Adan Khadarow ugu cudur daarimeyno wll qaali ee ayaga laga rabaa in ay iska qabtaan shisheeyaha. Hadii kale haka wareegaan shacabka hortooda.
@wejdanaabdurahman5973
4 ай бұрын
Definitely. May gadood sameeyaan goormee iska riyadaan heeryada gumeystaha ilaa qiyaamaha ma noola talinayaa
@Abdirizak_Hakim
4 ай бұрын
Wa run oo shacabka ma xaqiiqada u sheegan oo tusaan ama indhaha shacabka u jeediyan xaga ay heeryadu ka saarantahay marka shacabku dagaal ka dhan ah shisheyaha madaxdena mamula ay kula safan lahayen madaxda
@CarafaadNaasir-vj3mw
4 ай бұрын
Maxay ka horbaydhaan kiiyimadaba waa lamide
@m.galool
4 ай бұрын
جزاك اللهُ
@Kingdom_of_moveis
4 ай бұрын
Dowlad aan islaam ahayn somalia ma xukumi karto Waxa nahortaagan waa dimoquraadi iyo sharciyada gaalada ee nalooso meerinaya Somalia is the next Afghanistan❤❤❤ Diinta iyo shareecadu hasarayso
@ahmedabdi319
4 ай бұрын
Waa runtaa, Sh umal kzitem.infoUgkx_rAm0vCIfHuieHYtk9tiUmCtPVGNIYyk?si=QwcepuCV01sdfsr0
@maxamedxasan2855
4 ай бұрын
Halkaa yar Jilci 😂😂
@ahmedabdi319
4 ай бұрын
Next Afghanistan micnaheeda ma aha shabaab ayaa sidii al qaacidah soo laaban, shabaab diinta ayagaaba duleystay waana Qurun, dooni meyno nabad diidka, sidaa si lamid ah dastuurna doonimeyno.
@maxamedxasan2855
4 ай бұрын
Diinta ma iyadaa is xukumaysa yaa dabaqaya Ma Amisom iyo marayankan iyo Muse bixi hhhhh What ajoke😅😅
@ahmedabdi319
4 ай бұрын
@@maxamedxasan2855 Dastuurka hada jiro hadii arimaha xuquuqul insaanka UN 1948, dimuqraadiyada iyo sareenta shacabka/ Dastuurka la badalo, maxkamadahana Quraanka iyo sunada lagu maamulo waa ok.
@MursalAbdirashiid
4 ай бұрын
Adan sahan Wa runta Hal madxweyne ayaa Ugu dhowa oo shisheyaha iska Dhiciyey rabeyna inu Atmis lafteda Kasaro wadanka waana Farmaajo lakin watas Sidaas ah hada
Kuwa somaliland iyo ku somaliya joogo waa isku mid waa doqomo xasan iyo muuse waa doqomo u kireysen galbeedka 😡😡
@Caaisha..
4 ай бұрын
Wacalaykum salaam❤
@MuxamadAxmad-i8b
4 ай бұрын
Khayr allaha kusiiyee waan fahamnee maxaan samaynaa hadaba hadaan dhalinta nahay maxa lagala gudboon qadiyadaas الله يبارك فيك
@GaradAli-id2uf
4 ай бұрын
Waar nio podcast 48 xeer maad ka xiisa dhacday beryhn masoo galiside
@MaxamedCwali-my2ot
4 ай бұрын
Mnsha allaha 👍👍
@مباركعبدالرزاق-ض2ك
4 ай бұрын
Seba loga xorobi kara mamulka shisheye tolow
@shariif2143
4 ай бұрын
Hadii eey waxaas oo dha ee ogyihiin mexeey noogu qariyeen ee noogu sheegi waayeen
@shaqalecabdikariim9233
4 ай бұрын
Lkn aadanow farmaajo looma talin jirin Ugu yaraan waxbuu ka diidi jiray
@Sumadeena
4 ай бұрын
Niyow mid waad ku saxan tahay midna waad ku qaldan tahay, inkastoo faragalin jirto Laakiin siyaasiyiinta soomaaliyeed waa liitaan. Hankoodana wuu hooseeyaa. Aduunyada qof aan cadow lahayn ma jiro Laakiin waa in qorshe la timaadaa oo geesinimo muujisa
@Ixsaanmedia.vwatch
4 ай бұрын
Asc dhamaan dadka jecel khayrka iyo diinta waxad halkan ka heli kartaa muxaadarooyin nagu soo biir
@KM-us2yf
4 ай бұрын
Yaahu...waa qalad sidaa wax u djigtay cadow ka weyn ma jiro dhexdeena bal firi maamul gobaleed aya la meel dhigaysa madaxweyne qaran
@ahmedabdinasir2005
3 ай бұрын
Eeda inaan iska wareejino oo quruuma kale dhakada ka saaro, inaga saari mayso, fashilka umadnimo ee inagu dhacay.
