Ka waran hadad reerkada dhaqatid oo hala furo adan dhihin midas ma adan ka fikirin
@Cabdix2004
Жыл бұрын
@@xiiscadey9617waa runtaa lkn marka hore qofka aad mustaqbalka la wadaagayso familkiisa iyo dadka ka danbeeya iska eeg jaceel indho la'aan ah ha uqaadin
@cabdiraxmanmaxamedcabdulla4556
Жыл бұрын
Queen wiil wngsn oo rabigiisa kuxiran nolosha lawadaag raga raqiiska aan kuu qalmin isaga fogow . Dhmntena xaqa Allah natusiyo
@xiiscadey9617
Жыл бұрын
@@Isak.a mustaqbal haddaan laga fikirin qoraalkaan ma aadan qorteen oo waalidkaa waxbakuma bareen.
@Özge_BalaM
Жыл бұрын
Inaa hooyo noqdo waa wxa kliyoon ku fikiri Allah irumeeyo aniga iyo inta kle Ee ku riyoota,🤲🏾🤣❤️
Waxbarasho ayaan wali ku jiraa waxanan rajeya in an shaqaysto lkn waxa ugu muhiimsan noloshayda e an ku ducaysto waa in an guursado. O an hooyo wanaagsan noqdo insha alh
Waxa iigu muhiimsan ee aan ku fikiraayo mustaqbalka waa inaan hooyo noqda illahay ha ii rumeeyo riyadeyda insha allaah🤲❤️
@hanaahmed1115
Жыл бұрын
Ragow idinkuna xoog sada oo nin karmeed noqdo, si dumarku idiin aaminaan, waxa ku kalifaya dumarku inay sidaa u fakaraan waa karaamadiini ayaa lawaayay oo sharaftii aad lahaydeen ayaa mesha ka baxday, gabadh kasta waxay jeceshahay inay hooyo noqoto nolol fiicana ku noolaato ninkeedana sharaftiisa dhowrto markaa hadad idinku inoo hagaagtaan haweenkuna way inoo hagaagayan
@qancisokukis2496
Жыл бұрын
Xaqiiiq wlhi😢
@maxamedcabdiraxmaan6398
Жыл бұрын
@@qancisokukis2496yareey maaa i qancisid
@Asloow
9 ай бұрын
❤
@bmk111
Жыл бұрын
Qurbaha joognaa waxa ugu badan oo jaamacada ka baxa waa gabdho halka wiilashii ugu badnaa xabsiga iyo daroogada dilootay ma kuwa kaas ha hadasho dumar aan ragg ba heeysan waaye waana in ay ayagu qabsadaan in Allah laga cabsado iyo in ragg la hoos fadhiyo waa labo arin
@axmedfaarax766
Жыл бұрын
Waxaad rabtaa guryo qariban ineey kasoo baxaan ilmo toosan In badan oo ka mid ah qoysaska qurbaha waa kuwa aan udhisneen hab barbaarin Aabe iyo hooyo aan kasoo bixin abaabinta caruurtood waxaa ka dhalato caruur dayacan Dayaca ugu badanna wuxuu saameeyaa wiilasha Aabahana ha ugu wacnaado dayacaas
@bmk111
Жыл бұрын
@@axmedfaarax766 walalo waa runtaa lakin inta Allah laga cabsado hooyada soomaaliyed iyo aabaha soomaaliyeed dal iyo dibadba waxa ubadka koriyaa inta ugu badan waa hooyo wiil aabihii haduu ku qabo ama ku furo midna uusan waqti galin ayaa ugu badan waxa xabsiyada ku jira ama is dilaya qaladkiina qaata idinka Allah masuul idinka dhigay dayacayna shaqadiina dumarkana banaanka iyo shaqada baday
@keyow151
Жыл бұрын
Xabsi iyo darogo raga ku fcn waa sax lkn sido kale jamacada shaqalaha ogu badan waa rag
@asioaxmed875
Жыл бұрын
Ilaahay nagama qadiyo nimcada hooyo nimo❤❤❤❤.. Tankale gabadho si kasta oo ay lacag u leedahay xilkama saarna in ay guriga wax ku soo kordhiso diintiina xataa maqabto. Lkin wll timino in laysu caawiyo waa muhiim qaylo meesha mataaaal. Anigu waxan aaminsanahy labada qof hadii ay diin ahaan ka dhisan yihiin waxba kaba xumaanayaaan. Rag iyo dumar barasha diinta halagu dadaalo si laysu fahmo
@wejdanaabdurahman5973
Жыл бұрын
Caaisha allaha haka raali noqdee hooyo ma noqon oo wax ma dhalin taas micnaheedu ma waxay tahay in aysan dhameystirneyn oo waxa ka fiican kuwa ilmaha dhalo. Ilmaha allaha ayaa bixiyo guurkuna waajib maahan ee waa sunno gabdha maxaad u guursan weyde in lagu ceebeeyo ama caayo waa qalad.
