صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم وسلم وسلم عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم صل الله عليه وسلم
@sadiahassan798
Ай бұрын
Nabadoonku si wanaagsan buu u hadalay xaqa Allaha nagu aadiyo ameen
@zeynabnoor2176
Ай бұрын
Said Cali waa la dilaa haddan sheekhaal nahay
@albayyinah6114
Ай бұрын
Sayid Cali waa in dilaa sida ay rabaan Ehelka marxuumada Saleebaan waa in Latusaa in wiilkooda naftiisa ay dadka kale waxba dheereen
@abdikanijibril3860
Ай бұрын
diinta xagee kaga jirtaa siday rabaan ha u dishaan
@AliHusseinMohamed-ig3qr
Ай бұрын
@@abdikanijibril3860 ولكم في قصاص حياة النفس بالنفس
@abdisalamabdulle9061
Ай бұрын
Suldaan waku salamay. Si cajiib ah oo qurux badan ayaad uhadashay. Runtii waa lagu qanci doonaa hadalkaaga dhamaan umada soomaaliyeed. Talo wanaagsan ayaadna siisay Odaygii gabadha dhalay: C/Casiis. Asigaa go’aan kasugaynaa, Suldaan waxaad uqalantaa darajada aad hayso hada mid kawayn. Allaha ku Cisseyo. Magacaaga kor. Maanta waxaan kadib waxaad tahay Suldaankii Hawiye. Thanks
@nasroabukar7487
Ай бұрын
Wixii qeerka ku jira Allaha waa fajiyo yaa rabi yaa rabi
@user-qk7bt8kn5m
Ай бұрын
Shukran suldan wa hadal wanagsan
@ashaahmed8169
Ай бұрын
Maashà alaah waa hadal wanaagsan ilaahay sidii khayra ha waafajiyo qoyska gabadhu ka dhalatay gaar ahaan ehelka u sii xiga ee uu ugu horeeyo aabah Luu alle ha u naxariistee
@maxamedahmed2690
Ай бұрын
MashaAllaah waa hadalkii ugu qiimaha uu sheegey Allaha ku xafido suldaan,
@ahmedadan5393
Ай бұрын
Masha Allah. Jazaka Allah Suldan
@AliAli-kp1ry
Ай бұрын
Sharciga ha shaqeyo❤❤❤ dil ayaan donaynaa
@nasraibrahim5417
Ай бұрын
Maasha Allaah Tabaraka llaah.
@fatiaden2130
Ай бұрын
Mashllah ALLE SCW wuxuu yiri ((كنتم خير امت اخرجت لناس تامرون بالمعروف وتنهون عن المنكر)) Waa inta laynaku amaanay inaan umadaha uga qayr badanahay inaan wanaaga is farno xumaantana iska reebno Alle haku barakeeyo masuul. Somaali meelay joogtaba Alle xaqa ha waa fajiyo beer koodana burcad haysku mariyo Iimaan ay dulmiga ku diidaadan oo oga fogaadaana Alle ha siiyo Alle ayaa yiri xadith qudsi. ياعبادى انى حرمت طلم على نغسى وجعلته بينكم محرم فلاتطالمو)) oo ah adoomadaydow nafdayda waxaan ka xarimay dulmiga adinka dhexdii nana xaaran ban ka yeele hays dulminina .
@hassansheikh-4395
Ай бұрын
Mr Hooley wuu caqlibadan yahay marka aanu is yeeyeelayn ,maanta yaad ugu caqli badanayd intaad nooleyd.
Sheekhaal jazeera waaye....ee Gandershe waa laf kale hhhhh e soo kalabaro. Loobage aa taqaan. LACAG MARABNO CEEB MAAHAN E KAHARA REERKA.
@EngAbdalla4009
Ай бұрын
Dhammaan tood shiiqaasha uu sheegayo maaha waa dad hadda lagu soo daray Dadkan goobaha magacdooda wata ee gandarshe , jaziira iyo owxasan intaasiba shiiqaasha uu leeyahay waa hiraab kuma jiraan ee qaab gaashaan buuraysi ah ayay magaca shiiqaal ku wada qaateen
@user-oe2cv6fh9c
Ай бұрын
Yaa kuu sheegay adi ilma tahe@@EngAbdalla4009
@nnpcat625
Ай бұрын
shiiqaal gan darshe iyo shiqaal jazeera ayey kala yihiin miyaa ok marka kuwa dagan yaa waaye?