@maanka4496
4 ай бұрын
Nio wan ognahay in loo taliyo lkn shacabkoda si cadalad inee ula dhaqman waye oo musuqa iyo canshurta shacabka si wanagsan u mareyan
@smaliwolf
4 ай бұрын
Sxbw Excuse-ka jooji oo runta sheeg madaxda iyagaa doorty in loo Taliyo marki ay Gaalka garab waydiiisteen iyagana dhihi kara wadanga noooga baxa lkn ma rabaan oo lacagtaas ayay iska rabaaan
@Mustafe-mc9wq
4 ай бұрын
Hadaa sudee looga bici karaa xaaladan xun ee laguna maamulayo
@hoodo9260
4 ай бұрын
Waa run in kuwa na maamula la maamulo Lkn maxaa diidaya ugu yaraan inay is bari yeelaan u fiirso dawladii Farmaajo wax uun xoriyad ah beynu ka dareemaynay maamulkeda xataa iyadoo loo janjabayey masuulkii raba inuu wax qabto waa uu qabanayaa ama intuu sheego waxa meesha ka jira buu is barii yeelayaa amaa kuwan hada horjoogayaasha inoo ah iyaa la shaqeysta shisheeyaha
@Cool_ACA
4 ай бұрын
illahay in lo noqdo bay dantu ku jirta hadi kale dulinimadasa lagu noolanyaa
@aadancawil47
4 ай бұрын
Xataa hadii faragelinta laynaga daayo majiro wax horumar ah waayo badiba waxeynu aaminsannahey inaan la.aantood waxba aheyn dad dad kale dad ku ah xataa shacab
@Clqaniaxmed-z1s
4 ай бұрын
hal suaal ban qabaa maxa udiidan inay talada gacantoosa kuso celiyaan
@Abdifatah3
4 ай бұрын
Horaan u ogaaa inaan wali gumaysigii ku jirno marba hadii la inoo talinayo oo wax walba oo madaxdeena loi meerinayo gumaysi muxuu dhaama
@wejdanaabdurahman5973
4 ай бұрын
Sababta an madaxa ugu dhagan nahay waxa waaye may keenaan xal an uga baxno chapter 7 kaan na gula dhaqaaye 35 sano mise waligeen sidaas baan ku jireynaa Goormee gadood sameynayaan siyaasiyiinteena waligeen ma sidaan baan ku jireynaa
@mohammedogleh5195
4 ай бұрын
Hadayba saas tahay maxay shacabkooda tuhmaya si dadbanba ha ahatee ugu shegi layihiin in taladu iyaga dhaafsantay
@mariamo9832
4 ай бұрын
Dadkn mdxda noo ah sidee ku ogaladen in loo taliyo runtii waa damiir xumo io dulinimo cad 😢
@Qarandhise
4 ай бұрын
Nacasow orad adeerka u hiil isaga waxba sheeko ciyaal ha waayan
@AyanAbdullahi-o1h
4 ай бұрын
Xaqiiqada jirtaa waxay tahay cidna madaxdeena kuma qasbeyso inay la rarte noqdaan balse dantooda shaqsiga ah ayaa u hogaamisay wadadaas. Qofkasta oo aad u baahan tahayna dee waa in uu dantiisa kaa fushado haba ku burburisee waa sidaa suuqa siyaasadu. Xalkeeduna waa inaad isku tashato
@Beenmasheege20
4 ай бұрын
1aad Ma hilmaamtey Xasuuqii wagalla 🥺
@AhmedomerMohamoud
4 ай бұрын
Af qadh muun af qadhmuun dhalay ayaa tahay asalkaaga ku dhiiro
@zamalemohamed
4 ай бұрын
Aadanow waxaad sheegyso waxa wangsan waa inu cadeyn lahadaa Dadka ma wada caamo aya u haysata dadka aad wax us gidbinyso ma I aad ka aqli badan tahay ismoodysaa aqliyada dadka ixtiraam dadka qaar badan o kaa aqoon badan ba jira zhp imika wlhi anigu maanta KZitemkaga hadaan baadho boqol video oo isburinaya ayaa ku jira lkn kuwan ku dhagystaa caamo ah waxan hawshaadi hayn baad haysaa ka baxa runta aan ku sheegne hadiii Cid ku qabta aad la hadahay
@hadillaium
4 ай бұрын
Si fudud sidee loogu bixi karaa farogalinta shishiiye
@Munasar-17
4 ай бұрын
Mahadsanid ustaad Lkn su aal waxaa tiri intani waxay naga shaafinaysa ciilka aan u hayno siyaaasigeena madaxda ino ah aan u aragno qof isagu dalka lugaha haya Madaxdu sida xsn iyo muse Miyaysan eryi karin wxaan ileen dalka iyagaa maamulee ?