@aamina864
Жыл бұрын
Ala maxeey ragii khaar kood gabdhaha ku washteen gabdha hdee shaqeysanso eeysan xumaan sameynenin ee aqoontey baratay ee usoo da daashe miraheda guraneso oo walidked iyo owladadeda iyo nafteda wax ku tareso ma dhib bee idinku thy farax?
@nimcocumarckiriin961
Жыл бұрын
Waxan jec lahay sidaa runta ugahadasho❤❤جزاك الله خيرا يا اخي العزيز
@magooloabdrizackzaid4151
10 ай бұрын
Bismilaah mawduucan aad nala wadaagtay aan fikirkayga ku darsado bal Waxaad tiri gabdha hadeer hooyooyinkood xaasnimo uma diyaariyaan hadaba god aay hooyaday ku dhcday may ii ogolaan inaan ku dhco yaan guursada horta ma nin kasoo bixi wayey tiisii eeg wxa hooyo suuqa fdhiya ma halkaas ayaad rbtaa inaan ku danbyno waa may idinkaa kasoo bixi wayey xaqiinii guurkuna waajib maahe waa sunne guurka waa raaxo balse guurka soomaalidu waa raran iyo rafaad
@Nitsa130
Жыл бұрын
Wax kaliya aan ku fikaraayo wa ina shqeysto mar un hooyo fiican wa noqnaaya inshalh❤
@AbdurahmanAbdurazak
Жыл бұрын
بارك الله فيك ustaad halkaan adaan kusoo galaa ❤
@Khurazanyy
Жыл бұрын
Professor omar ❤
@muzcapkastamoffcial7319
Жыл бұрын
Lol 😆 🤣 😂
@asmaanaxariisbdn2105
Жыл бұрын
Wa sax hada waxan ku fikira sidan uheli laha shaqo waxna ka yarahy 20sano ani ahaanteyda waxan arka kuwa bdnoo gabdha oo qarabadeyda oo guursadey iygo jamacad ka bixin oo shaqeysan kadibna ilhy caruur siiiyay axl blse caqabada jirta waxy tahy qiimeyn la'aan ey kala kulmen ragoda kadibna uu burburay qoyskas kadibna ay hada ku labten jamcadii iygo masuuliyad hooyonimana saran thy oo ka adagtahy shaly hadii ay wax baran leheyn marka raga halaga waaniyo furiinka io liiditanka ah ineysn shahado heysan oo haduu ka tago wax aysan qabsan karin taas ayaa sabab u ah ina ku fikirno ineysan nagu dhicn tii wllhen ku dhacdey cudurka in la daaweeyo iyo inlaga hortago waxa wangsn inlaga hortago marka raga usbab iney dumarka shaqo ku fikiran 💯
@Asloow
9 ай бұрын
Waad kabaxsatay❤👍
@fcsme
Жыл бұрын
U fiirso Dumarka marwalba wey shaqeyn jireen oo miis yar ayey qudaar ku gadijireen Cajiin neh wey wareejin jireen Marna caano ayey laamiyada la fariisanjireen wax ka hadli jiray oo dhihi jiray ma aragtay Markee wax barteen oo shaqooyinka hoose kasoo baxeen waala wada qeylinaayaa Balse gabadhi waxaas qaadato ayaa ka caqli yar😢
@xiiscadey9617
Жыл бұрын
Haa abaayo nimanka haddaadan shaqeysan oo guriga joogtid abuse kadhargee wlhi shilin xattaa bisha markey dhamaato shopping kusoo gado ama gacan qabsi kadhigo xattaa malagu dhahaayo,hddii lagu furana biil majiro ama waa waxyar waa ogthy sow maahan
Wa sax hooyinka hore intey subixi guriga ka tagan ayay habenki imaan jiren xitaa waxey korin jiren ilmo aabhod dhintey ama dayacay manta marky wax barten oo saacado kaliya iney shaqeyan laga yaabo wa kas
@Sayidada-hn4oj
Жыл бұрын
Anigu waxban barta 12 sano 9kii sano ee u hureyay waxn ku fikiri jira maxn noqon dota mustaqbal ka waxn jecla inan galo cafimad lkn walhi imika se ded cilmi ku waxto u ana dinata ku waxta Alxmduliah wan dhita كلية شرعيه إمام محمد بن سعود الإسلامية في جيبوتي walhi waxn ku hamiya inan noqd عالمه اصول الفقه فى اليبتى sabab tona waa walhi wacdigan ka barta wallken omar شكرا يا اخي
@mihaz442
Жыл бұрын
Anoo videoga dhameysanin commentigaan soo qoray waaxana sii ogahay in feminism badan commentiga ku cawaadi doonaan😄
@nortaabdinoradow262
9 ай бұрын
Mahadsanid walaal Omar
@khadiijoxuseen5497
Жыл бұрын
