Masha allh walal kitaabkan waan u baahnahay halkee ka kala soo xiraaraa
@AbubakarAsSiddikAcademy
2 жыл бұрын
+2540791591729.shukran
@nasrodagan6129
2 жыл бұрын
Macalimkaan khayr allaha siiyo macalin wan kugu xiranahay barnaamijyadaada midna ima dhaafo hooyan ahay Ana raba Ina ilmaha hingaada guriga ugu dhigo waad icaawisay illahay ha ku caawiyo ino so Badi hingaada ilmaha
@AbubakarAsSiddikAcademy
2 жыл бұрын
Shukran walaal,Allah haku barakeyo,walahi i aamin wad ku bari karta,soo mataqaanan umulkhayr ayado yar yan soo galiyay ayado yar hada quraanka ayada aya aqrisato walal,higaadana way dhameese,qoraal iyo aqrin ,sidaa aan idhin shegayo yan ku baray runti.qeer Allah haku siiyo walashe.
@nasrodagan6129
2 жыл бұрын
@@AbubakarAsSiddikAcademy haa umulkhayr wan daawaday Masha Allah aliphka ayaan ubilaabayaa maalinkiiba Hal xaraf 30bari kadib inshallah maxaan kale oon ugu xijiyaa haday aliphka dhamayso macalin
Пікірлер: 14