marka hore waxan leeyahay allaha noo xifdiyo shiiqa iyo dhamaan wax garadka & umada oo dhamaanba laakin sh musdhafa waa miisaan culus maalinta lawaayona agoon bynu nahay balse waa inaan kafaaiideeysano inti goori goor tahay
@maxamedeeqadan4444
9 жыл бұрын
masha Allah jaza kallah sh mustafa xaji ismaciil inagana allaha nagu anfaco oo kuwii wax ku qaata hainaga dhigo aamiin aamiin
@rasmith5106
8 жыл бұрын
I love sheikh mustafa. May Allah reward him inshallah. May Allah bring peace to my beloved country Somalia
@saalimshow4738
8 жыл бұрын
msha alah sh mustafe adban ku aminsanahy run ahanti wxadthy aqonyahnka dhabta ah ee somali ledahay iyo islamkuba ee xilligan cilmi farabdan ayan ka faidesany cwa midakle africa tv 4 waxn idinka codsana inadsogalisan qeybaha kle ee muxadarda shiiikha wadmhddsantihin
@soomaaliyuun603
6 жыл бұрын
Manshlh my role model sh.mustafe inshalh my Allah reward u ......my lovely country somlilnd bring it recognition
@mubaariksiciid8048
9 жыл бұрын
mashallah sheekhu wuxu abaaray meshi ugu fiicnayd alle ha inagu anfaco hayna garansiiyo inshallah
@12Hydrocarbon
9 жыл бұрын
To the academicians--implementation of the points the shiekh highlighted is what we need to apply. To those of you who believe in Somaliland, Puntland, Jubbaland and the rest of the lands, its time to reflect on what the sheikh talked about in this lecture. If you are someone who can conduct simple research, please understand the platform in which these regions I mentioned are built on by our neighboring countries. We respect our neighbors, but we should know the history between Somalia and Ethiopia/Kenya. They want us remain in this condition so that they remain the main players of the region. Brothers and sisters, we should focus on how we can eradicate "tribalism and regionalism." We are stronger united and we are weaker divided and will remain under Kenya/Ethiopia if we choose the division. We should focus on educating ourselves and learning our religion as well so that thriving community forms. May Allah reward the sheikh his efforts to spread good and motivating our students-for they are the future leaders of our nation. I encourage everyone to do their part so that we will one day achieve our goal insha Allah. Asc wr wbr.
@Nuuraxmed
9 жыл бұрын
waw, this nice
@rasmith5106
8 жыл бұрын
Mashallah Brother. We need more people like you.
@aalaayasin1482
5 жыл бұрын
Mshalh wllo allaha maskaxda hakuu bareekeeyo👍👍👍💓💓💓💓
sheeq mustafa alah ku xifdiyo aduun iyo aaqiro aamiin . muqaadaraad ka laga is ticmaalo baadiyaha kaliya maaha qaad oo kaliya xashiishka xataa waa la geeyey meel noo fayoow ma leh.
@drissamikdadmed5881
9 жыл бұрын
jacak ALLAHU khair cheikh ismail
@cabdullahisheikhhasaan8933
8 жыл бұрын
masha allah allah haku xfdiyo shiikh mustafa aduun iyo akhiro
@faysalayanle8624
9 жыл бұрын
Mansha allah sheikh illaaahay haku xafido,;caqligana hakuu barakeeyo.
@asiacadeyabdi9079
9 жыл бұрын
Sh nustsfa legend man wanaume your real man
@sharmaarkeali2392
6 жыл бұрын
macha allh sheikh mustafe allh hanookaa xafido
@mubarekmahmud310
9 жыл бұрын
Maaancha allah Allah yahfadak
@mohamedsuliemannourcasaawe7418
8 жыл бұрын
ilahay ka kuugu bedelo xasanaad shiikh mustafe shiikh ismail
Muxaadaradan waxay kufiicnaan lahayd xitaa madaxda in ladaawisiiyo.
@hassanabtidoon5452
9 жыл бұрын
Umada Somaliyeed inta dadka hor boodaysa ee kolba dhan u hogaamisa mar dagaal mar nabadayn iyagoo maslaxadooda ka fushanaya waxad mooda inay yihiin kuwa ugu jaahilsan marka iyagaa uga baahi badan in latoosiyo umada kale
Пікірлер: 35