Waxaa la garey waqti aan soo ceshan laheyn dhulkeenii ay heysteen kilaabta
@rahh4137
6 күн бұрын
❤Soomaaliya Soomaali baa leh. Soomaaliya cid qabsan karta ma jirto oo way ogyihiin waxay cadawgooda hore ugu dhigeen hadana tii iyo tu ka xun ayaa sugaysa. Nin Illaahay leh looma dardaar wariyo. dhalin yaradu waa diyaar. ❤
When the previous administration, under Farmajo, sent Somali national forces to the Gedo region, Gurgurte and his puppet masters were noisy and cocky. How will Gurgurte and his puppet friends react now that Ethiopian invaders have seized control of the Gedo region? The country lacks individuals who possess conscious integrity and sense of patriotism. It is heartbreaking and painful era for somali people.
@BulloHassan-xg4xr
6 күн бұрын
Soomaali Nimadii Aad Sheegi Jirten Meeday Cadow Xaadiin baad Tiniin Horu Marka Somalilnd Ka Xun
@muheidinismailmose1083
6 күн бұрын
Asc, maamul goboleedada waxaa samaystay Tigrey, Waxaana bilaabaysid punthland, 1998. SNM ama Somaliland oo ka horaysay maaha macnaheeda dowlad ee waa Kala qaybin Somalia. Ethiopia na waa khasab inuu bad helo,waa way suga Somalia , waa qaniimo, Kenya na waxaa sahal u noqondoonta Badda waayo iyagii shiidaal bay u baahantahay,Waxaana la qorsheeyey muddo war I ka hor ah.
@aminasalah9773
6 күн бұрын
Wadan waxaa difaaca waa dhalinyaradiisa wadankana dhalinyaradiiisii tiktoga ayay ka qaylinayaan iyagoo qabyaalad ka hadlaya waxayna baraarugi doonaan marka midkasta hooyadii aabihii walaashii eedadii haryartii deriskii walaalihii ladilo dhulkiisana la qaato meel uu istaagona waayo
@CabdifitaaxMaxamed-v6p
7 күн бұрын
Somali wa in ay isku tashata runti tani wa xad gudub wen waka xumahay walahi somali ye hurdada katosa fadlan🙏
@Abdi-uy2jj
6 күн бұрын
macalin wax dagalamayo majirto wayo madaxweynihii dalka loo dhaarshay aya xigaalkiisa uun siiyay meelkasto oo umadahii kale wax ka heli lahayeen
@rahh4137
6 күн бұрын
dhalin yarada Soomaaliyeed iyo shacabka ayay u taalaa arantaani ee hurdada ka kaca.
🙏🏻🌹❤️KINGS ABIIY AXMED ETHIOPIA closed the Nile water from Egypt ETHIOPIA ANDI SOMALILAND BROTHER'S WE HAVE 3 ENEMIES 'SOMALIA AND EGYPT DJIBOUTI
@JacfarNur
6 күн бұрын
Uforarso abiy hakuwasee
@BulloHassan-xg4xr
6 күн бұрын
JQadaad Weyen iyo Qashbiir kii Somalilnd Ka Daba Qayelin Jirey Koonfuroo Dhan inaad Xabashi ku Hayesataa Waanu Ogeyen Waata Calankii Ka Tagataye Wax ladhaha
@CabdiQadir-t1z
3 күн бұрын
Somaalia waa gobol ka mid ah DDS si wanaagsan ayaanu idiin maamuli doonaa waxaan idin bari doonaa democracy
@HalimaCumar-kk9cw
7 күн бұрын
Dowlada ilaa ay hadasho ani ma hadlaayi way is ogyihiin itoobia iyo fowladu yaa lagaadaa
@fadumo2199
6 күн бұрын
Siyaasiyiintii gobolada waxay ku aqriyeen shacabkoodi qabiil qabiil ee ha arkaano xumaatiisa Weriye adiga aya wadaniyada ka shaqeynkara hadii aad u adeegsato afkaada
@MORAAL-MEDIA
6 күн бұрын
Mahadsanid Wll ..Waan dadaaleynaa inta Tabartanada ah insha Allah
War naqabsada oonimanka somalidaa emadaxdaa aroos abiyoow dhamaantood ilmo kadhal ,reergado maxay qabanayeen may dagaalamaan
@HalimaCumar-kk9cw
7 күн бұрын
Dowladaa soo dajisay
@user-bx9zz7oz7p
