@@hamdihassan4666 war sanad ha ku meeraysanee in aad islaam tahay sug horta wlhi oo bilaahi xujadaan kugu oogaya ka dib gaal baa tahay gaalnimadiisu caday nacdal alle kugu dhacdee
@abdaleali609
4 жыл бұрын
Amiin
@bilaalonlineonline6405
5 жыл бұрын
Sh,maxamed sh,cisman masha Allah
@MohamudIssa1
9 жыл бұрын
سبحان الله Ilaah hay hasohanuuniyo Suufiyinta
@OMARMOHAMED-jn5rk
8 жыл бұрын
hhhhh suufiyiin ma ahan kuwaan ee waa ruwaayad lagu aflagaadeenayo suufiyiinta xafidahumullaah
@ahmedilkacasechannel7753
4 жыл бұрын
suufiyadu way saxan yihiin ee sikale loo fasiray munaqibka hadad rabto inaad saxda ogatid utag Culumada waa weyn
@dhacdooyinkaqaartube9567
2 ай бұрын
Culimada waaweyni waa tee?.
@stanleyipkiss46
9 жыл бұрын
subxaanalah ilhay xaqa haynagu diloh dhamanteen
@mohamedsharif2809
8 жыл бұрын
subhanalaah
@hafsahafoosa5463
4 жыл бұрын
اللهم اهدنا
@wiilhoog3204
4 жыл бұрын
Subxanalah maxa waye waxa ay aminsanyihin sufiyinta, allow soo hanuuni.
Hhhhhh Subxaana Allah sufiyada Allah Hanaga qabto 👍
@user-du7yj4yy1y
3 жыл бұрын
Hhhhhh wahaabiyo Alaha hanuu niyi
@adoontiialle7922
4 жыл бұрын
)بل نقذف بالحق غلى الباطل فيدمغعه فاذا هو الزاهق ولكم الويل مما تصفون)
@samirzain7212
3 жыл бұрын
بل نقذف بالحق على الباطل فيدمغه فإذاهو زاهق ولكم الويل مماتصفون Sidaas bey uqorantahay bro
@kafiabumali
10 ай бұрын
Sheekhii Barqabka Ahaa sheikh umal
@hafsahafoosa5463
4 жыл бұрын
الحمدلله على نعمة الإسلام والايمان😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ismahanbiintufarah2067
4 жыл бұрын
Subha allah suufiiyo lama dhih karo waa muslim Allah so hanuuniyo waxyi sheegtahyn musliman
@hamdihassan4666
4 жыл бұрын
Naa iska aamus
@axmedmaxamed8267
3 жыл бұрын
@@hamdihassan4666 adu ma suufiyad baa thy wadigan runta ka gubanayee
@cumarimohamed7766
7 жыл бұрын
Sufiya hadad oo fiirsatid waxay shabahan shaico ilahay HA hadiyo
@hamdihassan4666
4 жыл бұрын
Iska aamus jaahilyahoow
@user-xk9po8sb2p
4 жыл бұрын
@@hamdihassan4666 maxaad ku difaacaysa adigu suufiyada jaahil adigaa ahee ma neefafka xaaraanta iyo baadida lagu soo qaado baad u qashaa diinta baro qubuuri baa ty urayee
@inaclaahi3526
3 жыл бұрын
Ehlu sunna waljamaaca salafiyiinta xaqqa way cadeeyeen. Sheekh maxamed cusmaan. Sheekh maxamed Cabdi umal. Iyo culimada kale ee Salafiyiinta ah ilaahay ha xifdiyo. Suufiyada ilaahay xaqa ha waafajiyo
hhhh ala beerka nin asoo qawan khutba aqrinaa subxanallah. kuwaan waa jaahiliin diinta halaga qabto
@stanleyipkiss46
9 жыл бұрын
Marco Reushhh
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
culumada fakaga haku labin jahil a thy
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
culumada fakaga haku labin jahil a thy
@guledmaxamed2646
7 жыл бұрын
Marco Reus ma adigaa wax garanaya xoolayahow magaca kuugu qoran iyo ciyaartoyga ku yaala muujinaya jaahilnimadaada badow si xun u ilbaxay
@bogganaseexadaislaamka8659
8 жыл бұрын
aloow ka qabo islaamka kuwaan shabaab sheydaan
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Hhhh waa kuwaa xaqa cadaynya wll idinku maxaa dadka u faaidaysaan Al shabaab iyo kuwan kala dhaar dhulka iyo iyo cirka inta ay isku jiraan bay isku jiraan
@OMARMOHAMED-jn5rk
8 жыл бұрын
garsoorayaasha kuwa iska dhigaayo salafiyiinta suufi beenaadyada kuli wa ay isleeyihiin ee ruwaayada umada yaan lagu khaladin
@huseinbeyra3538
