Maryaneey cawa isku hawlbaynu nahay e Allah haynoo wada fududeeyo i shaa Allah
@XaliimaCadceed
Ай бұрын
Masha allh illhy hadin fududeeyo ani 15 habena dhalanahy alxdulllh
@Khadro8796
Ай бұрын
Aamiin
@nasrocumar603
Ай бұрын
Wcs masha'allaah family aan ilaah dartii ujeclahay baa tihiin alle ha idiin barakeeyo.
@aminaawil8037
Ай бұрын
Sister and brother tiin ka hadala guryaha dadka ha fargalinin oo ha sababin in guryo isku dirtaan ka fiirsada hadalada aad lacgata ku samaynasan Masha Allah
@user-sn5yz7vg8v
Ай бұрын
Wadan carved jogan o xaasaska dhrka xata u ninku dhaqo halayaa bin Ma rag somaliyed qalbiga asag saan sameynaya Hadii usanba dhaqo aadin o isago daalan imaanin
@JamiilaSaidHerse
Ай бұрын
Masha Allah cabdilaahi aad baan kaaga walwalsanaa allxadu lilaah caafimaadka Allah ha kuu saaidiyo maryana allaah ha u fududeeyo aamin yaa rabi.
@ShukriAli-Abshir
Ай бұрын
Awalan waan Idin Salaamay Alxamdullilah Maryaney mar hadi Abdullahi o Cafimaad Alle ku Shukri Adigana Alle waxaan kaaga baryey Ummul Fiyoow affar Indhood o farxad ah Waa maama idin taagerta o aan waligeed comenti idin so qorin maantase Farxad baan uso qorey Xaajigaga o Cafimaad qaba Nabad Allaha ugukala keeno Ameen Ameen Ameen Yaa Rabbi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@DeeqoTaqal33
Ай бұрын
Aamiin ya raaaaabi dhamantoda ❤❤❤xppti slm laaahi ❤❤
Masha Alah ilahay si nabada ilahay hakugukalanabadkerno Aamiin❤❤❤
@caliyocabdiwaxid2336
Ай бұрын
Walashen maryan alaha ku fududeyo
@SaidAli-bl8du
Ай бұрын
Congestion my brother u have lovely wefe❤family
@fartunabdullahi9804
Ай бұрын
Masha Allaah welcome back beautiful family wcs wr wb aamiin Yaaaa Allaah ❤❤❤❤❤
@QueenMuniiza
Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤
@Hooda36
Ай бұрын
Masha'Allaah quruxda qoyska2 brother and sister illaahay haidin lajiro isku waara ubadkana illaahay haidin xiftiyo maryan foosha my Allah make it easy for you ameen 🎉❤❤🎉
@safaaa94
Ай бұрын
Ilaah haku fududeeyo macanto afar idho is jecel alaha ku siiyo
ASC maansha Allaah Abdillaahi illaahey ha caafiyo adigana illaahey ha kuu fududeeyo umul caafimaad allaha kaa dhigo maryan Qurbo umul ma leh. gabdhaha Qurba joogta ah umul ma leh ee u soo duceeya umul caafimaad qabo baby gana caafimaad leh allah ku siiyo Aaaaaammmmmiiinnnnn❤.
@SeynabGahnug
Ай бұрын
Aamiin anagaba nidhiye ilahay maryan how fududeeyo rabigay how fududeeyo 🎉🎉❤
Пікірлер: 229