@AliHusseinMohamed-ig3qr
Ай бұрын
@@nnpcat625shiqaal gandarshe & shiqaal jaziira asal ahaan wa dad banadiri Yeman kaso jeeda heer owxasan kuwa u eg lobage & khudhub kuwa ladhahi kara wa dad is leh aygana ma ogala wx hirab ladhaho heer owxasan
@omarabdirahmaan629
Ай бұрын
M.a alaha ku dhowro
@bashiiromarfarah4810
Ай бұрын
Adeer asc anigoo ah Awoowaheeda waxaan kuu sheegayaa wiilkiina sheeydhaan baa ka xoog badiyey ee Aakhiro ayeey jirtaa xisaabta
@najibmaow4755
Ай бұрын
Saxiix waaye
@mohamedsharif6647
Ай бұрын
War reerku ma saleebaan miyaa mise xaaji saleebaan? Xaaji saleebaan saw Ruuxaanrta dumarka ku dhaca miyaanu Ahayn?
@mohamoudabdi6778
Ай бұрын
Tiirka rabna
@safiyohadad79
Ай бұрын
Masha alahu jisakalahu qeer alxmd
@abdirashidabdi7118
Ай бұрын
Safican ayuu suldanka ukala dhigdhigay mancha Allah
@budeya1028
23 күн бұрын
Adeer Reer Gandadhe ma ahaa ha isku qaldin dadka, Reer waa Shiikhaal Jasiira oo loo yaaqaan baa Hassan.
@xaliimoabdulahi4277
Ай бұрын
HOOLEY SOMALI KA DHEX BAX
@xuseenalmakhzoumi4516
Ай бұрын
Hoolay waa lasoo diray kkkk ninkaas waa dil insha allah
Shiqal gendershe hirabwaye waa wax mala AWAL ah dadkasi waa dad carbeed hirabna waa from habashi
@khalifmukhtarmohamed7920
Ай бұрын
Aamiin
@NuurOday
Ай бұрын
Nabadoon allaha ku barakeeyo xanuunka sayidcali iyo reerkiisaba ha maraan si ay u arkaan xanuunka owlaadooda oo hortooda ku nafbaxaya misna aysan waxba uqaban karin
@xamarey8143
Ай бұрын
sheekhow kher ala ha ku siiyo dadaka kala qabo culimo badan oo saan laga rabay wey aamusan yihiin haweenkana guryahoodii ku celi sidii kheyr u ah labada reer ilaahey ayaa laga sugaayaa
@user-by1sq4lw7k
24 күн бұрын
Shugran adeerka
@nasreenwhatdowedohavali1425
Ай бұрын
6da ciyaala hooyadod ninki diley cafis maleh gacan ku dhiigle waa in ummada laga qabta
@abdiazizibrahim9402
Ай бұрын
Suldaan hooleey sidii lagu yaqinay dadka dhaqanka odaynimada saxda ahay ayad u hadashay lakiin waxa jira ku hadalo aan fiicnen ku hadlay oo hajabay oo leh wiilkena dambi maleh shiikhalna ma lootoganayo waxbaa dilena leh awood ayay sheegten waxana ka mida ah siid cali xigtadiisa iyo kuwa ku jufa ah suldan holey hadalkiisan oo kale haday ku hadli lahayeen si ehelnima ayaan u dhameysan lahay arinta laakin hada wir iyo wir ayay mareesan nin ragana lama careeyo cardil WARKA OO DHAN NINKAAN WAA LATOOGANAYAA SULDAN.
@madinakaourah1719
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wh5mq5ng2p
Ай бұрын
Allahu Akbaar Adeeroan Waa Qof Aqiiradisa Wanag u Rabo Allow Cadaw Ka iLaali Waa Aabe Mudan Sharaf Waayo Xaq Ayuu U dagalama owladaada Allah Xafiido Aabe wangsan
@safiyohadad79
Ай бұрын
Walafilaa sasa rabnaa rer abtigey
@mohamadjamaboodle-qu1cn
Ай бұрын
SCW ❤SCW❤ALLAAHU AKBER
@halimajeylani9243
Ай бұрын
Sheeko gbdhina gubnay nacafiya si nabad lohela sheeko nabad cirka haajirto hada rabtin xanunka mareen ayaga hameeran xanun xanun kama fcno
aniga xitaa saleemaan un baan naqaani amuu yahay xaaji saleebaan,kaan mit cussub waayo waa xaaji saleebaan ee ma aha saleemaan .. Eryaga M waatii aan naqaanay laakin Eryaga B amuu yahay qabiil cussub
QADAAD WEYNTU GAR GURACANAA OO CAQLI YARAA MEESHA LABA NAFOOD AYAA LA DILAY DIYADDA UMADDA SOOMAALI AYAA BIXINAYSA QISAASTANA SOOMAALI AYAA LEH REER MA JOOGTO HADAAD SOO QABATO OO SHEEQAAL GACANTA U GELISO AYAA LA GORGORTAMI LAHAA
@FosiyaMaxamad-ce4kb
Ай бұрын
Seyd cali waaladilaa qatil waye bulshada laguna siideyn karo
Пікірлер: 302