6 жыл бұрын
Suufid iyo ictisaam hada waa heshiis dhanka la isku raaacay ma aqaano lkn dhinac bay isla jiraan hada
@yasinxusen6055
5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk yaaab Waxaan cadeeyn maxaad u difaacee Munaaqabsa muxuu yahay
@mohacadeofficial5032
3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 kow iyo toban jeer usoco dhanka ciraaq
@dhacdooyinkaqaartube9567
2 ай бұрын
Kk waali weeye mxaa ka doonaa
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Wll odaygaan ka qaada shariifka u dhiiba dood cilmiyeedka isagaa kaga fiicane
@apthelhakimmedia6978
6 жыл бұрын
maaha in cid LA aflagaadeeyo culima dhegeysta walalayaal
@ahmedduale7495
5 жыл бұрын
Suufiyadu meesha waxba kuma hayaan
@ahmedbile9527
7 жыл бұрын
suufiyiinta allaha haso hanuuniyo
@axmadmaxamadcabdulaahi7692
7 жыл бұрын
Axmed Bile dgggfhhgh
@fagaarahafanka2307
7 жыл бұрын
alla ha barakeeyo suufiyada waa culimada saxda ah
@hamdihassan4666
4 жыл бұрын
Wahaabiyada sanad malaha
@user-xk9po8sb2p
4 жыл бұрын
Qubuuriyiin baa tiin uskaga nacdal alle ha idin ku dhacdee diintii baad ku ciyaarteen
@ayanlegurxan113
5 жыл бұрын
Qofki maskaxleh wuu fahmaya cidi qaldan iyo cidii saxan lkn diintii tegeero aya naga noqotay wan arka alle halaga baqo
@maxamedcabdiqadirjama485
7 жыл бұрын
sidasay ladhuntan shirkiyaadka casrigan
@ahzaabali4489
9 жыл бұрын
Subxaana laah kab kitaab maaha waa BiBle ay suufiyada arbaco walbo aqriyaan. waa in la gubo. '
@abdalabulsho7491
8 жыл бұрын
suufidu waxay akhrinayaan waa wax kama jiraan
@OMARMOHAMED-jn5rk
8 жыл бұрын
sxb waa ruwaayad ay jileen nimankaan salafiyiinta la baxay noo keen sheekh caan ah oo suufiya
@abdikaadirfiile57
7 жыл бұрын
Ninka garsoorka ah ma faarax macalin dawaara baa AMA waa indhaheyga ?
@saynabsaleemaan1625
6 жыл бұрын
Suufi xin madeyso mana isdifaaci karaan
@nuuneiraad3575
3 ай бұрын
Odeyga suufigaa ee hore caami buu ahaa merkii shirkigii uu watay la cadeeyay buu wxuu sheego garan waayey merkaasuu bilaabay mxa faraha la iigu taagayaa 😂😂😂😂
@sadishladan4558
8 жыл бұрын
alow nahanuni dad udodayo nin xadka ale shegtay acudu bilah wamaxy halagan war mesha shirki ayad kuheysane ilahey utobad kena
@realfacts5613
7 ай бұрын
38:01 aayadi uuso waday wuu ka booday waa xadiith kulaha😂
@ubahabdikadir1028
6 жыл бұрын
Suufi wax mesha kuma haysiin ee diinta allaha idin fahmsiiiyo
@abuxaniifaxaniifa1149
7 жыл бұрын
أهل السنة waxaa ah kuwa dinta difacaya ma,aha kuwa dhahayan Sh cabdi Qadir waa ILAHY
@nuuraxmed7049
4 жыл бұрын
Hhhhh war meesha waadku ceeboowdy
@jalbisgeelqaad984
2 жыл бұрын
Kkkķ la garan karin ku lahaa hadaan la garan karin ma adaa gartay wax jira maaha suufiyo kuligood waa dad xanuusan
Laxawla wlaa quwata ila bilah waba carur cadiya suufidu wlh hal aqoona maleh wa kufaar cadiya
@dhacdooyinkaqaartube9567
2 ай бұрын
Dadka lama takfiiriyo zxp
@somamusictv7309
10 жыл бұрын
Caadi maahan
@sharifonuur9725
9 жыл бұрын
Illaahay xaqa hatusiyo salafiya
@ilyaswarsame7585
Жыл бұрын
hhhhh
@elmnycollin1508
6 жыл бұрын
Well, anigu Wahaabi ma ihi, afkaarta Wahaabiyadana qaar Baan ka soo horjerdaa. Hase ahaatee, wahaabiyada waan ku raacsanahay in waxyaalo ka mid ah waxa ku qoran buugaagtaas ay ka Badbadin yihiin. Dhinaca kale, shiikha metalaya Suufiyada Mashable COD kar yaqaan nidaamka niqaashka. Waa siday ila tahay.
