Thanks pro saa noo dadka ucaawisid ilaahey hakuu caawiyo
@nimcomaxamuud6570
Жыл бұрын
Thank you
@keydahmed7743
5 ай бұрын
Waan garan la.ayahy sanadka aan ku buuxiyey maxaan sameeyaa wll
@IbraahimsuleymanAli
10 ай бұрын
Shaciyow sxp mcn aniga waa iga dhumeya seen wx yeeel
@Shukaani
10 ай бұрын
Nio wuu isoo dhici LA.yahay .mesha waxan ku wareerey Month namaste jin waayey
@CadnaandeeqDeeq
4 ай бұрын
🎉🎉🎉
@osmanmohamedahmed3717
Жыл бұрын
Asc waad magadsan thy sxb
@hafzaabdi3753
2 жыл бұрын
Asc ustaad shaaciye side ku ogaan karna in la’aqbalay
@MAANCADEMEDIA
2 жыл бұрын
Wuu iga lumay ii duceeya inshala
@ridwaanmaxamuud2225
Жыл бұрын
Maheshay zxp Ana wuu iga lumee sideedku heshay
@codewithnor7866
2 жыл бұрын
Wll shaciye waxan ka mid ahay dadka ku xiran channelkaga , alxm Dv lotter sanadkan wan xareystay, waxaan sugaya nasiibkeyga, wll waxaan rbaa si toos inaan kula soo xariiro intee kaaga soo xariiraa. Mahadsanid wll shaciye.
@ibrahimawil1560
2 жыл бұрын
Brother kawaran Group5
@Abdirahman_farah1
Жыл бұрын
Zxb dv lotery wanku huulaystey lkn waxan ilaawey maalinkii dhalashada ee iigu xeraysna loteryga iyo bishii see u heli karaa
Oo mama marku so boxo ban psswordka fiirsada mise hada
@safachannel4040
2 жыл бұрын
Horey usoco bro bal iso wac wan kuu baahnaye
@AmiirNadridov
2 жыл бұрын
DV LOTTERY suaal 1: sxb habka markii aad shuruudaha buuxiso dirtana qaabka xulahashada sidee udhacdaa ma mashiin baaxulo mise dadbaa xulo ? 2: majiraan arimo kaa saacadiyo guulesiga ama select tusaala ahaan dadbaa qaba fikirka ah dad maalmaha udanbeeya xareesta dv lottery waxee ka jaanis badan yahiin kuwa maalmaha kowaad ama waqtiga dhexe xariiste ?
@IbraahiimAbdiDirie
Жыл бұрын
walal wuu iga diiday manto dhami wuxuu isoo diraya fromka hoose oo la galinayo numbers ama xarfaha
@hibohodanabdifarah3173
2 жыл бұрын
Wll waxan rabay sual ina kuwaydiyo marka buxbuxinayay waxan ilaway lambarkagi marka dib aya ubuxsaday ma iga gubanaya
@mohamedabdiwahabaligutale7809
2 жыл бұрын
ASC shaciye waxan ku waydina sxb Qali waxan Maqley inu America Bilabi rabo Group 5 marka maxa ka jira Arintas mise wa Ben wll
@MAANCADEMEDIA
2 жыл бұрын
Waan ka helay
@xasuuni8525
2 жыл бұрын
Asc wll Shaaciye Allah haku xifdiyo sual ayn rabe ina kuweydiyo 1.Wll sanadkii hore ayn DV. Lottery ga xareysan rabe sawirka ayuu igu adkeeye Sawirkii uu sanadki hore iga diide ayn hagajiste sanadkan ayn ku xareyste wuu aqbale wax dhiwato miyuu keenaa sawirkas iga soo jawab wll 🙏🙏
@ayuubhassan5853
2 жыл бұрын
Bro sharuudaha sawirka waxaa ka mid eh inuu sawirkaga uu yahay mid laqaaday 6dii bil ee udambeesay. Nasiib wacan
@xasuuni8525
2 жыл бұрын
@@ayuubhassan5853 Insha Allah zxp sdkle
@nimcocaddey6743
2 жыл бұрын
@@ayuubhassan5853 mobel mayskaga qadi karaa wll
@ayuubhassan5853
2 жыл бұрын
@@nimcocaddey6743 waaku qaadi karta mobilkaga wll lkn edit waa ina kusameesaa swrka waa inuu ahaada 240 kb ama uu ka yaraada sidoo kale 600×600 pixel in dimension waa inuu ahaadaa
@ikhyaralimuse9549
Жыл бұрын
walaalo sideen ku ogaanayaa in la isiiyay confirmation numberka waxba ma soo baxayaane mise marka lagaadho 6 may baan sameeyaa sidan oo markaas baa la isiinayaa numberka
Bro hada aniga ciladaan i heysataa maantaa ayqa xareeyay code inta aan scren shotka ka qaadan baa kq baxay si aan ku talagal ahayn ayey ciladaas igu qabsatay marka goormee lq dhahaa forget conf hada miyaa ama marka lagaaro waqtiga jawaabta la fiirinaayo
@dahaozman3953
Жыл бұрын
Dhibka anu jada hada I hysta manta xareyay conformation maba aqonin se ku heli kara hada adi so heshay plz iso jawab wll
