Allah ha jabiyo cadowga gudaha iyo ka debedaba insh Allah jamuriyada Somalilaan guuuuuul ❤
@Jumu-rb5bi
21 сағат бұрын
Salam alaikum Akhyarta Soo daa warka Weldon wisdom attain thanksvm buddy ubaxle Media 24 SSB mujahideen guul qarannimo wins momentum WA Bilahi Tawfiiq.
@Jumu-rb5bi
21 сағат бұрын
Warku WA cad yahay ubaxle Media 24 Birmingham SSB mujahideen guul qarannimo wins momentum WA Bilahi Tawfiiq.
@abdirahmanmohamud1635
22 сағат бұрын
🤚🤚waa ku salaamaynaa ubaxle media 24
@AlikaysaAli
21 сағат бұрын
Guul ssb somaliland
@Jumu-rb5bi
21 сағат бұрын
Keep up the good reporting newsreel Weldon wisdom attain thanksvm WA Bilahi Tawfiiq.
@fardusajamamire2929
22 сағат бұрын
Wax la abaabulay sidi rer awdal loo ga horkeni laha Madaxwayine Muuse Biixi Cabdi oo lo kicin la haa baa laa abaabulayaa ee lo qaxin laha rer awdal cajayib xisbiga wadani dalka ha laga qabto😢
@KoosHassan-w9s
19 сағат бұрын
Haday iyagu doortaan in ay qaxaan waa dookhoda gurigaaga ha gubin in layla baryaa waa dhibaato
Ciiro dhagax qudha ayu donaya iin u 2 shinbirod ku dilo hosta reerkisa ayu ku yidhi xisbi aad leedihiin la so baxa dhinaca kalena Ina xashi iyo xirsi ayu xayesin beena la wada lakiin waanu la socona khiyamada ciiro.
@saynebxasan9049
21 сағат бұрын
Cabdulahi dahab wa ninka ugu muwadinsan wa jeclan laha inu sobo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@jamaadnuura10
19 сағат бұрын
Me too, he is true patriot
@kawsaribrahim5517
20 сағат бұрын
Asc wadani waxaa wata faqash iyo huwan waa soo dhawanay in Samaroon soo sarato xisbi waayo wax in rogay sadax nin oo rer shakh isaxag ayaa ina walay in shalaa waxa rajanay in kulmiye soo baxo waayo kulmiye waxu ka daacad yahey difac qarank guul Somaliland ❤
@AlikaysaAli
21 сағат бұрын
Heter somaliland kaca wadanka waan ciidiinii iyocirdginii
@aishamuuse202
22 сағат бұрын
Waa cajiib ma qolo qolaa laysku dooranaya mise qaran oo markaa halkay xukumayaan qolooyinka xisbiyada isku magacaabaya. maanta in doorasha laga hadlaba may ahayn ee difaaca dalkaa loo midoobi lahaa ilaahow si khayr qabta ka dhig ummadu dadkay dooranaya haka fiirsadaan
@KhadaryYusuf
22 сағат бұрын
AAMUSNAANTAADA HAKASHADAADA AYAA MUUJINAYA IN MEESHA AAD U SOCATAA WAQ UCID.
@XamdaCumar-m6h
10 сағат бұрын
Guuul somaliland kuwo khayrleh alle haynoosoo saaro
Mohamoud hashina waxba ma helayo waayo runtu wa garxajis inanu u oglayn in u waayo xisbi markaas moxamoud hadaabad u aragtay kulmiye oon dhaqaaqayn kalsooni badan ayaa ka muuqata laba urur oo kale ah hormood iyo ogaal labaduba way ku bireen waliba wabari na qudhiisa badh ba raacay kulmiye all in all kulmiye wu kalsooni buu qaba wu shaqaystay dadka shicbka aan hadlin oo dhami waa kulmiye insha all kulmiye ayaa heli doona
@MohamedFarah-z9d
9 сағат бұрын
Jamhuuriyadee. Reer khiyaali ku nool.
@canbaro-p4r
10 сағат бұрын
Habarjeclo caqligu ha shaqeeyo hadii kale ina xaashi iyo xirsi. Jar haydinka tuuro
@UbahMohamed-t4g
20 сағат бұрын
Wcs
@fatoomasomali4665
18 сағат бұрын
UBAXLOW WAXAAN MAQALAY IN X̌ISBIGA WADANI SOO SAMAYSTAY KAADHADH LAGANA SOO DEKIYEY KENYA NARIOBI HALGA TAXADIRO
Awdal waxay wadata hilaac marka hilaacna kulmiye ayuu ka tirsan tahay marka muuse banaan ayuu codka ka qaadanaya
@RasheedKhalif
20 сағат бұрын
Reer hj kabaha ayaa lala dulmaray oo caqligoodi baa la caayey adeer hj maxaa idinka qaaday damiirkii waxaa hubaala inaan qof habar yoonisi uun cod siinaan ina xaashi ee filin baa loo degey oo odayga waa lagu shaqasanaya si uu ciro codka hj ugu keeno wake up hj
@Sirad47
12 сағат бұрын
Waar nimanyahaw waxan odhan laha doorashadab ha la inaga joojiyo oo dadlka halla difaaco waayo hoosaasin miidhan baa is hoos ordaysa ee halaga feejignaado.
Пікірлер: 56