Waa dadkii hore. Good sense of humour. Feel sorry for her though. Waa dadkii bulshada magaca iyo maamuusta ay ku leeyihiin ku dhax noolaan lahaa. Alloow ummadan u sahal. Thnx
Maasha allaah maamada weey iga qoslisay tera mota waayo waayo sei grande maamo
@nimcoh1532
5 жыл бұрын
Aamiin Allaha kuxafido kheeyre iyo farmaajo
@mamaunique411
5 жыл бұрын
Solo halyey aqoon iyo wadaninimo leh ilahay ha noo kaa daayo adoo kalena somali ha ku badiyo❤️
@MudaneSooyaal
5 жыл бұрын
Doowaladda talada heeysa meel wanaagsan ayay dalka ku wadaan canaasiirta gudaha iyo cadawga dibeddaba Allaha ka dhigo cagta hoosteeda.
@ashaoali8020
5 жыл бұрын
Qof walboow waxaad ku tari kartit Wadaankaada ku tar ama ka,aamus please people.
@saidojama1170
5 жыл бұрын
Sax waa runtaa walal mcn
@HawaA-w9g
4 ай бұрын
Wax tarka ayeey ka mid tahay in aad ka hadasho mamul xumada, Ku takrifalka awooda dhul boobka hantida qaranka Iwm Dowlada waa wada leenahay
@abdulkadirmohamed7667
5 жыл бұрын
asc sola somali hanolato
@Yuki-fx7sk
5 жыл бұрын
masha alaah mama fican o qalbi ficaan waaye ohadaana waaya arag ah
@smearbinali5584
5 жыл бұрын
Dadbaay meelibugtaaah
@hassanabdirahman2923
5 жыл бұрын
Masha alaah mama
@sunta1294
5 жыл бұрын
Asc abdinaasir solo Masha allah aad kuu tagera sidaas dadka jaahilks ugu hagar baxdo ood wax u fahansiso dadka mucaarad Ay madaxa kagalan waqti aan mucaarad iyo dal dumis marabno aad kaga mahad Celina fakarkada fiicaan
@nimcoh1532
5 жыл бұрын
Hooyo wadani
@yufamoha779
5 жыл бұрын
Maamo soomaali xalaala
@samijohn4271
5 жыл бұрын
Mamma Somaali asal ah waa taa. Allow dadkaan hada jira ee Somaali diidka ah. Allaha naga qabto.
@saidojama1170
5 жыл бұрын
Sola portal wadani lagu faano dalkaaga kugu faani doono insha'allah
@elmicadow9004
5 жыл бұрын
Qaranimada, iyo gobonimada hala taageero, yaan la quusan
@Zizouu94
5 жыл бұрын
Ayeeydeey cml aye u hadlesa tolka miyaa 😜 cimri dheer ku rajeyna ayeeyo mcn and guul mudane farmaajo & kheyre 😘🇸🇴💙
@mohamednuur5867
5 жыл бұрын
#Macalin #C/Nasir #Sola Qof Wax badan Tagyero u ahay Inta Somali social media so gasha Runti Waxaa tahay qof wax laga faaido XaqiiQda waxay tahay na ku hadla GUULAYSO umada somaliyed waxan leeyahay '''dowlad way imaada wayna baxda lkn Calanka Waa Calankena Somalinimada Ha sareyso insha alah
hadii aad taageerto sola waa nin somaliyeed malyuuna waa gabar somaliyeed marka qofka wxii uu taageero lama fara geliyo abyo anigu waan taageera labada waayo waa dhiigeyga somaliyeed kan fiican io kan xunba wey ila dhasheen marka waan isku wadan viva malyuun cali viva sola nin wax garad ah baad tahay
@banadirhey3011
5 жыл бұрын
Sola shalaye mad dhaalataye miicnah labasano ka hoor waligeye ma araag adiigo dowlaad taagerayo waliba so dhaaweyenayo xata wadani ah meeqase wadaani si ahaan doonta?
@omarabdisamad2129
5 жыл бұрын
Halyeeey Solla Aad baan kuu salaamayaa waxaan nahay taaageero buuxda oo ka dhan ah dalkrena waana sharci in aan taageero gar iyo gardaraba. guuul cadowgeenana cagta hoosteeda
@qumandheer2982
5 жыл бұрын
Asc wll naasir maashaa alaah was hore usoco dadaaleysaa
@carinohope3117
5 жыл бұрын
Asc sola viva somaalia.
@dfghbbcgghjm5356
5 жыл бұрын
Hoyo wan Ku salamy mashllahu ilahow soomli walnimdii wada dhalshdii rabow no so celi iyo nabd
@zaknur7059
5 жыл бұрын
Amiin
@fatuuxahmed8477
5 жыл бұрын
Mamadan dadkii horey waaye adkeeda Allaha no aqbalo
@fidhigfaytaan7138
5 жыл бұрын
Waa halyayyad qaliya allow dhowr
@abdinasirxersi5097
5 жыл бұрын
hada miyaa ama markii farmaajo tagaaya ayaa roma bilka hor
@habibaabdalla8264
5 жыл бұрын
kkkkkk mamada wey Iga qoslisay 😅😅😅
@Som-Hanoolaato
5 жыл бұрын
👍
@hassanahmedmohamed5979
5 жыл бұрын
Somalia hanolato
@allnineandsix9457
5 жыл бұрын
Dawlad daaguut ah intaad taageeraysid fadlan xaqa taageer ,diinta u olo oleey inay kor noqoto ,tawxiidka baro ,ee Ku dhaqan,intaad taageeraysid dawlad sheydaan oo diinta San Ku dhaqmaynin
Wixii khayr iyo farmajo rabto Salaam maahan kkkkk Halla daaya qaylada iyo cayda mucaarad waa lå noqon karaa khayr iyo farmaajo dhulka maahan berrina way ka tegayaan
@haliomarhassan9620
5 жыл бұрын
Maasha allaah mamada
@khadranuh870
5 жыл бұрын
Raga calankii somalia dhulka ku jiday oo hadalkii aadan bare u riyaaqay ma somaalibaa horta mise waa qarandumisi photo wa su sale ragaa ma waxay rabtaan in ay wadanka doorasho kagalan mamulan somaliyi waa idin ogaatay xagee dalka aad qayan ten kamaridoontan somaliyi waa ogaatay ma kanya idin gadatay oo dhuni qatayaal baa tihiin
@neecaawm8583
5 жыл бұрын
QABIIL DIINEED AYAA DADKA AAN WELI FAHMIN KU CAYARAYA MADAXWEYNE NIN SOO NOQDAY BAA RABA IN UU QABIIL KU KICIYO JID BAALA XIRAY
Asc walalkey waku tageta wanna dhuxa fakarkada salimka waxana ahay tageradad waxa ka codsana Ina iska dhafto mama malyun afara heda wayo asiga Kuma ficna Ina gasho afara heda wayo sumcatada hos udha ceyda waxa tahay nin sharaf leh oo bulshada Kula socoto mamadas ma walna lkn way isku finisay murayad wa Isla shekesatay marka inta uu hili isledahay waxa hos ushacayo sumcadada wall is ilali wa iga talo
Пікірлер: 59