadana ibnu taymiya ayuu taageersan yahay labadaas ma is qabataa
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Ibnu taymiyah waa caalim culumada hore ma mida
@axmedxikma6376
5 жыл бұрын
Iska hadle hadaladiisa ayaa is burinaya
@meecadsoftware3761
5 жыл бұрын
Kee wllo
@moxamadcisman3637
2 жыл бұрын
Kada kada war ninka majruurka rafcinayo mad ka qabatan
@shaficidahirshafiina2828
2 жыл бұрын
Kee😁
@apdimajidhazard1530
6 жыл бұрын
Aqoonyahan dhab ah
@najaxfarah4868
5 жыл бұрын
apdimajid hazard masha ala
@rimaaseey
5 жыл бұрын
Sheekh isxaaq ma sheekh buu ahaa diinta faafiya ama diinta laga barto haduuse sheekh caalim ahaa maxaa keenay in sheekh yuusuf alkawneen nabaro diinta oo waliba uu inoo soomaaliyeeyo soow taasi ma cadeeyneyso inaan ahayn dad aan aqoonin diinta haba ahaadaan islaame
@libanali1626
2 жыл бұрын
Magaca muslim ma waxad u haysataa inuu la bilowday islaamka hore ayaa muslin loo ahaa maxase sheekha kuu geeyay
@maxamedmawliid8070
2 жыл бұрын
Dr.mawaxaad dadka uqurxinaysaa inay waanagsantay in dadku samaystaan ururo diimeedyo
@calimaxamed-8648
6 жыл бұрын
Ma rabno
@mukhtarmaxamud9362
2 жыл бұрын
Mama a copy in kala same una yo saxmaaha.fhib beyna ukeentey dinta.dr.feysal wanku khilafsanahay.balse ninkan khuraafaatka aminsan.ee ehlusunaha kutilmamaya takfir iney yihin.wa qifjahila on caqidada wzxba kagaraneyn.maney ahayn dr feysal in lasohorfadhisiyo nin kan okale ah.on waxba kagaraneyn caqidada.
@libanali1626
2 жыл бұрын
Wax akhri horta balladhi maskaxda soo mar oo waayo soo joog
@hibaaqmuhaa6697
6 жыл бұрын
zaad kalahu laka
@somalilander_girl_christian
3 жыл бұрын
wahaabi ayad tahay faysalaw ilahay sharkaaga hana garab mariyo😢
@sh.dr.faysalmaxamedcali5739
3 жыл бұрын
Adiga oo mahadsan ma noo sharixi kartaa Wahaabiyo.
@somalilander_girl_christian
3 жыл бұрын
@@sh.dr.faysalmaxamedcali5739 waa rag aaminsan afkaartii ina wahaab. ee aaminsana inay kaliya iyagu garanayan macnaha laailaha ilalaah. dadka kalena aan u arkin islam sax ah afkaar sucuudi ayay wadaan . dhaman dadka kalena gaalo ayay u arkaan. waxay dagaal kula jiraan dhaqanki hidahii fankii somalida . fikirka kaso laabta.
@@sh.dr.faysalmaxamedcali5739 sharaxeeda oo koobani waa Qolada u shaqaysa qolada yuhuuda iyo nasaarada daba dhilifka u ah ee reer Aala sucuud . Salafiga aad u doodaysaa waxay ku abtirsadaan Labadan sheekh maxamed c/wahaab iyo Ibnu taymiya Labadaba waa la yaqaanaa Ibnu taymiyana kutubtiisa waxa ku qoran malaa wax kale ayaa kaa qarinaya e Maaha wax islamnimo shaqo ku leh dil miidhan manhajkan kale ee ka dambeeyayna waa wahaabiyada e waa waxay ku socdaan indha la,aan Muxu tawxiid sugay Dadkiiba wada gaalo ayuu ka dhigay iskusoo wada duuboo Labadaa sheekh iyo kutubtoodu Waa fidnada ugu wayn ee Maanta taagan caalamul islam
@madashaaqoontaislaamka9030
2 жыл бұрын
@@sh.dr.faysalmaxamedcali5739 markaa faysaloow adigu waxaad kaga duwantahay qof aqoon kale lehbaad tahaye way kuu fiicantahay inaad xaqiiqada ka hadasho runta sheegtid
Пікірлер: 146