@abdijibarAj
Жыл бұрын
@@dahaozman3953 maya bro wax xal ah ma helin lkn xal waa jiraa dadka la kaasho aniga qofaa u xareeyay qofkana niyadba u heynin asna waa ka caajisay ana hadii uu qofka i weydiin waa iska dhaafay
@hagiabdi6398
2 жыл бұрын
Mahad Sanid Saxib
@mrafare4602
2 жыл бұрын
M.a
@Aleena_99
Жыл бұрын
Wlaalow pls mala heli kara informationki aanku xareeyay qaar ayaan ilaawe😢😢
@Muslim065
5 ай бұрын
2025kii sooma xasuusatid saad u xarysay🎉😢
@suhaybtaajid-ny7ys
Жыл бұрын
Wamaxay konfirmation cod walalkayo
@mohamedmohamud1088
Жыл бұрын
Bal.isoo jawba qabaka iga lumay dhayka ilaaway markaa isoo cawi
@ahmedmohamed-cb5bi
2 жыл бұрын
Confirmation number ka ma dhacaa Mise
@bisharbidii4597
2 жыл бұрын
Saxib ani 2 xaas ayan leyahay waxan kudarsadhay minyaradhi oo wili iidalin cunug lakin 2 ciyaal ban qortay oo bahweynta iidashay
@ismahanali4615
2 жыл бұрын
Min weytaa xaq ulaheed maxa suaal qaldan hada ku weydiiyo cafwan walal
@mohamedmohamud1088
Жыл бұрын
Wil zaaxib nahay ayaa kalumay dhaytka markaa sidee loo heli karaa dhaytka shaaciye uuna helay natiijiid
@mustafsaacid4425
2 жыл бұрын
Shaciye macalin waxaan kubwaydiinayaa anigoo haysta passport somali maku imaan karaa qaab waxbarsho ah oo college hadaa ka helo addmison
@amaldiamond1371
Жыл бұрын
Haaa waxaa ku bixi kartaa d,yar
@xabsa1459
Жыл бұрын
Yaaa raabii
@madalealigeedi5460
2 жыл бұрын
Prp cormfirmation kega waa iga lumay balse marka forget dhaho cod yre mesha la galinayo wuu isoo tuura mxaa cilad jir naga cawi
@safiamaxamuuud6202
Жыл бұрын
Ani xataaa ciladaas ayaa iheeysata
@josephtomas2481
2 жыл бұрын
wlleyak wxa ishegtaN last family nameka muxu noqon kara magaca awowaha mia lagalainyah
@saadaqcali2237
2 жыл бұрын
Haa
@mohaisse8605
2 жыл бұрын
Shaaca in the building 🙏🏿
@ifrahadan2234
2 жыл бұрын
Sidan hno uu baray marka la so sheego shaciyow hno
@allibillle5682
Жыл бұрын
Sxb marks hore mahadsan tahay
@nestamoha
2 жыл бұрын
Guuleyso
@ibrahimawil1560
2 жыл бұрын
Bro kawaran Group5
@abutariikaofficial8975
2 жыл бұрын
Zxb qali dv lottery lawamar isku xigto ayaa hal maalin xareste rijegtii maa la ii sinaa adow rali eeh iga jawan plz
@lafaHore
2 жыл бұрын
Inshallah guul kuu rajeynaa Waloow waxaani yhy nasiib
@lafaHore
2 жыл бұрын
Shamaanteenba Guul
@tayosiirdaacad3309
2 жыл бұрын
Waaar somali niyaw ku sharax wax
@امياسر-م8ز
2 жыл бұрын
shaaciye bassaborka tariikhda u dhacaayo iska qalday see yeelaaaa
@shamilesmail
2 жыл бұрын
Dhib maleh iska daa hasoo baxo kadib ayad odhan donta way iga qaldantahy muhimadu waa inanu dhacsanayn markan aad buuxbuxisay
@maahirahmed9715
2 жыл бұрын
Mahad sanid 🖐️ wll
@suhurabdi8936
2 жыл бұрын
Code wa heysta lkn gmail qalad aha ku xareystay maxa tala ah
@ahmeddaahirxaaji8134
2 жыл бұрын
micno maleh walal emailku muhiimadu waa inad adigu uun ogaan karto in laku aqbalay iyo inkale mrkaa ogaato shaqada kale ayaa horay kasii galaysaah
@mohamedgurre4159
Жыл бұрын
@@ahmeddaahirxaaji8134 wll confirmation code ayaan illaway markaan is idhi dib u dalbana wuu diidaya sanadkan ayaan dv 2022 ayaan buux buuxiyey forgget markaan idhi ee ku qoray magaci email waxba ima soo sarayo maxaa si ah sidaan ku heli karaa comfirmation code kii
@abumahamadshafi1338
2 жыл бұрын
So daa sarkaalsare
@bilemahamed5325
2 жыл бұрын
Waar bahalka soo warwarayso xaguu marayaa mida kale shaqo la aantii USA ka waran
@soonaliya7xayaysis757
Жыл бұрын
sxp waxan halmamay emailkii aan ku samaystay emailk mabadali karaa
Пікірлер: 92