@abdirahmanfaisal402
3 жыл бұрын
Wll aad baa u mahadsanthy waxa aad ku dhaqaaqday lkn wahaabiyo maxay ku qaldanyhin inaa la hortagtid si ay kaaga jaahil bixiyaan waana hubaa inay kaa jaahil bixinayaan
@jamacmaxamuud5517
4 жыл бұрын
Qokastoo dhagaysta waxay ilatahy inuu xaqu ukala cadaanayo iyo suufiyadu inay yihiin dad aan diin haysan
@abdaleali609
4 жыл бұрын
Wa runta wll
@LiibaanCabdiqadir
2 ай бұрын
Suufi ayaba diinta dadka barta kuwan salafi la dhaho suufiya wax so bartay salafi wax ka jaahilsan lawaa
Hhh wll kala saar dadka takfiir ka saar jaahil baathye
@aydarusabubakar5052
9 жыл бұрын
wahaabiyo diin mayaqaanaan ee suufiyo waa dad diinya yaqaana
@mahamedcusman3402
4 жыл бұрын
shirki miya Diin noqday
@nuuraxmed7049
4 жыл бұрын
Suufiyiintu waxba mayaqaanaan
@AbduqadirMohamedSalim
3 жыл бұрын
Illahey kabaq
@nuurcabdullahinuur3668
7 жыл бұрын
kkkkk ilaahey dadkuu uekesiinayaa
@UweysWali-qt9bc
2 ай бұрын
Sh cabdulaahi cali gurey caalim ka cilmi badan Majiro Haduu jiro Manoola Alx shiikhayga sh cabdulaahi cali gurey
@xasangadaa6916
5 жыл бұрын
Sufiyadu diintay ku xiyaarayaan yan waxba la dhagaysan
@kabtanfiqqi9971
7 жыл бұрын
wahaabiyada waa dad contract soqaatay
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
dabal contract afka ka qaba culumada
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
dabal contract afka ka qaba culumada
@abdihassan1995
8 жыл бұрын
war nimankii suufiyada ahaa maxaa ku dhacay.
@farahabdulah9833
7 жыл бұрын
Dooda iskadaafa sufiyada waxaykudoodayan sh abdijeelani waowliyo lkn maha sas wuxuu ahaa adoon ale ooale caabuda unatoobadkeena ale lkn sayufahmeen mahan caqidadonana waqalad runtii
ruwaayad lagu ceybeenaayo suufiyada waayo suufiyada waa culimadii asalka ee soomaaliyeed ee mudada dheer geedaha hoostood iyo masaajida wax ku soo barn jiray lkn si walbo oo loo dacaayadeeyo iyo ruwaayad walboo la jilo sharftooda ilaahey baa kot u dhigay rag sacuudiga uu u soo diray in soomaaliya qilaaf diineed ka abuuraan waye kuwan la baxay salafiga damul jadiid al shabaab takfiir gabigood wexey ku aftirsadaan muxammad bin cabdi wahaab ilaaheey hanaga qabto diinta ey sida qaldan noogu badalayaan
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
oday diinta si jahilniama ah aya u karanayan dijnta sifiga wa sida ay yhin
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
oday diinta si jahilniama ah aya u karanayan dijnta sifiga wa sida ay yhin
@yuusufmuse2054
7 жыл бұрын
oday diinta si jahilniama ah aya u karanayan dijnta sifiga wa sida ay yhin
@ibnhassaan5674
4 жыл бұрын
Xayawaan baad tahay, waryaa ma waxaaas Shirkiga ah baa diin ah, Gaal walba wuxuu doono hanoo sheego, mida kale Wahaabiya yaa la dhahaa mase taqaanaa sh.Muxamed Candulwahab mawaxaad mooday kuwa ayagoo qaawan minbarada fuulaya oo kale ? Aqoonta markay kugu yartahay, caqligaaguna eber yahay waa sidanoo kale Walahi waxaan suufiya lagu sheegayo waa cawaan kufaar ah waxaas xagee laga keenay suntan yaa wadanka nooga saara walahi shabaab baa dhaanta yaahuu!!!
Пікірлер: 156