War hud hud waa legend waan ku wataa Siwacan iskaga dhicisay ragan fegarkoda kaga dhacin lahaaa
@a.a.a1913
Жыл бұрын
plz dooda part 2 soo samee oo suhayb iyo eng hud hud haka soo qayb galan🥺🤗
@sagaldarajo6159
Жыл бұрын
Jcylku wa wax jira oo waliba fcn lkn wa qof waliba wa sidu ka dhigto🥰
@AWO-vp4xj
Жыл бұрын
Hud hud dhaqankii reer tuladuu haystaa wllhi 😂😂😂😂😂😂😂
@11naa44
Жыл бұрын
Tuulo mahee wxu diidaya waqti lumiska
@magoolalli
Жыл бұрын
Jacaylka illahyba qur ankiisa ku sheegay_ oo suuratu ruum ku sheegay wuxuna dhahay ومن ءتٓيتهٓ أَْن خَلَقَ لَكُمْ مِنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجَا لِتَسْكُنُوٓ إِلَيهَا وَجَعَلَ بَينَكُمْ مَوَدَّةَ وَرَحَمَه ¤ mrka jacaylku waa wax jira wxa lagu xulanayaana waa gaar inad jeclatana waxa ka horeysa inad dhaqan keeda ka hesho dhaqankeeda intadan ka helina inay diin leedahay waxad ku garanaysa hab labiskeeda iyo socodkeeda marka xulashada iyo jacaylka hala kala saaro
@GUULEEDQURRO20
Жыл бұрын
Sandakan Maantaa ah jaCaYl Ma JiReE Jodhkaa isU BaaHaN Nio TeaM Hud HuD Like mE 😄😄👍👍👍👍👍👍
@Jubbochanal
Жыл бұрын
Team hud hud mobile ladaA leyska lefaya😂😂
@user-nh3mn1kh1p
Жыл бұрын
wllhi dod badan ayamar ten lakin jacelka qof waliba wa waxu ka amisanyahay wllhi lakin jacelku wau jira wana waxan kudhalanay dhamanten jacelaka wan kadabeya ❤❤
@ayaanmohamed572
Жыл бұрын
Legend of the legend hud hur wa fariid baga raga isaga celisay🙏🙏
@cabdikhaalaqmaxamed-bj2yi
Жыл бұрын
Jacayl wax jira maaha mana aaminsanin waxaa hud hud baan la safa nahay🎉😊
Пікірлер: 115