👍🏾 maansha Allah wa farxad runti gabadhan ilahey ajar ha siiyo. Wajib in la taageero. Dad badan anigu ka mid ahey ayey rajo gelineysaa iney dalkooda maalgashtan. dalaaladi beenta badnaa wa laga raystey. Horey usoco Walashey Ajmal✅
@Maxamedshiine7
Жыл бұрын
Masha Allah walaal Sacdiyo jazaaka Allah guuleyso
@ibnusalahmohamud9367
Жыл бұрын
Thank you for your inspiring video Insha Allah we will take advantage of it
@lalakids907
Жыл бұрын
Wlhi wa raqiis Mansha alllah ❤️ thanks abayo
@maryamhassan8093
Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay habaryar
@lalakids907
Жыл бұрын
Mansha alllah ❤️ Allaha no xifdiyo wadankeena . Thanks abayo
@queendm1317
Жыл бұрын
Waaaaw I love the camera 📷 beautiful and clear
@aminahussein-hassan522
Жыл бұрын
Mahadsanid macaanto
@ruqiyoxasan8119
Жыл бұрын
Maasha allah hadalka badan ayaaba fiican
@nuroducale7302
Жыл бұрын
Masha allah.
@maryanomar1878
Жыл бұрын
Abaayo hadaad dad hesho Insha Allaah anigana igu dar hal boos ayaan kadonaya hadoo Alle e calfo
@guidetoquran9240
Жыл бұрын
Maasha allah abaayo mahadsanid waa u baahanahay waakula soo hadlay whtsup iisoo jawaab abaayo
Walaal dhulka ku yaal baadiyahaas markaan ka bixinaayo 12000 waa qaali
@gabarwaalan
Жыл бұрын
wlh hadan 12k haynlahaa wanba iska iibsan lahaa sanad kadib 8-10k gaaraya dhulkaas insha allah lix bil kadib hadow jaaniskaano kale isoo maro ma dhaafayo
@fadumoibrahim1679
Жыл бұрын
Asc abaayo waxaa so dhigtaa mobilekane ma qabaneysid ?
@shumacnuur8976
Жыл бұрын
M.a wahayan wax badan I dhaafey safara ku maqna
@madaam7164
Жыл бұрын
Hal boos iku qor abaayo sakal ila hadaan ku radinoya hee
@bashkacali8364
Жыл бұрын
Yaa isku darsanaa
@maryanomar1878
Жыл бұрын
Rumiyaa
@israyusuf5489
Жыл бұрын
Ascwrwb anigana qof ila qaybsada nus iyo nus aan ukala qaadano
@bashkacali8364
Жыл бұрын
Isra Maximo hada diyaar ma tahay
@maryanomar1878
Жыл бұрын
haa
@abdulahisheikh8290
Жыл бұрын
Wali mala heli karan dhulkan
@maryanomar1878
Жыл бұрын
yaadonayo
@Mohamed-qt7ql
Жыл бұрын
Gabadhaan waa hadal badan tahay . Ma wax bee wacdineysaa mase. Dhul bee soo bandhigaysaa
@luul.andabdalla1097
Жыл бұрын
Adeero wax gado oo warka dhegeeyso
@hussein00057
Жыл бұрын
Ka xishow walashaa
@ahassan1225
Жыл бұрын
Sxb adiga oo kale waxaa la dhihi jiray. War wareegtooy, wax ma gadatooy. Anagaa hadalkeeda badan u baahan, dhageyso oo wax gado haddii aad awoodo haddii kale ka lugee meesha.
Пікірлер: 35