Waa dulmiilayaal In ay dulmiilayaal yihiin waxa ku cad hadalkaaga sababtoo ah haddii ay talin karin oo loo talinayo waxaa dulmi ku aheed in ay talada dalka qabtaan. Waxaana imaan lahaa madax taladooda ay ka socdaan wadankaan
@ugaaz_ahmed_john
4 ай бұрын
nin loo taliyo eersadoow rabigaa kaasho
@faisalabdi1187
4 ай бұрын
Xataa aadan waa loo taliyaaa markaa sidaa iska wada ahaano
@ARDAYSAME
4 ай бұрын
aadanow maad walaal ragaas libaaxyadaa vidio ka soo sameysid siday wadankooda ugu badalen mid wacan iyo taariikhdooda
@sacdiyodiriye9282
4 ай бұрын
Ilaahy ha ugargaaro islaamka iyo ehelkiisaba 🤲muslimiintu awoodii ilahy siiyay ee diinta islamka ahyd ayay sahalsaden wataas dhinac walba way kajabeen
@M.sacid-ys2ie5zx4t
4 ай бұрын
ADAN WALAL QALI GULL IYO GOBONIMO
@Caalim267
4 ай бұрын
Wll muuqaal ka soo samee Afghanistan
@suhaybcrisaaq7858
4 ай бұрын
Aadanow doodani way jaban tahay. Dawladaha Shisheeye farogalin la'aantooda iyo Farogalintoodaba waynu ka horumarin karayna. Fashilkaaga iyo dawlad xumadaada waliba aadan dhisan karayn oo aad soddon sano dhisan kar weyday ha ku doodin in farogelinta shisheeye dartood aad u horumarin ladahay.
@@sacdiyodiriye9282 Qoddob fiican. Laakiin mid baa kaa maqan ma jirto dawlad adduunka ka maarmaysa in ay Caalamka iyo dawladaha kale ee dunida taageero ka hesho. Horumarka dhaqaalaha, amniga, waxbarashada, dhimsaha intaba waa lagaaga horreeyey oo dawlado kaaga horreeyey baa jira ilaa aad kuwaas ka barato oo aad kala soo dheegato waligaa meel gaadhi maysid midi waa taas. Ta labaad waxa weeye yaa ku yidhi dawlad shisheeye ayaad ka maarmi kartaa? Wasaaradaada Dibada maxaa ay u dhisan tahay? Soomaha in aad dawladaha caalamka la sameysatid xidhiidh adiga iyo iyaga faa'iido u leh. Haddaba horta kama maarmaysid ee taas ogow. Ta adiga iyo Aadan ku doodaysaan waxa weeye caawinada ay ina siiyaan iyo farogelinta xad dhaafka ah ee ay ku hayaan maamulka dawladaha Soomaalida soomaha. Taasi adiga ayay kugu xidhan tahay oo madaxweynahaaga ayay ku xidhan tahay. Haddii maanta Xasan Shiikh Maxamuud iyo Muuse Biixi diidaan in dawladaha Shisheeye ula macaamilaan sida dawladaha caadiga oo ay ka daayaan farogelinta khaldan ma jirto dawlad diidaysa wayna ka daynayaan balse yaan doonayn in faraha lagala baxo. Waa adiga weeye. Adiga ayaan dawlad dhisanayn, adiga ayaa mar walba tuugaaya oo odhanaya kaalay Alshabaab iga laa, kaalay doorashada ii qabo kaalay dhaqaale isii. Madaxweynayaasha weeye kuwa mar walba u baahan dawladaha shisheeye iyaguna haddii aad u baahan tahay dee dantooda ayay kaa qaadanayaan.