ustaad wallhi waa runtaada dumarka sidaas bey u bateen aniga xataa yaan iska reebin 23baa jiraa subixii markuu waaga baryo aa guriga ka tagaa maqribkii imaada markis quraan oo gabdho bis u gaar baan mcalimad ka ahay guur iyo wax u dhaw maskaxda iigama jiraan subixiu baxaa maqribkii anoo daalan imaadaa qofkii isoo raadiso waaan shaqeestaa baa ugu war celiyaa arintaa ka hadshy wey jirtaa ee sidee lagu daaween karaa 😮
@bennemri595
Жыл бұрын
Naftaada hal maalin fursad sii oo lafariiso qorshena daji Sido kale kheyr alle hakaa siyo quraanka aad dadka barayso
@Isak.a
Жыл бұрын
Nag gurso ilmo ku dhasho wayo nin waxbo oga bahnid. Xor bad tahay adiga nin ah why nin xun ad u hoos iman. Gabdho badan markis Quran wax ka dhiga titok bay ka niikiyan wayo nin edab darada ka reebayo ma jiro ayada nin isku ah kuwas kuso bixi hadad already adanba ka mid ahen
Walshay gabadh qaaliya oo qiimo badan oo Sharaf leh baatahay wali waxa kusii dheer inaad quran ilahay gabdho baraysid Ku ducayso in ilahay kusii yo will baari ah oo wanagsan marna haka shikin qorshaha ilahay sbb too ah ilahay malumiyo dadka wanagsan waxay qabteen ama sameeyeen waxan Ku rajaynaynaa will baari ah oo Ku dhaqan Kara aktiisana aad Sharaf iyo xasilooni aad Ku dareentid
@khadiijoxuseen5497
Жыл бұрын
@@aliliban45 mhdsanid wall qaali
@sadamdiiriye3505
Жыл бұрын
Mach allh Walal Omar inshar allh ku xafido waa runt sax tas waa xaqiqio weyo
@sasiyosaasd5693
Жыл бұрын
Wlhi Saida u frxsanhy in ragi kulelka gaaray ay dremen in dumrki ayka marmen hooyonimo qof didayo mlha lkn dumrki mrka inta darsn kadhshn kataten dhaqaalo ku ciishen ilintodi dhamty gawrba gwdha kale tusale unoqoty guurkana waxi dhib kso garo wa dumrka hdu mid tosan kuso hagagin alx wqtige rwane gursanyn adoon guriga sida shaqalo ujogo mnoqoneso wxi aan anficin weka tage walidinta wxe arken in muhim thy gbdhoda ine wx bartan alx abhy iguso dadaly ina diiday guur kadib inan cishodo guri iyo ilmo intaba wn hesta lkn qof umadawa fadhiyo biilna msugo qofki xumdna wa baxa gwar walboy guur haku dagdagin ila aa😂isku filnto ama sug furin iyo wax la an ilmo laga qato ama lugugu bilin iyo inta sa ufikireso qeerka kahrto asna nag kle melha ku guurado balntena wa shaqo😊
@QumanHajji-r3l
Жыл бұрын
Fariiiid ❤❤ run badan🎉🎉
@faysalelmi2091
7 ай бұрын
Kuwa gurigowda inay jogaan ku qanac san lahelaa edo adi shaqayso
Dumarkii hore wey shaqeen jireen kuwana wey shqeenayaan kaliya caalamka aya casri noqday ee wll umada maskaxda wax been ah ha uga shubin
@sacdiyodiriye9282
Жыл бұрын
Ninkaan meesha kabaraacinaya ee bilaa caqligaa adeer kasoo hadal nimanka iyo hoos udhaca kuyimid qawaamnimadii raganimo ee loogu talagalay taasaa kaaga baahan kahadale hadadba aqoon uleedahay 24/7naag kahadal oo waliba inaad liido oo balo iskaga dhigtay ayad kahadlaysa hadaladada ayaa isburinaya xataa gabar walba inay hoyo noqoto waa fidro kuberan wayo ayado labo sano jirta yay ilmo xanbarsata that’s why wiil iyo gabar isku da ah an reerka isku si logu aminin oo gabdha ayaa kaga masuul badn xaga haynta rerka marka ader in dumarku tahriban rag baa kenay oo dalki kaburburiyay kufsi iyo dulmina iskugu daray in dumarki shaqaystan waxa kenay baa ah in ciil labadey ilmihi lagu dayacay aydon labo ilmo dhalin ayu naag kale raadinaya haradiyo maxuma ilahyba ubaneeyayba lkn macnaha rajul wa inu fahma labadi naagna uxaqsooraa lkn madhacyso taas oo dayac ayana imaanaya taa badelkeda marka dumarka kaliya kaharoo raga inoo dhiirigali hadey