Bal masuuliyad Darrada inta leeg Eega iyo raggaasu Siday naftoodii Iyo maalkoodiiba Halis u galiyeen
@user-rl9zo2xj3z
Ай бұрын
NAFTA ciyaarta halagadaayo
@zakariacabdi7751
2 жыл бұрын
wlhi wan jogay malintaa
@maxamedmuxumedcawl1511
3 жыл бұрын
Gaadhigaa candhamaydkA WAA BAKHTI
@faysaljaaliyada3551
3 жыл бұрын
Laan dheeraa soo jiidhay waa uu qaaday
@khalud1272
2 жыл бұрын
Dabaalkaan qoslaayo maxkw ahaay!
@puresomalilander6951
3 жыл бұрын
Wlhi dacarbudh ana ku dhashay daadka saan u aqaan darawarlkan muu aqoon biyo welina muu marani saan u arkayo Waayo darawalka waxa lagu yaqaan daadadka mari jiray inyu ka dego gaadhiga uu eego biy aa kadib qiyaaso biyaha daazka inta leeg ayuu kuso tuuray Kuwa leh dhagaxba haya xaga hooso ka qodaya
@craxmaansoodaani652
3 жыл бұрын
Marka hore ayaa laga joogaa daadka wuu isku sooqaadayaa miyuuna aqlilahayn
Пікірлер: 98