Wcs Habo quruxeyyy majiro sidaan adi ku taagero qof aan utaagero illa kuwa guriga ila joogo markay maqlaan magacaaga wey kasayaaan Idhahayaan sowda mia dhahaaa marwo dheh waryaada Illa cabaar isla doodna magaceeda dhan idhaaafa dhaha wa boqoradeyde❤😊
Xasbiya allah wa nicmal wakiil 😢 allah murugada iyo walawalka allah haka dulqaado 😢😢 haw sheegto qof uu ixtiraamayo haw raaco si loogu qanciyo arinkan wa intasoo hadhow dhip uga iman
@deeqoibrahin
14 күн бұрын
Qalbiga ilaahay ha u qaboojiya sidoo kale Jeceylka ayuu ka badiyey gabadha yar taasi waxay ku tusee in jecelka xad loo yeelo .
Asc walal sowda ilaaheey haku xifdiyo hana ku sharfo aduun iyo aaqiraba adiga iyo familigaaga walalo waxaan qaatay sowdakaga anigoo tiktok u isticmaalaya mana ku weydiisan markii hore iga raali noqo adigoo raali ii ahne ii ogoloow inaan wanaag u isticmaali waa codsi inkastoo ku wanaagsaneyd inaan marka hore ku weydiisto waana kaga mahadsacelinayaa wanaaga aad soo gudbisid alle haku sharfo❤🙏🤲
@maryanmohameddirie2043
17 күн бұрын
Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤ Salallahu calayhi wa salam ❤
Пікірлер: 209