Al cadaala meesha waxba kuma hayo Kaliya waxa uu meesha ku hayaa Waa Indho adaygii reer Mudug kaliya.
@abdifatahjamaalalzubeydi4432
13 күн бұрын
Adil Adilee goobeeyso adigalee goosaaro waaye sheekada dorashada
@abdaal818
14 күн бұрын
umada soomaaliyeed×××××. umada soomaaliya👍
@ashasangbe9449
12 күн бұрын
Miya qaano sii codka loo furo😂😂
@fadumaali4556
13 күн бұрын
Kan wixusu waahabar subaxanalaha
@fathiaolad6988
14 күн бұрын
Haa wa la qabanaya doorasho qof iyo cod.waan mid ah xaq ah.
@ajm13131
14 күн бұрын
😂😂😂😂
@ajm13131
14 күн бұрын
Xagee ka qabanee Somaliland iyo Puntland Maxaad ka yeeleysaa iyo afgooye ileen dawladu waxay ka shaqaysaa villada kaliya.
@abdiaziizosman8089
14 күн бұрын
Haa weydhici kartaa
@MubYus
14 күн бұрын
Ma cirka ayay ka dhacaysaa doorashada qof iyo cod..... siyaasada marka laga hadlayo waxaa laga hadlayaa.waa maxaa suurto gal ah. ma aha khiyaali iyo wax aan dhici karin in lagu sheekeeyo.
@yusufali2886
8 күн бұрын
Waa iska hadlow ina igare? Doorashada mawaxaa uu u heystaa in Cadaado kaliya lagu qabanayo kkkkkk
@user-to6xf7ze5q
13 күн бұрын
Dorasho warkeda haha dabeye dalka halaxoreyo yan la xarashin dalka oo yaan cidka rashinkisa laxadin wabilahi towfiq
@BaashdBaashe6129
13 күн бұрын
Dadweynuhu waa maqlaa.
@BaashdBaashe6129
13 күн бұрын
Lama qaban karo waa riyo.
@tajirinassir6623
13 күн бұрын
Wey dhicikattaa sida aan qabo weyna kaladuwantahay 3m iney codeyso Iyo in ey codeyso 329 xildhobaan oo kaliya
Odayga mucaaradka ah ayaa wax badan saxanan lahaa lkn waa laga aftahansan yahay
@omarabdi2910
11 күн бұрын
Fikirka ah tendho dambe lama adayo wa sax wayo hada nahay shacab 12 sano waxa na matalaya xildhiban beshena ah o cod sinayo madaxweyne u arko dantisa ku jirto isla markas hadi an ahay shacabka u matalo Dan iiguma jirto madaxweynahas wayo CV waxa ku fadhiyo xildhibankeyga o ma helayo shaqo aan ka hesto BHD lakin hadi aan ahay shacab waxa leyahay awood an ku doorto iyo aqoon lakiin dan gaar ah ka malihi ina ku dorto madaxweyne waxa ku doranaa aragti aqoon hogamin iyo cadalad ❤
@ashahassan8878
13 күн бұрын
Shinbirayow heesa xoogaa lasoo diyaariyey oo nacamleyaala yaa kor lasoo saaray si ay su aalo laysla ogyahay loo weydiiyo boqolkiiba haa yey dhaheen kulahaa xoogaa mbb ah yaa idiin codeeyey beenta joojiya
@iskufilan1223
8 күн бұрын
Ani ahaan Waxa amin sanahay and of walbo magalada Ha u noqoto madaxweyne halagu kala tago meesha kolay anigoo hawiye ah uma baahni darood imana baahi madaxweyne hala kala tago😱😱😱
Maya runta ayoo ku shegay sidee cod iyo qof loo qaban kara ayada oo xita hal mamul oo dhamaystiran oo nbd ah jiren Puntland iyo somaliland na maqan yihen jubaland na diiday in shirkii u dambeeyay ka qayb gasho madaxdii hore ay kasoo horjeeda sida wax u socdo marka sidee loo qaban kara
@mrniceguy8663
14 күн бұрын
Maya kamadhici karto dorasho
@somwayptyltd7634
13 күн бұрын
War waa Al-khiyaana kii waagi qabiilku qaaday; xoogaa shilimaad ah siistay dowladii uu ka mid ahaa; Al qabyaalla tuug!!