@najaxraagemursal9139
4 ай бұрын
ilahow nosaha amuuraha
@rumaanmaxamud7236
4 ай бұрын
mushkuladaasi waa loi jeedaa lkn sidii arintaas meesha looga saari lahaa ayaa fikir u bahan
@YahyeFarah-kx7zx
4 ай бұрын
Mahandsnd ustaad ❤
@mohamettdrahimahmet314
4 ай бұрын
Aadan wadani baad tahay
@suldaansiciid2001
4 ай бұрын
Mahadsanid macalin
@MuhyoTinishow
4 ай бұрын
Xalkeedu muxuu noqonayaa macalin ❤❤
@cabdirisaaqaxmednuur1405
4 ай бұрын
Wll aadanoow waad ku mahadsantahay sidaad dhibku halka uu ka jiro aad u iftiimisay lkin waxaa iga codsi ah inaad xalkana aad soo raacisid Ma ogi inuuu qoraalkani kusoo gaadhi doono lkin wax kastaa dunida xal bay leeyihiine maxaa xala ayay kula tahay Aniga ahaan waxaa ay ila tahay xalka dhabta ahi waa in bulshadu isku filnaato wax kastoo laga cuna qabatayn karrana ay lasoo baxdo kadib ay sidaa danaheeda ay uga fikirto ileen wax aan cuna qabatayn ahayn maba yaqaanaane
@ahmedabdi319
4 ай бұрын
Waan hubaa Gaal si walbo oo u xunyahay musuqmaasuq iyo xatooyo ma jeclo laakiin madaxda maanta joogta hantida ayee boobaan, maxaa ku khasbaayo arinkaas? Xamze sidii kheyre wax ma uqabtaa misa waa magac u yaal asagana intiisa booba? Muusa biixi iyo HSM laba kaxun lama arag lama arki doono insha Allah.
@ahmedabdi319
4 ай бұрын
Somaliyo maxaa ka khaldan Sh umal kzitem.infoUgkx_rAm0vCIfHuieHYtk9tiUmCtPVGNIYyk?si=QwcepuCV01sdfsr0
@mohamedsaacid8576
4 ай бұрын
Guuleyso bro
@abyatt2357
4 ай бұрын
Ustaad adan sahan dad caayaya baan ujeedaa khasatan muwadininTa reer somaliland lkin mid bey ilowsan yihiin aadan haduu kasoojeedo belaha waqooyi inusan somalia waxba kulaheyn bal e isagaa min raas caseyr ilaa raas gambooni iskaleh meshuu rabuuuna katalin karaa siyaasadiiisa firfircoona jiilka cusub haduu jaanis ugu helo mar un buu hogamin doona hadii kalena maskixiyan buu umada wallihiis ah ee somaliyed udhisayaa aadana waxaa lee yahay ha uqaban dadkaas sababtoo ah leader ka macnihiisa waxa lagu qeexa indheer garad balse iyaga aragoodu wuxu jooga heerka logahooda oo kale wana mahadsan tahay ustaad ❤
@ENGABDIHAMID
4 ай бұрын
SOMALILAND WAY DHISAN TAHAY RUNTUNA WAA SOMALIDU OO ISXAASIDIN
@cabdiraxmaan8967
4 ай бұрын
Mahadsanid
@waleedmohamed3311
4 ай бұрын
Love ❤️ hogamiye, alah shartoda hayna dhaafiyo.
@MaxamedXasan-w3u
4 ай бұрын
Adan sahan maal mahan waaku tapay
@adammanur9012
4 ай бұрын
Mahadsanid 🇰🇪
@RoodaAbdirashiid-if4jo
4 ай бұрын
2020 ilaa 2024 ayaan ku xidhanahay da'dayduna waa 18 years old 😊
@FuuzuuOfficial
4 ай бұрын
2018 ku xidhanahy daydu 17 ahy
@HamseMohamed-o3c
4 ай бұрын
Waxaan halgan geed dheer iyo gaaban ufuushanay cimrigayga oo dhan sida ogadenia u xoroobi lahed. Insha alh one day
@Abdirizak_Hakim
4 ай бұрын
Jabhadaada igu dar 😅
@arslangolad3994
4 ай бұрын
Sirdoonka marka ay kuu magacawdaan mas’uuliyiin, ma doortaan shaqsiyaad wax garad ah, balse waxay doortaan shaqsiyaad doqonnimo ah oo xitaa naftooda maleegaya.