ino wanagsanadan anaguna waan wanaagsanaanaynaa ayaga masul ka ah adunkan ilahyna uwakishay sidoo kle aniga manta 23jir ayan ahy rerban leyahy ilma ijoga Alxmdulilah waxban barta hadi ilahy idmana wan shaqeysanaya hadan helo cid aan ubadka ku aamino oo famil ii ah sowjkeygana wuu ila garab taganyahay waxkasto aan jiritankena caqabad kunoqonayn marka iska hadal oo dumar un kahadal caqli kuma ahane raga unastexe ilahy hatuso xaqi lagu lahaa adna fikiradan dhinaca kararan jooji hooseynta raga kutimid eeay gacmohoda ku kasbaden kaso hadal Alaha nawada hanuuniyo rag iyo dumarba
@AffectionateCaterpillar-bh8pl
Ай бұрын
Apha man bro keep going hori usoco marwalbo gul gul
@NayraVlogs.297
Жыл бұрын
Horta sababta gabdhaha ine shaqestan kuga lifo wa gabadha marki weynato eey qaan gaarto waxey jaceshahy ine saaid isku qurxiso ee telephone ka sobaxo eebsado dharka ugu qurxon xirato waxwalpe ibahnthy sameso kwrn hada hesato aaabo aana rabin inu kusiiyo hal shilin asigo Ilaahey uudhibay xoolo fara bdn bilkasta neh guursada gbr adi kuleg hdana gabadha uu guursaday oogadaya dahab ado gabadhisa neh wali guusen 50$ sida owgeed wa shaqessan ilaa inta waxkasta ubahanahy kaaibsan karo iskuma neh xiraaayo bilaadim marka problem ken wa inta gabdhaha facaga haku xarogodan adi neh uu egaaw side hbr
@xamdijaamac
Жыл бұрын
Ay sababtu tahay nimankii soomaaliyeed baa xilkoodii gabay oo gabdh walbaa waxy ka walwalaysaa haduu ninku qeyrul masuul noqdo say caruurteeda u samata bixin lahayd iyo say nafteedaba u maarayn lahayd Hadaad meheradihii qaadka iyo fadhi ku diriryada fadhiisataan waxna tari waydaan dantaa na badaysa adeer Ragii hore masuuliyadooday kasoo dhalaali jireen saas daraadeed bay dumarkii hore guryahooda ugu uur samaayeen Raga hadana badankoodu waa qayrul masuuliin markaas caqliga saliimka ahi nama farayo anagoo ceelna noo qodnayn cidna noo maqnayn inaan guri dhex candhaaqno
@Akhyaar142
Жыл бұрын
Doodadu maxumo❤
@Ymhsey_chary2310
Жыл бұрын
Sax 🫶🏼 hadu fahmi laha intan ma uusan so nicleyen
@axmedfaarax766
Жыл бұрын
Kuwa laga hadlaayo maba ahan kuwaa Sidaan filaayo cumar dalka uu joogo ayaa waxaa ku badan dumarka shaqeeyo ayagoo aysan jirin baahi shaqo Sidaas oo kale na waxaa jiro kuwo soomaali ah oo u ololeenayo arinkaas
@abdrihman19
Жыл бұрын
Kala saar baahi iyo waxaan baahi ahayn Waxaa jira gabdho baahi ushaqeeya iyo kuwa ninkooda ushaqeeyo oo ku haya waa shaqaynayaa kwrn kuwas Mama agoon kuorinayso lagama hadlaye
@mohamedomar633
Жыл бұрын
wlashay iga raali noqo ugu horeen mawduuca wa dhinac kle 🫶🏻
@MuuTuy-r3c
Жыл бұрын
Subhanalah Ninkaan fikir xumaa Ma arko Miyaa Inta caruur oo wadankeena ku dayacan iyo hooyo dayacan Waxaan shaqinkaa la laabo wll Wadankeena burburkiisa aa ka qeeb qaadaneesaa !!!
@bintusoomaal143
Жыл бұрын
Dumarka soomaaliyeed ee sharafta badan inta aan ka arkay markay hooyo noqdaan wax walba way uga tanaazulaysaa sida waxbarashada shaqo bananka ah arimo dacwo iwm xitaa shaqada guriga waxaa u weheliyo howlaha banaanka inay qabtaan taas oo raga qaarkiis dayacaan
@nimcocumarckiriin961
Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadxiyahassan3406
Жыл бұрын
Dee walal raga masuuliyadooda gabay oo bilaa tayo noqday Wax la suguna maha faarax lugo baasto wuu istaahila in laga tashto
@xaarithcabdullaahi116
Жыл бұрын
TU walbo faarax ee ku heysaa!! Sida in gabdhihii soomaaliyeed ayagu ayba isku moodeen malaa'ig! Ma nin walbo ayaad soo tijaabisey adigu?
