Ayaan aad ba noga so dahesay lkn wadmadsantahay Ina hooyo alle ha ku xafido
@Milgomaariin
7 ай бұрын
indr waraysiyadii awaay waan uxiisneet beh
@AmaalAhmed-js8gq
7 ай бұрын
Waad la habsantay hno lsoo dhakhso
@Yusra_N3jib
7 ай бұрын
Ina adeer jigjigaan kaa soo salaamayaa😂❤
@aishohajihussein3
7 ай бұрын
❤😢hala soo dahin ayaney
@user-rb7wq5wp3k
7 ай бұрын
Wlhi walal waan ku raagsany
@fatxiyamustafe
7 ай бұрын
Ayaaney soodhakhso huuno
@ayaanilwaadofficiall2555
7 ай бұрын
ayaaney naga daa silica inder
@tuuneyeerkole1509
7 ай бұрын
Walal lasoo dhaqso qeyr helee😊
@rahma-mohamed
7 ай бұрын
Alhamdullah ❤ Mar hadaan maqalay codkaagii macaanaa from Gabiley mahadsanid ayaaney❤❤❤
@gaashaanshow
7 ай бұрын
Codka WAX YR Ku DAR adoo raali ah❤🎉
@YahyaJama-up8hu
7 ай бұрын
Waaa goor ma wixiii ba waan ilaaw naye 😂
@AGUUN
7 ай бұрын
Marnaba ha u ogolaan waxyaabaha aad rabto in ay ku hilmamsiyaan wixii aad heysatey
@iqlaasabdihakim155
7 ай бұрын
waxaba mooda ina kujiro xasus qorka💕
@roodacawil4410
7 ай бұрын
Maad xanuxsatay sister mise waad mashquushay waad laraagtee
@hannadaadey9687
7 ай бұрын
Wllo ayaan max noga daahin kun jeer baa malinkii eega I aad soo dhigtaye wax wakhtiva soo yaree
@user-ee9mn3dd9l
7 ай бұрын
Please abaayo soodadaji😢
@ShugriAbdirahman23
7 ай бұрын
Noogu soo dhaqso ayaney
@user-jz2lz4rt8r
7 ай бұрын
Ayaney hotel Summer time ban kaso salamya isla hadda oo an muuqalka dawnyo..hlka ay Sahuur,Hanad iyo nimco ku cashyneyen..😅 Mhdsnid wll soo gudbintada wcn
@AyanDhaladShow
7 ай бұрын
😅😅😅waan kaa qaadaya wlo mahadsanid.
@Zakari2
4 ай бұрын
😂
@Minzakni
7 ай бұрын
Wllo waa nagala soo raagtey
@HafsoMohamoud
7 ай бұрын
Apyo shekada wa nagu kala goysay😢😢 ayantan
@user-wl4ms5fj3j
7 ай бұрын
Mahadsanid gacalo lkn lasoo dhakhso
@ApdaLE73
7 ай бұрын
❤❤
@ShabeladaWalan-we9ir
7 ай бұрын
Abaayo wanaga sodahisay
@napiihamahamed6425
6 ай бұрын
San marba uso eegayay ina so dhigtay par 7 wan daalay wllhi 😢
@user-fj6vp4ie7w
7 ай бұрын
Waad la seexatay qaybtan
@riyaaqahmedmahamed4061
7 ай бұрын
Saad ula daahdey xataa chanel kaaaga soo dhex galay saa u hubiyo plz noola soo dhakhso
@user-rr8pu4zc3b
7 ай бұрын
Sa uso firinayay wa dalay
@Zainabashiir7622
7 ай бұрын
Ayaaney maxad sidan kawada aad noogu habsaamisay shekada
Пікірлер: 53