Mowliid dooda wasiirada aad bay u quruxbadnayd waana ku mahadsan tihiin
@mukhtaarsheikhabdi3621
13 күн бұрын
Been badanaa alqabyaala
@somwayptyltd7634
13 күн бұрын
Xassan aad ayuu runta usheegay!!
@ahmedabdi33
12 күн бұрын
Al cadaala beenaale munaafiq ah
@mohamedblack7535
13 күн бұрын
Xundubee xoolo AA tahay madaxweyne Somalia 🇸🇴 waa in asiga loo soo gurguurtaa no more mardanbe teendhada 🎉🎉
@axmedaxmed5455
13 күн бұрын
Waxaagu waa qabyaalad
@Darwiishdaweeye
12 күн бұрын
😂 qofyocod maba xumee ma xamar baa laga qaban
@mohamedblack7535
12 күн бұрын
@@Darwiishdaweeye mar hadee xamar Ka dhacdo qof iyo cod Somalia 🇸🇴 oo dhan wee Ka dhaceysaa caasimad walbo mamul goboleeed wee Ka dhaceysaa marka laga reebo maamulka MJ Somali Ka socon weysay
@Darwiishdaweeye
12 күн бұрын
@@mohamedblack7535 😁 marka reeraha aan caasimadaha deganayn. Iyagu doorashada Kuma jiraan miyaa . Waa loo doorayaa miyaa 🤣🤣
@warsamemeesho5949
14 күн бұрын
very good point
@axmedaxmed5455
13 күн бұрын
Somalia xitaa 30 ka sano ee soosocota one man one vote ka dhicimayso
@lafjey
14 күн бұрын
WAZIIR al Qiyaano Woo riyoonaya
@user-gl2go3kp6s
13 күн бұрын
Adiga miya ka digay riyo mosqolow
@omarwabi168
14 күн бұрын
True history wasiir xundubeey 👏👏👏waxaan jeclaan lahaa Dooda soo socoto halagu soo daro mohamuud caaydiid dirir wasiirka warfaafinta butrland
@abdulkadiromar6997
13 күн бұрын
Xundubeey wuxuu abuurayaa fearmongering, xiligii uu wasiirka amniga ahaa wixi dhacay ma iloobay? Dadka soomaaliyeed waxay rabaan in ay cod kooda ku ciil baxaan oo ay ka baxaan iska daba wareega aan dhanaadka lahayn
@AbdullAli-jm6hl
14 күн бұрын
Cadhka. Waxba kamamacalon
@IbrahinCali-ii1qr
13 күн бұрын
banaadir oo kaliya nabadgalyo u sameeya iska daa soomaali e
@iskufilan1223
8 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 dhan yaa u bahan anagu😂 Waxa doneyna qof walbo magaladeeda iyo meesha degta madax u noqta oo kala tagta Somalia qof qof u baahan ma jirto😱😱😱😱
@user-lt7pp6yi6n
13 күн бұрын
Lama inkirikaro wax qabadka dowladaan.
@axmedaxmed5455
13 күн бұрын
Waxqabadku ma in dhulka lagataa
@ahmedabdi33
12 күн бұрын
Qubuuraha la fagtaa
@fathiaolad6988
14 күн бұрын
Xundubey haddii ILAHAY yirahdo wa la qabanaya doorasho qof iyo Cod ah.ma qeylo ayaad wadeysa mucaarad.
@cismaanguure927
13 күн бұрын
Doorasho sideedaba islaamka markii doorasho la samaynayo mucaarad lama waayo laakiin doorashada soomaaliya haddii la qabto wixii ka soobaxa waa lagu qasbanyahay in la qaato oo ladoorto siyaasi diintiisu fiicantahay iyo maadi leh teeda kale mudane xamza waa khabiir si fiican u yaqaan nidaamka doorasho hufan oo islaami ah karti u leh in muddo gaaban uu ku soo diyaarinkara ,
Пікірлер: 108