@hothoapdi7028
Жыл бұрын
@@xaarithcabdullaahi116of course farax waa isku wad mid xata ka ila dhashay ba makala reebayo
@sihaamabdikariim533
Жыл бұрын
@@xaarithcabdullaahi116 wixi guursaday dhan 90% dhibaato kala kulmeen marka wax xun iyo wx fcn makala taqanid waa inaa diyar utahay wax walbo ka horyimaado oo isku filantahay bari kamaalin hadi kla doqonti usha akteda lagu dhuftay garan weyday noqonesa
@xaarithcabdullaahi116
Жыл бұрын
@@hothoapdi7028 waa nooca Ugu xun iyo tiirka Ugu weyn ee fikrada feminism-ka ku dhisan tahay bo hadaLkani! In raga dhan lagu nacsiiyo oo KulLi inay xun yihiin u aragto xataa Kuwa xigaalkaaga ah oo wehel aad ka Rabi laheed in bahalo u aragto ALxamdu LilLah gabar Sidaan oo kale aaminsan ilaahay inuusan iigaga dhigan walaasheey
@xaarithcabdullaahi116
Жыл бұрын
@@sihaamabdikariim533 gabdhihii dhan duulaan in lagu soo yahay oo kale caJiib!! Tu walbo ama badankiina bo Saan camal u hadashaan!. Waan Ogahay niman badan oo naagahooda xumeeyay Wey jiraan‚ isLa Sidaas oo kale gabdho badan oo qofka jeclaa ama ninKooda xumeeyeen wey jiraan Gabdhihiina hadda jiro badankiina bo‚ cudur nin naceyb ah idinku dhacey
@xamzabashiir57
6 ай бұрын
Keep going brother❤❤❤❤
@ikraanbocor4588
Жыл бұрын
Asc omar inshaar waad mahadsanthy wll qali xogta muhiimka ah ee ad noso gudbisaay ugu horeen hdaan fikirkeyga ka dhibto waxan leyahy waxnu jognaa duni laga aasay ma qaamka ay kalaheed qof dumar ah anaga hdan dumar nahy illahey wuxu nogu amray inanu jogno guryahena hda wxan baranaa school jmcdo dugsi quran intas walidka dhalay gabdha ma walidiinta qaar uma baran iney u shaqeyan blse waa iney thy gabr aqoon maadi iyo diini ka dhisan wayo hooyo jahil ah iyo hooyo aqoonyada ah isku mid wax uma so saaran marka aniga waxbaa gabdha muslimada ah iney barto cilmiga diini ah madiga wayo shaqo la helo wax ka muhiimsan mentali ahm ina u dhisan thy blse inbadan gabdheen wey ka weyciyeen oo ga dhii hdii ay jahliga iska saren ee wax barteen wexey caqabad ku noqdeen guurka iney dhaqso guursato iyado u sababeyneysa iney shaqeysato tasi waxan kentay rag badni ay ku ciyaren dumar iyagao ku dayacay carurtoda aduunku ma ahan meel dhameystiran blse allh hanagu hanuniyo wadada xaq ah ❤🤲
@RakiaAbdillahi
Жыл бұрын
Ustaad wayihi hore iyo inad hda isla barbardhigto mha barigi hore wxbarasho badan majirin bal hda qof wlba wxbu bartaa mrka walidinta gbdhahoda wx baraya majority hdi laga hdlo walidku shaqada gbdha kuma fakiro ee gbdha lafted baa ku fikirta oo isdhhysa intasa kharash lagugu so waday bal lcg aad udhidido walidkaa sii iyo sido kle inay ku fikirto daruuf hysa awgeed oo walidked daruufaysanyihn mrka walidintas aan kushegy gbdhoda iyaga ka suga inay qof ku qancsnthy ukensato. Sido kle gbdh walibaay shaqeeso lkn shaqadada hakobnato oo ku fikir shaqa waliged soconasa inaysan ahyn mlnkad guursato kaaharaso sbbto ah ninkad nolol lawdgto xta hdd ku heshisan inad shaqenaso ogoow ilma mrku idin kuso kordho ninkasi asago ilmihisa firinaya naftadana firinaya inay wx so garan sida darted buu ku leyhy shaqada ka fariiso mrka hdlkisana maql oo ilmhaga tarbiyeso wxna shaqale iyo shakhsi kle hku aminin cunuga tarbiyada wngsn hooyadi bu ka qataa wabillhi towfiiq Asc
@hoodorashiid2755
Жыл бұрын
Lakiin ustaad aniga fikirkeyga waxan is leeyahay waxa bulshada badaley duruufaha iyo dagaalda sokeeye ee wadanka ka dhacay waayi inanta markey argto hooyadeed oo rafaadeysa suuqa u fadhida iyada si ay u koriso, waxa u barato qasab hamigeeda ugu weyni wxu noqonayaa in ay shaqeyso oo hooyadeed iyo waalidkeed u nasiso. Waa ani fikir ahaanteyda
Markaad mawduuc sidan oo kale ah ka hadlayso bulshadaada baa laga soo baadha horta Habluhu hadaanay waxbaran oonay shaqaysan yaa noloshooda ka masuul ah qofkee Maanta bulshada soomaliyeed hooyo uun baa bacadka taagan oo silcaysa ragg masuuliyad hayaa way yartahay inta haysaa si sax uma hayso qofna wakhti gaas adag qof kale baahidiisa ma qaadi karo In dumarku nolosha silica caruuraha ku koriyaan kuwii ka dhalay dayaceen uun baad sii jeclaysayay ileen hooyada waxbaratay shaqo hagagsan oo mushahar fiican bay ubadkeedq ku korsanaysaa Intaad si xagjirnimo ah uga hadli lahayd waxbarashada iyi shaqada hablaha Ka hadal ragga iyi masuuliyadda saaraan Bal maanta waa kee ninka inantooda biiliya ee ilaa laga guursanayo masruufa Waar isku noqo
@qadroshiikhnuur2239
Жыл бұрын
Saamiyo si,kulul aad u jawaabty Waana sax in ragga qaar ay dumarkii dayaceen lkn haddii gabarta waa inay muhiim u aragtaa guurka Ragguna waa jibkooda qaataan
@calicali8315
Жыл бұрын
Macalimow waxaan kaacodsanaa mararbadan maskaxdeena waad dhistee. Hal mar waxaan jeeebkeena dhis oo noosoo bandhig xirfado Online eh oo aan barano maanta aana kushaqeysano waa oga codsi macilmow. I.allah wankusugaa inaad soojawaabto bi idni laah.
