Tababar fagaaro ka hadalka dumarka siyaasiyiinta ah iyo kuwa daneeya in ay ku soo biiraan saaxada siyaasada oo lagu qabtay magaalda Xudur, ee gobolka Bakool. Tababarkan waxaa qabtay ururka SOMWA, waxaana maalgeliyey UN Somalia.
- Күн бұрын
DOOD KU SAABSAN SUURTAGALNIMADA IN DOORASHO QOF IYO COD AY KA DHACDO SOMALIA
- Рет қаралды 71
Пікірлер