Ictraafkii aad nagu waashay xaguu ku danbayey .. 😂😂😂
@suldanahmed6454
6 күн бұрын
Guull somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-cu1gz6nm5d
6 күн бұрын
Guuuuuuuulllllll soomaalilaand❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ie6nc9jq9n
5 күн бұрын
Beariye garyqan
@egalosman9271
6 күн бұрын
❤❤❤
@user-mf8hn2md8l
6 күн бұрын
Waaka qofka caqliga wanagsan
@hassanyussuf-kh5dg
6 күн бұрын
❤❤❤❤❤ viva ubaxle media 24 ! ❤❤❤ viva Abdirahman of ubaxle media 24 !❤
@user-gd2vf9cl6l
6 күн бұрын
Guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane ubaxle lakiin kuwa soomaaliya kasoo hadlaya wuu ina hoosaasinaya
@abraQolkisa
6 күн бұрын
Hambo amxaar adigu xageed jogta adoon ayaad tahaye SL xagey ku tala adeer reer waqoyi iyagii ban heshiis ahayn
@AbdiMadar-sx5vu
6 күн бұрын
Ha ii jebinin cadawgaa iga soo hor jeeda Allahayaw Guul Tawxiidle Calankayga insha Allah ! Waa Maxamoud Dheeg Ilaahay ha roonaadee !
Ubaxle isku Day inaad Dadka Somaliland midayso, Hadalkaagu ha ahaado mid bulshada Somaliland mideeya ❤
@ubaxlemedia
6 күн бұрын
Saalaxow yuu hadalkaygu ku damqin inader anigu qaranka ayaan ka difaacaa qofka xun ee Somaliland cadow ku ah uma hamrado. Isu soo dhoweyn meesha ma taalo cidna ma kala fogeeyo ee qofka qaranka cadowga ku ihi isagu ha isa soxo bal in cidi wax tidhaahdo. Adigana waan kuu hambalyeynayaa waad soo debcaysaa ayaamahan 😂 waayo waxan ku arki jiray adigoo safka hore kaga jira hagardaamada qaranka.
MashaAllah inadher keep on the good work you're doing following you from Kenya nairobi
@saalaxy
6 күн бұрын
Waa Run Tuurta waxaad Ku sidataa biixi, xaqbaad u leedahay, laakiin hadalada Kala qaybiyey bulshada iska dhaaf ❤
@ubaxlemedia
6 күн бұрын
Somaliland ayaan tuurta ku sitaa Saalaxow Musena intuu Cadowga la dagaalamayo waan is garab taagayaa lakiin adigu dalkaaga iyo dadkaaga ayaad dhabarka ka toogataa hadal jilicsan iga heli maysid ilaa aan adiga iyo nooca kula mida toona aan daacadnimo qaran ka arkayo
@qaniahmed9241
6 күн бұрын
Ubaxle wll ILAAHAY khayr ku sii , Aad bad u mahadsantahay waxan ka mid ahay dadka suga warkaaga update ka ah . ❤❤❤Guul Somaliland iyo Ethiopia oo Jaarnimo wanagsan iyo iskaashi leh ❤❤❤
@khadrashariff146
6 күн бұрын
Mashs. Allaahs❤❤❤❤❤somaallaah
@YahyeIbrahim-hl8he
6 күн бұрын
Somalilan guuul ❤❤
@muzhdhool2353
6 күн бұрын
Mnsha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ ubaxle 24 media wanu ku raaxaysana warkaga farxada leh ee busharada ah thnk u we love you 💚 🤍 ❤
@aminahassan4566
6 күн бұрын
September waa afgobaadsi 😂😂😂 Ma quustayaal 🚫 Fiqi ⛔️
@TheGansaipioFriendsShow
6 күн бұрын
Somali and marna liici mayso insha allahu
@cismanabdi2416
6 күн бұрын
Ubaxle Midia 24 Waad Naga farxisay Halyey Qaran oo u soobaxay Difaaca Qaranka Barakaysan Ee Somaliland
@abirashiidaadan3496
6 күн бұрын
Raggii hore ninka sida wacan u sheekeeya aan shaaha u shubee magacii insha allah somaliland wey guulaysanaysaa
DADKA AAN XANUUSANAYN EE RABI DAACADA KA DHIGAY WAA NINKAAS OO KALE
@caashayarcaashayar8488
6 күн бұрын
Somaliland guul iyo gobanimo ❤. Ubaxle iyo Xaaji Ibrahim Caydiid, Saeed Ileeye iyo dhalinyarada xalaasha ah e wadankooda u hadla e jecel iyo reer Somaliland ta wanaagsan o dhan Allah ha ino daayo. Kuligeen Suti Gashaan. Inta xuna weynu naqaana ò Rule of law baynu la tegiisan.
@Sgjtrdcvh
6 күн бұрын
Yuuusa. Djegaah. Ufuur
@hassanyussuf-kh5dg
6 күн бұрын
waxa qudhanka a naga mida xamar u xanqal taagayaa noogu darran !
@siciidaxmedhaariye235
6 күн бұрын
somaliland guul markasta insha allah
@user-zu5qx7ff9n
6 күн бұрын
Reer somakiland waan layaabay maray leeyihin dawlada somalia xaqiiqada majirto dawlad somalia layirahdo ee waa magaca uyaal xasan waa madaxweenaha xamar fiqina waa wasiirka xamar xagay xukuman xiitaa mategikaran maamulada katirsan xasan waxaa inagag filan waxii uu ku sheegayey ciidamo dabaldagaya ee siteey kabah iyo direeska kala jaadka ah hadii cidi ceeb u dhiman lahad waxaa u dhiman laha waxa isku sheega somalia
@faysalahmed9622
6 күн бұрын
Siyaasi danle yaan loo caayin qabiil Dhan on waxba inagusamayn Shacab ka isma hayno ee waxan is haynaa siyaasiyin danohoda gaarka wata
@KadraDahirAli
6 күн бұрын
Reer somaliland waa in aan isku duubnaanaa cadawgeena waa in feejigni loo yeesho ❤❤
@ahashi7828
6 күн бұрын
Somaaliland waxaa la ictraafayaa marka la bedelo Ehlunaar Muuse biixi iyo xulufadiisa
@user-kw9di6lk9t
6 күн бұрын
Ubaxle waad mahadsantahay waxaan kutalin lahaa in iheshaa halagu dhakh sado heshiiska waayo cadawgii wuu isasoo bahaystay waxaan meel kasataba ka qayl yayaa waa citisaam urur diimeed hala ogaado
@fardowsa6949
6 күн бұрын
Waa runta kuwii lahaa badeena beec maaha bal wax ka hadlaaya badaha labixinayo ee 4 ah waxa lagu wareery waa in Somaliand horomarak laga ilaaliyo .
@mohamednuur9770
6 күн бұрын
WAA DHAADHAANKI KKKKKKKKKKKKOK
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
6 күн бұрын
Turki ba ku shaqysanya fiqi kolba war bay u so dhiibyan marksay itopiya ula imanyan 😂😂😂
@hassandweeu4096
6 күн бұрын
Ubaxle nin adag bad tahe halkaga hay difaca dalkaga waxan kaso salamaya wadanka jarmalka nin an jecelahay warkisa oo aan ku xidhahay bad tahe
Пікірлер: 116