@idil1543
9 ай бұрын
Horta waajib miyaaa in ay gabadhuhu guursadaaan hdii aan iska cibaadayso oo iska shaqayso ma dhibaataaa ku jirta Mid kle sinada qof ilahay ku xidhan sideee ugu dhacaaa 😮
@halaqurux5303
8 ай бұрын
Scw❤
@SAMANE2021
Жыл бұрын
12:06 maxa ka galay edeb darnida
@epthikanihamzeko9152
Жыл бұрын
Ustaad dhibatda ugu weyni waa xitaa hadi gabadha iyado yar guursata ay walidintu uu gurinayan nin awowehed le'eeg
@Asiajama-s6g
Жыл бұрын
Been maha wllhi waa sax lkn yaa la guursanaa nin kaso bixi kara shaqada guur ka reer kisa ma jiro wadankena waa wadan burbursan teeni xili hore guursatayna walso furey ayado ilmo haysata waxay siisana haysan asna ku cawinayn korinta ilmaha yaa allah adoomahagi baa nahay kuwo wanagsan oo diin leh no sahal
Xalimoy 😭 sida baad u eegi lahed nin aad ka mushar bdanthy😢😩😅
@hadillaium
Жыл бұрын
Leave us alone 😂
@cadaanicadaani1793
Жыл бұрын
@@hadillaium micjiso tihin😅
@Fatma-gy5cl
Жыл бұрын
@@cadaanicadaani1793wan ku kol kolinlahaa😂
@iqromaxamuud-pp1kh
Жыл бұрын
Wa si fcn in wax bixiyo ka jeclhy in Ly siyo 😊
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
Жыл бұрын
Jazaakallahu kheyran
@justforidea1282
Жыл бұрын
Fiiri.... lacagta aan shaqeeyo walidkay iyo anigaa iska leh. Lkn ninka wa ku waajib inuu gurigiisa iyo caruurtiisa biilo xataa aniga oo shaqaysta biilka wan Ka rabaa, Waayo wajib ayay ku tahy. Anigu inaan cunto kariyo oo guriga Ka shaqeeyo wajib iguma aha, kow dheh, booyaaso ama shaqaale ayan guriga keeni caruutayda markaan imaado galinka dambe ayan wakhti la qaadanayaa that's it 👍, Mar horena waad Ka hadashay mawaduucan adigu hablahaaga Ka celi shaqada okay 👋
@apdouladif8529
Жыл бұрын
Inta xaga hore kuso shegtay wa sax oo isaga ayay wajib ku tahay Lkn weli ma guursatay mise waa lacala un
@sakaaroibrahim9686
Жыл бұрын
Inad ninkaaga raligaliso waajib bay kugu tahay. Hadaanad intaa sameyn karin maxaad kula joogtaa. Isaga waxa lagu amray inu ku raligaliyo oo kefeyn taada oodhan qaado, adiga waxa lagu amray inad raligaliso. Diintu waali iyo ciyaar ciyaar maaha. Diintu waa cadaalad iyo daganaan oo dhinac walba raligalinaya
@justforidea1282
Жыл бұрын
@@sakaaroibrahim9686 is fahanka ayaa muhiima, waan u sheegay inaan shaqaynayo wu igu rabay markii hore maaha inuu dib iska bedelo, teeda kale diintu waxay i farayso wa wajib cid diidi kartaa ma jirto. Waxan la yaabay wiilka Channel iska leh, wuxu leeyahy, dumarka shaqeeya wa la furaa, lama guursado o way gaboobaan Inantaada shaqo ha u dirin. Ragu wa inay Ka fekeraan dhinaca wanaagsan, Ninku wuu dhiman karaa wuu xanuunsan karaa, wuu furi karaa oo caruurta ayuu ku dayici karaa... Marka iyadu wa inay isku filaan karto 👋
@mklsl3663
Жыл бұрын
