Doodii Dr zakir naik iyo Sri sri ravi shankar inshllh muuqaalka xiga soogalinayaa Iink gan telegram ka ka daawada t.me/khadarjawhar1
@dhugashoofficial4514
4 жыл бұрын
Ok waan sugaynaa
@ibraahimhassan6336
4 жыл бұрын
Sxb wan sugeynaa insha Allah
@muzamilmohamed5271
4 жыл бұрын
Shukran illah hakugu garab galo
@sohailalii3747
4 жыл бұрын
Masha'Allah
@sohailalii3747
4 жыл бұрын
Mahadsanid
@xamdaaxmed7466
4 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahow noo dhawr culumada ka doodaya iyo ka turjumaya ilaahow diinta islaamka u gargaar
@saabiriin1232
4 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@bashiiraabdi3086
4 жыл бұрын
Aanin wl
@fiidowmrk
4 жыл бұрын
Doddan waxaa radinayay in badan anga lkn rabi yaa mahada iskaleh o isahlay anga wll qali wad mahdsanthy o rabi ha ku xifdiyo waliga wll qali maa Sha Allah
@abdisalanali6357
3 жыл бұрын
Wlhi cashar lama ilaawaan ah ayaa loo dhigay allaha barakeeyo dr saki neik Maasha allah waa nin ilaahey xikmad iyo cilmiba siiyey.
@mohamedhasan4198
2 жыл бұрын
Allah ha barskeeyo sh. Sakir
@mowliidhassan3930
2 жыл бұрын
Mashaa alaah diinteenu way dhamaystiranyay
@wadajirchannel6162
4 жыл бұрын
Aaad IYO aaad baa u mahadsantihin hadii ad awoooodin Doodi badari Stanley iyo Dr Zaki
@ilyaashassan9157
4 жыл бұрын
Mahdsanid wllo ilhy khyre haku siiyo sida qiimaha badan ee aad marwalba naGu heelanthy 2 sacadod dartyo u soo galisay
Ilhy hakaa awaal mariyo ficnaan laheed youtubyada ka hadla reaction ka lo jigin in iyo hees aan mecno laheen iney ka qeebqaataan fidinta dacwada iyo turjumada mawduucyadaan oo kale oo aad aan ugu baahanahy mhdsnid wll
@qarnicusub5339
Жыл бұрын
Mashallah yarkani waa Mutarjim heer sare ah Thanks
@ahmednawal1445
2 жыл бұрын
Masha allah Tabarakallah Dr zakir waa nin illaheey baray quraanka illaheey ha ku xafido daraja caaliyah maqam kabiir illaheey kusiyay illaheey shuri leh walalkey aad iyo aad ayaan u mahat santahay waxfiican ayaat nosogudbineysa adigana illaheey waxfican wu ku baray Masha allah barakallah fik
@mustafdahir5814
4 жыл бұрын
Mansha allah thank you my brother
@cabdiqadir1114
2 жыл бұрын
Maasha Allah waxaad shaqaysa shaqo aad qurux badanad majirto qalaadaad aad gashay , waayo wan dhegestay Dr Zaki English kiisa iyo turjabaantaadu sax tahay jazaka llahu khayr
Saaxiib waad dadaashay, waxaan tallo ahaan ku siinayaa in aad raadsato qof kula codeeyo. Tarjumaada waa caadi lkn codeynta in labada qofkood laba cod loo kala saaro waa si wanaagsan. Marka sidaas inaad samayso ayaan rajaynayaa
الله اكبر الله اكبر الله أكبر الله يحفظ يا دكتور زاكر وجزاك الله يا خطر خير جزاء cimro kuqaata somaliyey diintuna waa darasho iyo camal fal bal eega dhulku jiid jiidey kakadarane kibriyaaga uu uladadlayo ileenwaa ninlaabtiisa uu hurunaaya iimaan indhihiisana nuurkii iimanku ka baxaayo kakadarane kulabisan kalsoonaanta rabi libaax islaam dheh Allahayow noo xifdi cimrigiisa dheere cawal wanaagsana waafaji waxa idhibi qufrbbadiisa waase mid uu qab qofkastoo islaam ah lehna dareen dacwo waase su anul ambiyaa.
@Muhyadinabdirahman
2 жыл бұрын
Masha allah It was good wlhi Runtii Quraanka alle waa mucjiso rabaani ah bal arag Dr Zaki Naik qudabadiisa oo dhan Kor ayuu ka jeedinaaya Halka Dr William asne uu wato waraaqado sido kale Su'aalaha qaarkood uu dhahaayo Kama jawaabi kari Lkn Dr Zaki uu kulli si waadax ah uu uga jawaabaayo
@khadarsomali8500
Жыл бұрын
Diinul xaaq diinu islam❤☪️☝
@ubaxxajiibrahim9259
2 жыл бұрын
jazakallahu kheyr walaal
@jijaluup7873
Жыл бұрын
mansha allah life long temps very very Good DR 💯💯💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💥💫❤❤💫💫💫💫💥💥💥👍👍👍👍temps DR Zakir
@ugbaadchannel1284
4 жыл бұрын
Mncha allah alle ha ka abaal mariyo bro
@abdullrahmanmahad7406
3 жыл бұрын
mashallah walaal mahadsanid nolashayda video way iga badashe
@fatxicabdi2384
4 жыл бұрын
mahadsanid zxp qlih Doodan oo Turjuman Sidaan u raadinayey zxp Alle janadiisa hakugu casuumo
@hafsacisman5739
2 жыл бұрын
Miisaanka aakhiro alle ha idiin saaro intii ka qeybqadatay turjumada doodan muhiimka ah✊👍
@wadajirchannel6162
4 жыл бұрын
Ma ognahay waaan ugu xiranahay
@ceeblamaxamed2896
4 жыл бұрын
Maasha'allaah Dr zakir naik
@ahmedfarah4693
2 жыл бұрын
Ilaahay khyr ha ku siiiyo soo gudbintaada subxaanalaah
@hanibile5812
2 жыл бұрын
Masha allah daciga aan ku faano ilahow xafid
@mohamedmukhtaromar9663
4 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanit sxp noosobadi
@mursalacademy7140
4 жыл бұрын
*William is saying there is some problems in Bible but I still believe, there is need to think Christians about truth kkkkkkkk all in all allah is the greatest of all & mohammad is a final messenger*
@abdullahibaris7182
3 жыл бұрын
ALLHAMDULLILLAH ALLE AYA MAHAADA LEEH MORWALBO OO MUSLIM IGA DHIGAAY YA RABBI SHUGRAAN
@Hadafkayga
7 ай бұрын
Masha allah ❤diin al Islam nabigena scw naso gadhsiyay ❤
Пікірлер: 368