Bravo Egland program fiican ayaad soo sameysay sidaan oo kale dadka u wareyso plz waayo heesaha KZitem ayey ka buuxaan shaqsiga aad keento si fiican ula sheekeeso
Asc iglan walal qaali wan ku salamay xijaab xidho walashay naftu meel ma jirtee gabdhan kale yarna codkaaga quruxda badan quraan ku akhri ka daa heesta wana idiin ducaynayaa gabdh somali oo dhan ilahay kuwo khayerka u ordo in ilaahay inaga dhigo oo rabigii ina abuurtay ee ina siiyay diinta macaan e Muslim inaga dhigay an ku shugrino alxmdulilaaaaah
@ayankedaimond2423
5 жыл бұрын
qaaali wey isbadashay yaaa ila.arkaa🖕farta tag
@munahussein4965
5 жыл бұрын
Qaalilend
@asiye717
5 жыл бұрын
qali ladan Gabar poqortoyo👌
@husseinalisamow61
5 жыл бұрын
Waaw Eglan show iyo qaali ladan waa INI salaami
@vunbrecho1482
5 жыл бұрын
@@husseinalisamow61 yu
@kabitaano7653
5 жыл бұрын
Justin Bieber wife h
@kiinqaali782
5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh alaa anigu edo xalimo dheer ayaay ugu jecelhy ruwayadeyda
@sagalaftax2826
5 жыл бұрын
Kiin qaali abyo subscribe isaar
@Fahmafaridabeauty
5 жыл бұрын
Qaali ladan waa ku taageersanagay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂suuqa iglan ha xiri rabta 😂
@fardoosoabdulkadir4747
5 жыл бұрын
😂😂
@karsheadenkarshe1926
5 жыл бұрын
Xariifka mandere kaso wacay wuu iga qosliyay wlhi 😂😂😂👈qaaali landan horay u soco baaayo eglan show salamulah 🙏🏼🙏🏼👈
@abdiazizabdille2711
5 жыл бұрын
Hahahahahah islaantaan gaaban mixnad waaaye qaali ladan salaan sare 😂😂😂😂
@axlamsooyaan7779
5 жыл бұрын
Zizu kaabaha Falaq Falaq Team subxaan ma gabadhaan is lana 24 ayey jirtaa edo cadi iska dhig
Пікірлер: 539