Gabartada ka waran hadii ay rabin iney markaas guursato waline ay yartaha maku dirqinayaa ninka waad uu sheegi kartaa laakinse kuma qasbi kartid teeda kale waa adigii lahay nimanka ha ku degdegina guurka oo guursada markad sodon iyo sagaal gaartiin oo aad shaqeeysatiin marka gabdhaha waxaad leedahay 15 hadii ay garto iney guursadan horta ilmaha waa masuliyada ku saran iska dhal dhal ma ahan somali maanta waxaa uu badan ilmo hooyada kaligeed soo korisay walibo abbahood oo nool marka kuwaas mad ka soo hadashid
@abdrihman19
Жыл бұрын
Rag dumar isku mid maaha Dumarka 40 bay ku dhalma daawan
@mklsl3663
Жыл бұрын
@@abdrihman19ilmaha illaahey ayaa baxsho waxaad waxaad dhali rabtayne waad dhale waan ogaha dumarka iyo rag iney kale duganyahiin laakinse 15 waqti kama tegayo gabarta jirto waqti ay wax ku barato kadibne way guursan kartaa laakinse ninka afartan sano way ila weyntahay inuu markaas lee reer sameysto dadaas ka hor ayaa fiican
@umuaxmed5402
Жыл бұрын
Waxa kudhagntahy 30sano kahor sasa la ahanjiray war 2022 sidii la aha manta lama aha isbadlku waqtiguu lasocdaa midàa fahan tnkle in lashaqeysto waxackalifay waa dan iyo duruuf adiga raga wax usheg bar aabanimda iyo masuliyadooda ajar farabadna kahelee
Dumarka ayan lagu la yabin shaqada ee raga idaarada fadhiya ka soo kiciya iyaga ku dhaha dumarkina ku filnada hadii lagu dayaca gaajo mad u dhiman anagu wan shaqaysanynaa ilaa kiina sharfo wan ufadhiyaynaa
@mahamudh6983
Жыл бұрын
Mrkay raggii ragga ahaa iska dhicin kariwaayeen ayay xaawalayda ku soo dhuumanayaan😅 hacooyo dheh
@Naagnool124
Жыл бұрын
Wallee kani waa hacoo waa redpill. Naag uun buu dabo dhigtay. Kuye ha shaqaysan ee hooyo uun noqo waa isku filnaan. Waxa jira niman anigu ragg odhan maayee oo ka xanaaqa inuu arko xaaskiisa oo isku filan bc inuu gumaysto oo isaga gacmaha hoos hoorsato ayuun buu raganimo ku dareemayaa.
@monameh
10 ай бұрын
@@Naagnool124 waxaas ma ragannimo ah marka wa narsist raga somaliyaed narsist u badan yihiin nasiib xumo!!!
@Naagnool124
10 ай бұрын
@@monameh haa, ninkani wuxuu yidhi Cumar inshaar gabdhaha soomaaliyeed markay soo qaangaadhaanba waa in waalidkood qorsheeyaan guurkooda kkkkk reer caruuro wasayaal kkk
@monameh
10 ай бұрын
@@Naagnool124 war aniga ilaaheygii i abuurtay e an adoontisa ahayba igu ma uusan amrin sidaa yuu yahay isaga markuu goaaminaayo xiligan guursannayo narsist waaye badankood Umad nimankoda wax bartay diin iyo maadi bo iyo kooda jaahilka ah isku si u fikiraayo umadaan ka hor ma arag
@xiyock2419
Жыл бұрын
MAAHMAAHDU WAXA WEEYI CUMAROW "XOOLO DUMAR WARAABA KA DHAARTAY"
@amaalmakhtal8588
Жыл бұрын
15sano bey ku qaangaartey ilaa 35sano maxey qabaneyse?? aniga subixii ilaa 10ka habenimo marna wan shaqeya marna waxban bartaa. mana guursan rabo oo kuwii ila fasalka ahaa baa ku dhiban guurka oo yaa ifura taagan.