@abduqadirmohamed7662
4 ай бұрын
Maya adan tan waan kadiiday wax marmarsiyo ah an uhayo majiirto siyasinta somliyeed waa doqomo waa jahiliin waa wax magaratayaal ama halagu qasbo ama halagu qaanciye waa maan laawayaal adanoow adiga booska muse bixii hadaad kujiri laheed bada umada somaliyeed ka'iibin laheed cadowga somaliyed yaah adiguw waliba lagugu qasbaayo waxaas caqliga ma'ahan war erdugan miyeey kacaaqliyaryihiin i sheeg adanoow waxbo qiil ha'uraadiiniin hadaad maanta hoorteyda jogi laheed waan isfaro sarii laheen😡😡🤬🤬😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡🤬🤬🤬🤬
@MiiraaleShow
4 ай бұрын
Caqliga uunbaa laga maamulaa ee si toos ah looma maamulo. Waxan qabaa haddii ay caqligooda xoreeyaan oo aaminaan in ay wax qabsan karaan in aanay cidina hor taagnayn.
@AbdirahmanMulac
4 ай бұрын
Xaqiiq Aadan khadar nin soo jeeda waaqiciya. Sharafi korkaaga ha ahaato.
@muxammad2777
4 ай бұрын
Hadal wayn waaye hadalkaani sxboow ee wax caddeynaa miyaad kusoo kabi kartaa? Way adag tahay warkaan in aan liqo brother thanks
adanw wllo dadkan kugu xidhan mudo 6sano ama 5sano boqolkiba 85 waa adigoo kle lkn dhibaato waxay ka taganyhy caawa lagu.dawanayaa bari suuqa kii maaha waayo waxan aad soo gudbiso adiga iyo rag kleba waa tusale cad waaqica manta ragan nio hal talo iga qaado dadka wixii maskaxdaadoo kle leh group whatsab ah usamee si looga gun gaadho dhibkan ina hysta salan sare taliye
@KalidYasin-pu8zh
4 ай бұрын
Salan sharfeed sxb asylum ceylkum
@Football-fans327
4 ай бұрын
Ustaad waad ku mhd snthy waan lasocdaa ineey maqaar saar yihiin madax deena
@khaalidcabdi6326
4 ай бұрын
Somalibaanahay Hal qos oo laga dhex shaqeeyaan nahay fikirkayga
@870mx
4 ай бұрын
Maxaa inala gudboon aadanow sidaan uga baxno gacmaha cadawgeena anigu waxaan qabaa inay soomaali ubaahantahay ragga sida xamaas loolan dheer kadibna ay ku qasbaan in miisa lala soofadhiisto agoo dulaysan wataa maanta ay ree galbeed iyo yuhuudi ay kudhawyihiin in xamaas miiska lala fadhiisto oo cabbaas iyo raggiisa falastiin waxba laga waydiinayn
@khalidoday8943
4 ай бұрын
Dawlad ninkale intu kuukeenay duaha kama dhisanto Ee hoostay ka bilaabantaa oo qabiilo ayado la yahy ayuu mid qaataa mabda lgu midoobi karo oo umadu usimantahay Qabiilkaasaa dawlad isu badala deeta mideeya qabiilada oo hal bay isu noqdaan Dawladuna saasay ku dhalataaa Ee inaga dushaa laynagaga keenay inaguna malihin ee cida keentaybaa le Ka somaliland ee farteena ku dooranay xita faryaraa loogu taliyaaa Qabiilki awood yeelan lahaa ee isu badali lahaa dawladna waala burburiyay oo siyaasiba 10 suldaanoo kala duwan caleemo saaray qabiil walba
@GeelleMoh
4 ай бұрын
Bil dhadhaw baad hawada kamaqneyd ustaad
@munocadey9436
4 ай бұрын
Walal aden aqlika alle haku siyaadiyo allahumma Amiin 🤲🏾
@Huda.999
4 ай бұрын
Masha Allah mawduuc faa'iido badan🎉
@kaafi_ahmed6934
4 ай бұрын
Aadanow maanta ayaa xaqiiqada dhabta ah ee anaga iyo caalamka islaamka haysata ka hadashay dhab ahaan ma ahin dad xor ah ee waxa nahay loo taliyo madaxa laga heysto
HHH XAASIDNIMADU WAA ADII SOMALILAND GABILEY ILAA SOOL,CAYNABA SANAAG SOW DHULKII ISAAQMAHA ADER XAASIDNIMADU MA FIICNA SOMALILAND SOMALIA WAY KA FIICANTHY
@AbdiFatah-bu4hg
4 ай бұрын
Iyo saaxilba@@ENGABDIHAMID
@SuhaybCabdi-ku3re
4 ай бұрын
Kuwa Amison 30 Sano ilaaliso an is ilaalin karin xita madaxtoyada loo ilaaliyo xilimay wadan shegten😂😂
@IsmailIsmail-on3pb
4 ай бұрын
War inaadeer bad la iibiyey iyo bad la iibinayaa ma jirtee, hadalka ka caddaalad fal.
