Haweenka❤ soomalida🎉waxay rabaan 🎉cid aydulestaan 🎉salan sare nafisa❤❤❤🎉🎉
@nafisafamilychanel8080
3 ай бұрын
Salaan lamid ❤️❤️
@lulali6059
4 ай бұрын
Haduu I jecel yahay xitaa lacagteeydaa siimaayo, lakin haduu xaajigeeyga yahay oo dhib heeysto waa siinayaa lakin mid wada hadal bis naga dhexeeyso no way gacanteeyda xitaa kama fuqeeyso🤣🤣🤣.
@nafisafamilychanel8080
4 ай бұрын
Saxibey in gacnta laga dharbaxo mogiye kama dhaceyso miya lacgta😂😂😂😂😂😂
@lulali6059
4 ай бұрын
@@nafisafamilychanel8080 Haa abaay maxaa jiro nin an iqabin markaa lacagteeyda ku bixi mayo. Hada ka hor ayaa wiil an wada hadleyney ayaa waxuu idhahay shan boqol ii deemi oo shirkada nin kaas igu geey aniga ayaa ku siinaayo xita waa ku labo jibaaraa, markaas dhahay markaa shan boqol ii deemi I dhaheeyso ma adaa ii dhiibatey, markaa ayuu igu dhahay oo gabar shaqeeysato ayaa tahay ma lacag ayaa weeyneysaa. Hadii shaqeeysto lacagteeda aniga ayaa iskaleh , gabar hooyadeed u shaqeeyneyso oo hooyadeed la joogto ayaa ahay lakin hadii aan heeysto xitaa kuma deeminaayo ayaa dhahay. Waxaa dhahay orodoo nimanka taga aad istaqaantaan ka deenso lacagta Hadii u baahan tahay, lakin aniga inaa inaa lacag deen iweeydiiso waa kugu qalad ayaa dhahay. Markaas ayuu I dhahay hadii adiga I weeydii San laheyd waa ku deemin lahaa , waxa dhahay hadii kuma weeydiin nayo. Nin lacagtiisa na uma ba baahni. Waligeey nin shakeeko naga dhaxeeyso waligeey lacag ma weeydiinin, aniga lacag siimaayo asiga na yuusan isiinin, aniga ayaa ba af aan ku weeydiiyo lacag laheyn. Mana aheyn nin lacag lagu aamini karin oo nin dukaan lahaay ayuu ahaa oo lacag leh anigoo og ayaa na u diidey inaa shanboqol meel shirkada u geeyo , maxaa leygu shabeeynayaa aniga iyo asiga maba jecli ineey dadka I ogaadaan nin ka an shukaansanayo , hooyadey iyo gabdhaha walaalaheyga bis ayaa I ogaaa oo markuu guriga yimaado ayey arkaan lakin ninka shikada iyo dadka shikada maxeey ii ogaanayan ninkaan ninkeyga ma ahan, maxaa lacagtiisa I daba dhigey. Koleey nin kaas sidaas ayuu ku baxay. Afrikoo ayuu aadey kadib na xaas soo guursadey. Markuu xaas ka sadex sano qabey oo ay labo caruur ka dhalay, aniga na wali waa soo taganahay. Maalinta danbe talefonka iga soo wacay , telefonkiosa waa iska deletdey ayuu isoo wacay, Haye heblo sidee tahay, short story waxuu rabey inuu soo laabto. Markaas dhahay gabar adag ayaa tahay adigoo kale ayaa wax lagu darsadaa, wxuu isoo dhajiyey waa ba kula fiirinayey inaa tahay gabar jelcan waxaa rabey ninkaas shirkada joog ayaa ku rabey oo xaas lahaa aniga waxaa dhahay gabar aniga I jeceshahay waxuu rabey inuu I tusiyo anigoo asiga lacag meesha ugu keenayo inuu tusiyo. Aniga na ma ogeen lakin dabeecadeeda ayey aheyd ma jecleyn oo heblaayo ninkaas ayey lasoco taa in la ii dhaho, guriga ayuu igu imanaya Hadii banaanka isku aragno na isma naqaano asalamucaleykum ayaa naga dhexeeyso. Wxuu dhahay gabdhaha America banaanka aya leys ku balansadaa adiga guriga ayaa kugu imaadaa, waligaa restaurants iima raacin, anigoo lacag leh aad ogtahay ayaa iidiidey inaa lacag ii deemiso, xitaa waa ku jeclahay hadaa ku dhaho Haye un bee I leedahay ayuu igu dhahay. Markaa waxaa dhahay Hadii aan kula hadlaayey oo hadalkada waqtiga isa soo waceeyno an ku siiyey waqti miyaa moogeed inaa wax kula wadey waa maya. Marka nin naag qabo boos uma haayi, xaaskaada heeyso aniga mid am naag ugu heeysanin ayaa helayaa ayaa dhahay oo lacag inuu iweeydiiyo igu fiirineeynin ayaa helayaa. Aniga nurse registration ayaa ahay odeygeyga na an guursadey after kii lacag ta I weeydiinayey kadib na wxuu ahaa nin iska miskiin ah oo warehouse ka shaqeeynayo wax badan oo lacag ku filan uu ku guursado heeysto, anigana maba aheyn quf aroos waaweeyn ee heesayaal rabto oo familkeyga waa wadaado MaashaAllah ah. Marka nin lacag siimaayo hadii ay iga daadaadanryso. Marka anigoo nin diidadaan yaa naga guursanayo la iidhahayo ayaa miskiinkaan ee intiisa uu heeysto ku faraxsan ee asiga isku filan ayaa ishelney. Hada caruur yar yar ayaa korsanayaa ma shaqeeyo odigeyga shaqaalaha ahaa hada asiga ayaa loo shaqeeyaa oo truck yaal leh MashaAllah.
@abdikhadar1948
4 ай бұрын
Soomali amaan iyo cay ayagaa iskugufilan
@siradm
3 ай бұрын
Horta nin aan isguursanno ma la dhahaa? War asagaa guur doonI jiray haddii lays jecel yahay xittaa, ninku asagaa guurka dalban jiray!, baryo iyo calaacal waaba ku sii fogadaan. Waa adduun caloosha laga raray
@Ramla22
4 ай бұрын
That’s true sis ❤❤❤❤
@nafisafamilychanel8080
4 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@AhmedgabowGarmadow
4 ай бұрын
Gabar bakistaan nin somali looma ogola @@nafisafamilychanel8080
Пікірлер: 24