@abdallaalpha4945
Жыл бұрын
addunku walal mar walbu mahan jano waaba addunoo imtixaankiisa iska badan,hooyanimada mahan ciyaar ciyaar waa masuuliyad wayn,kuwa kula fasalka ah 10 sano kadib markey family qurux badan dhex joogan oo la jecelyahay adna aad 35+ mareyso maxaa ku naf ah! waqtigada ka faaideyso yaan guurka iyo family ka wax xun lakaga dhigin
@keyow151
Жыл бұрын
Ha gursan ilaa aa ka dhimato
@Umumahamed1
Жыл бұрын
O gurka waxa lagu dhirada markad wanag ka arkeysid ee gabar arkeysa hooyaded o kaliged korineysa u xamaleysa abahed daycy o xita hadi lafury hooded an lala ogeyn sida in aydaba la fury walashed sido kle ilmo larafdeyso an cidna la koreyn dariskeda intas o dumar ilmo lagu daycy u jeda ma gur bey ku dhirn karta wa iney wax tabcata kadib gursata si aysa ilmaheda biri u rafadin raga manta %78 leskuma haleyn kro runta yan idhaha leska qaban bal run shego raga meshan ku jirow meqa dumara o dayacn ilmo larafadya ayago 25jira ah 50jiro lamodo bataqa nin anaga hadan nahay dumarka soomali ragena ba nadayacy dhinac walba hadane ayaga midiyaha wax noga shega intas war wanagena arka xuman tena ba leyni tuse waxan nahy hooyoyinka dunida ugu ficn %90inaga korsana ubad kena alx wa karti rabi gar noga dhigy
@wejdanaabdurahman5973
Жыл бұрын
Dumar naceyb iyo laab la kac darteed umada ha u marin habaabin.waxaa kugu xiran oo taageero indha la' kuu ah kuwa an waxba kala gorfeyn oo maskaxooda fadhiso oo wali Alle kuu yaqaano .
@hodoadam7781
Жыл бұрын
Way yartahy gabar ku fakaraysa Inay shaqayso ayado haysata sawj u adeegaaya ushaqaynaya oo aan ku dhibayn waxuu allaah siiye banaaanka shaqo umay raadsateen Lkin waxaa sababa kawaran markay hooyadi guursato bari hadi ay ninki isfahmiwayan bananka kusoo dhacayso ilmaheedi lala tuuraayo Taas inaa kasoo hadasha wanagsanyd walaal
@sihaamabdikariim533
Жыл бұрын
21:30 diinta baro laguma karo qofta dumarka xolaheda ayada leh ninka xolihisana reerka leh hde kun bixina dembi mey galin
@keyow151
Жыл бұрын
Adna amarkiisa qaado oo guriga joog !
@MacalinEnglish
Жыл бұрын
Ragga iyo Dumarka midna kali ma jiri karo. 1. Dhar ayuu u yahay midba midka kale. 2. Hooyo iyo wiilkeed ma kala maarmaan. 2. Wiil iyo walaashiis. 3. Nin xaaskiis Kalama maarmaan lamana kala saari karo
@sumayoahmed1635
Жыл бұрын
Hooyo in la noqdo waa riyada gabar walbo Lkn waxaa muhiim ah kow in aan shaqeeyo lacag sameyo aan hormar gaadho markas un baan guur ku fikiri karaa isnaha Allah
@keyow151
Жыл бұрын
Shaqada lacag Lee ma ahoo lacagna ninkada ku sinayo
@hananhaji353
Жыл бұрын
@@keyow151ninka inta uu saddexda igu qabo Lee lacag I sina Hadi an kala tagno ilmahisa biilka wajibka ka saarnay ayba dhibin
@keyow151
Жыл бұрын
@@hananhaji353 wanag rajee ee xuman ha rajenin nin fcn dooro I.a kalama tagi dontaan
@om1735
Жыл бұрын
God know everything happening in my life
@mohamedahmedxusein
Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
Nio dumarka maxay ka haleyeen oo sidaan oodhan ugu nacday nàgta ku dhaxda ciqaab aduun oo udhiman ma jirto sidan hada kusii socotid waliga reer kuma dhismayo ...dumarka aa yasaysid iska daaa waa iga talo
@lizardopoi3252
Жыл бұрын
Dhibkay femanismka dumarkeena ku haayo hadii laga hadlo ma naceeb dumarka loo qabaa wlashei
@xuseensheikhahmed6427
Жыл бұрын
Runta hadii laga hadalo ma nacebaa Saan filaayo.lama socotid mowduuca
@sihaamabdikariim533
Жыл бұрын
@@lizardopoi3252 feminism afka ka barteen feminism wexe shegan ma maqlin indhehena hortodey yalan kuwi hore lo gursaday oo rafaad ku jiro marka mxa adinka ni dhibay adeer waxa gumesatan allah ni sahlo nagti waxan qaadato ayadey utaala
@lizardopoi3252
Жыл бұрын
@@sihaamabdikariim533 Aabahaa hooyada miyuu guumeestaa inteesa ku aragtay naag la qabo la guumesanayo naago qaaqawan oo facaa eh waxee ku sheegeen qaadaneesaa aawe caqligagii ku fikiri laheed wlashei Hhh
@mali-pirate3073
Жыл бұрын
Aad ayaad umahadsantahy Inshaar . Subax walba markaa jaamacada usocdo kudhagesan jiray lakin earphonki iga lumeen . 2 bari kadib waanjoogi waaye muuqaladada dhageysigoda laantood lacag badan maheysan lakin waxan sooibsaday earphonkjoogo 10$ kaliya si aan muqaaladada udhagesto 😂
Пікірлер: 367