Cilmiga dooddu waxa uu jiheeyaa doodda midho dhalka ah, waxa uuna ka dhigaa labada jiho ee doodaya kuwo ku ka la baxa hannaan sax ah.
Baahi weyn ayay bulshadeennu u qabtaa helidda doodo cilmi ku dhisan, si loo helo dood-wadaag toolmoon, waa in la isla fahmaa doodda saxan iyo ta jaban.
Xalqaddeennan waxa aynnu ku qaadan doonnaa cilmiga doodda iyo waxa uu yahay.
Dhegaysi wacan.
Негізгі бет Фильм және анимация Doodda Cilmiga ku dhisan | Meehaal Podcast
Пікірлер: 9