@Cabdijeero
4 ай бұрын
Sababta Mareykanku ula dagaalamayo Argigixisada ayaa ah in aysan faragalin iyo Raasamaaliyad ogoleyn oo ay doonayaan in ay ayagu iskood wax u maamulaan.
@crixiinmaxamud3654
4 ай бұрын
Adan sahan keep going pro 🙏
@KeinanJunior4233
4 ай бұрын
Munafaq anti somaliland ah
@abyatt2357
4 ай бұрын
Wallkeyow Nidaamka qabyalada kudhisan baa wali aaminsantahay lkin xitaa hadey somaliland go aan ogow somalia inaana sharcina lagu weydiineyn mesha aad rabtidna hanti iyo waxad rabtid kasameyn sankartid aadna leedahay adigu balse ha isku koobin xaafad uu qabiilkiinu dago maalin un baa laga bixi doonaa jahligaas carabta laga dhexlay Aadana waa shakhsi somali ah area walbana isaga iskaleh wuxuu rabuuuna kadhahayaa 🫡
@KeinanJunior4233
4 ай бұрын
@@abyatt2357 adeer dalkeyga ayn aaminsanahy ee inta aad somaliland ku mashquul santihiin mxd xamar dhibaatada iyo dulmiga kajiro uga hadli weydeen
@abyatt2357
4 ай бұрын
Nabada iyo xasiloonida ilahay baa baxsha iyo dadkeedo kashaqeeya dadka reer waqooyina jeesjees ka ereygaas ilahay waa tusay oo wad lasocota tan idin karaacdey sool iyo laazcanod marka wllkeyow qabiladu iney is dagalan wax somalida dhexdeeda caado ka ah weeye Area walbana 10 sano marbey kadhacdaa waana aragtida ubahan in labadalo !
@Ksuhayb77
4 ай бұрын
Xasan sheekh ayaan nkala dilaya
@ahmedtaajir7809
4 ай бұрын
Gaari bey soo saareen Afghanistan
@mrsuhayb7018
4 ай бұрын
new somali ayaa loo baahan yahay
@RaxmaxasanRaxmaxasan-o1d
4 ай бұрын
Adeer waanala haysta
@CumaraxmadA
4 ай бұрын
Haday sas tahay may xilka wareejiyaan rag aan guumaysi qaadan ayaa qabanayee, taas cudur daar manoqon krto sbbto ah qofka damiirka leh guumaysi ma aqbalo
@Shaydanwase
4 ай бұрын
Wll xilka haday wareejiyan iyo hadii ay hayaanba wax is bedeli mayaan. Sabbtoo ah cuno qabatayn dhaqaale ama jabhado ayay ku furayaan dalka hadii ay amaradooda diidan
@mustafecm0956
4 ай бұрын
Waxbaa iskagaa yar qaldan aadan sahanow kaliya aniga waxaad ii sheegtaa siyaasad waxaad adigu shaksiyan u taqaano Lknse imikaba ha isoo forwad gareynin waxey gaaladu u taqaano ama siyaasiyiintaa shisheeye u yaqaanaan adigu waxaad u taqano ii sheeg Mida kale wxd tidhi muuse iyo xasan sheekh waa loo taliyaa xasan sheekh anigu ma ogi lknse muuse video ayaan arkey uu sheegayo talada dawlada somaliland inaan lasoo faragelin markaa adigaa cadeyni hadal cadeyn noqon maayee
@promahamedaxmed1274
4 ай бұрын
Nin walba wuu odhan karaa layma taliyo ee laakii. Waa loo taliyaa oo weliba chapter 7 baa lagu xukumaa oo safaarado iyo NGO ayaa hoosta ayaa laga wadaa maamulista .
Пікірлер: 148