7 күн бұрын
dadka dagaanka ayaa raali ka ah sababta waa maamulka jubaland ma maaamusho yaa maamulo waxaa la waydiinaayaa soomaalida oo dhan
@hassanhussein772
6 күн бұрын
Hawiye wax aqoonmale
@orahwng-l8v
6 күн бұрын
Birmadi xasn shekh wadnka ha difacdo 😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
6 күн бұрын
HAWIYE SIDE DAREMOYSAA DAROOD SIDE DAREEMAYSA ISAAQ SIDEE DAREMOYSAA KKKKKKKK WAXA LA GAAARAY XILIGI LAGA XUROWI LAHAAY HAWIYE,DAROOD IYO ISEEQ😂😂😂😂😂😂😂
@Abdi-uy2jj
6 күн бұрын
umada midnima la baraa lakin xigalkeyga uun hubkii sinayaa elaborkii dagadii umada uqdadoow ku abuuray
@ruqiyaabdulle4618
6 күн бұрын
Raga SOMALIYEED HA IS WEYDIIYAAN maxay eithopia u soo huguriyeysay SOMALIYA? car ka jawaaba!!!!!!. Jawaab dalkii ayaad burburiseen, dadkiisiina waad isku didheen, dalintii dhaxlilaheedna waad majare habaabiseen hadab SOMALIA WAA BAYLAH CIDINA UMA MAQNA, ALLAH MOOYEE.
@MORAAL-MEDIA
5 күн бұрын
Run badnidaa Walashey🤔🤔🫡Waa xaqiiqada la iska indha Tirayo
@user-mh4bb4er5u
6 күн бұрын
Somali Dabhad Ayaa kajirto Majirto Dawlad Nagadaya laablaca kuwada shacabka kubeerr lahawsanayo marka hore ayaagaa keenay mantana masaari karaan dadkiina aan waxba lasoconin Somali keenaya Ethiopia loqeebiyay kanax ama ku farax waqooyi Ethiopia inneey qabsato waxaa laga awaalayaa xalane reer galbeedka Ayaa raba bada cas inlaga xukumo carabta meshalosoda waa carabta yahuuda lagu difacayaa meeldhaw ayaad waxkaceegtaan
@AxmedAhmed-y5n
6 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@JuufeMaxamed
5 күн бұрын
Maxaa hawiye idikagalay dhulka daarood soo idìnku may dan oran xamar unugale gado unugaaleh
Aniga qabiil kamahadlayo lkise wxaad ogata ethiopian ki adi io kufuli lahaa hore io gadal kafuli Kuna adonsan lahaa inu yhy ogaw lee
@hassanhussein772
6 күн бұрын
Kkkkkkk
@siciidcartan7571
7 күн бұрын
intii somaliland la dagaalamayseen ayaa ilaahay cadow idinku salliday
@arraweellohasan3996
7 күн бұрын
Cadawgu waa ka aad hoostaada ku wadateen markaad soomaalinimo ka cararteen Amxaaro hoos gasheen iidooroow,berri ha ii Soo cabaadin, Ethiopia waanka adkahay insha allah waana ka adkaa weliga anigoo soomaali ah 💪🇸🇴
@@arraweellohasan3996qabiil aan gaalo iyo Muslim midna ahayn ayaa tihiin ee meel raaca horta oo diin iyo nasab yeesha !
@Abdirahman-1020
6 күн бұрын
@@arraweellohasan3996 Araweelo gus jeceleey adigu xageed jirtaa Tuulo Laga hayaamay ayaad ku oodantahay Somalia way kuudiiday maalu gobaleed Somaliland na Tuulay kugu ooday bal meel ujac adigu horta 😁🤣😅 anigu laandheere banaan dagay ayaan ahay oo Dawladaha dunida heshiisyo lagalayee
@Ciiltire572
6 күн бұрын
Maamul goboleedkii madaxwene bay sheeg teen aaway ninkii madaxwenaha u ahaa garoonka Diyaaradaha ee Ethiopia soo degtay Axmed madoowe waa Somali Ethiopia kursiga ha u dhiibo dadka u dhashay gedo haduusan Ethiopia ka celin karin wadanka
@user-tj2pj4ok2t
6 күн бұрын
Dalka laburburiyay keebuu ahaa xagayse joogtay dowlada soomaaliyeed ee talada haysay Soomaalidu miyaanay ahayn tii uu inqilaabay Siyaad bare 1969 kii ma dowladbaa jirtay mise dad afduub lagu haystay dadka been ha usheegina kkkkkk
Пікірлер: 74