JABUTI JAB WAYN AYA U DHIMAN ILEN WAYNAGU WAREGAYSAAYE
@abdirahmanmohamud1635
3 күн бұрын
😐❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤😐waa caleykumu salaam
@aididfamily236
3 күн бұрын
Thank you Ubaxle Media ❤❤❤
@nasrinaliisse5317
3 күн бұрын
Waxbaa kama watobaysoo jabutiyeee daha kadashisa ayaay ka wadaysaa eee la socdaaa xita hadaay run noqoto inaay ka sarayso dalkedaaa iska jira reer somaliland dib walahi Haa u aminina hoganka jabutiii ❤
@abdihussein9554
3 күн бұрын
Long live Ubaxle
@MaxamedXasan-xx2se
3 күн бұрын
SOMALILAND GUUL
@egalosman9271
3 күн бұрын
❤❤❤
@MaxamedKoosaar-ce1uk
Күн бұрын
Thank you pealed media❤
@anabhassan8361
2 күн бұрын
Masha Allah
@abdiaziizahmed7827
3 күн бұрын
DAWLADA SOMALILAND WAA IN AY TALAABO KA QAADAA KUWA SHEEGTA XILDHIBAANADA EE FAQASHTA U ADEEGA INAN KA YAR EE SACAD YOONIS EE KU JOOGA GOLAHA SAGAALKA BOQOL EE COD IYO OOYAAYE IYO YIBIRKA INA BUTUUN WAA IN GACAN BIR AH LAGU QABTAA
@feryalmomdferyalmomd471
3 күн бұрын
اصبحنا في زمن ا لخونه عيني عينك بلاستحياء
@CabdiraxmaanMaxamad-bx3xn
2 күн бұрын
Thanks inader
@user-cy2oq6bc8p
Күн бұрын
Guuuuuul soomaaliland
@jamalskp7280
3 күн бұрын
DAGAALKU WUU NOOCYO BADAN YAHAY UBAXLE MIDIA HALKAA KA WAD
@user-ts6hc7sm3n
Күн бұрын
Amxaaroow been u dhinta Somaaliya Soomaali baa leh ❤
@DaahirSheekhcumar
3 күн бұрын
Waan kuuduceeyay mujaahi
@umuahmadmohammed1368
3 күн бұрын
Absolutely, I agree but the military needs to be free from qabyaalada.
@ladanladan1718
3 күн бұрын
Ina geele ha rumay san Waa khaayin waligii a somaliland necbaa waanu sam nayaa cadowga somaliland Belse dadka reer somaliland idha hoodu way furan yihiin
@user-wx1bn6hy1t
3 күн бұрын
Mahmaah English ah baa tidhaahda The more the problems the strong you get, caqabadahaagu haday batman adkaysigaaga bata markaa inder meel wacan bayn maraynaa ee Allah ha inaga hayo askari iyo cidan iyo Nuglaansho
Wllo hadii aynu layaabayno way inaga xishoonlahaayeen munaafaqiinta qaran dumiska ah iyo kuwa musuqa hantida qaranka lkn waa gardaro garab og oo waxay taageero kahaystaan qaar inaga mida
@user-kw9di6lk9t
3 күн бұрын
Nin walba oo huwana haqabtaan cidi reer kooda ah xukun milatari waan taageersanahay hadii waxkaleba lawaayay
@aminahassan4566
3 күн бұрын
Xaqii ayaa feedhaha ka dilaacay ilaahay baa ka shifay Djabouti Bal aynu eegno in ay eryaan I don’t think so 🤔
@AbdiMadar-sx5vu
3 күн бұрын
Kuwa kugu leh cod baa xun waa huwantii
@jamaalxuseen4518
3 күн бұрын
Jabuuti yaaka futo xun 😂😂
@sahramohamed3380
3 күн бұрын
waar ceebta QW ku dhacay.
@caashayarcaashayar8488
3 күн бұрын
Ubaxle you are definitely spot on. Rule of Law is around the corner and will be implemented on the huwan thugs among us. 😂
@AbdiMadar-sx5vu
3 күн бұрын
Inuu soo dhiibo weeyaan hadduu wuxuu ka shaqaynayey bedelayo anigu ma aaminsani inuu rag aqoon yahaye !
@landamaxamed5022
2 күн бұрын
Absolutely 💯
@asiyahmed-cs3ft
3 күн бұрын
Dadka somaliland in badan ayay dulqadatay lakiin waa inaynu iska dulqadna xumanta ay inagu hayaan ,inaga ayaa u xor ah dadkeena iyo dalkeena hadii aynu dalkeena aynu goosaynayno sma kiraynayo waa dhibto hadii wixii inoo soo kordha ay cado inagu noqdaa ,somaliland somalilander baa iska leh ,
@oogdhugee_3072
3 күн бұрын
Bada Somalia-Italia Turkey iyo EAC ayaa go'aamin kara. Hasid bada Somalia-Italia wuu iibiyey 10sano waxba laga weydiin maayo. 😅
@HussinAbdi
3 күн бұрын
Maxamud xaashi waxey reer somaliland ku ilaawayaan Ubaxle Media .War idaad .Taar tv iyo Qaar kaloo badan
@user-wo5sr3wz1k
3 күн бұрын
Jabuuti nabsi ayahaya 😂😂😂😂
@AliHassan-kx8ci
4 сағат бұрын
😢maxad ku samayn karta jabuti,65 agasime,sadex wasir bu isaq kuleyahay jibuti,wa somali nimo waxan sida ugu soryaynay,hadise lagaran wayo,waxi ku wajiba ya laga yeli,degan isaq kumale jabuti halka uu Cisse 2 District kuleyahay somaliland xaqi ukulaha ma'ad sin,hadedse wa laynila xisabtami ,ha ilobina adunyo waxa iniga sogala habuti,iniga dan ku qaba jabuti,wax dan ah anagu inuma qabno iniga garan sidi ini Roon
@salebanidiris-he1hg
3 күн бұрын
Ubaxle waxaa jira in meesha geestir la yidhaa waxaa lagu tababaraa ciidan dhalin yaradii.ciise maanta wax gaashan qaadihi majoogo ee waxa lagu shubay jabuuti waxana tabar looga furay geestir wixii la sugaa waa ciidan hubaysan k soo gala dhinac jabuuti
@khadraahmed3940
3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@duuliyexaruuri3316
3 күн бұрын
Dawlad ubaxle reer Hargeysa ha loo ducooyo sidan kuma saloonee masking walba Kay doorteen ayaa dhulka jiidjida oo cadow usoo raaca maantana amaanayay ina geele dawanayeen waeaysanayeen isagoo ku jeesjeesaya
@mabrukadirir1398
3 күн бұрын
Waa runtaa waxuu dalkani lee yahay cadow aad u badan waxaa loo bahan yahay in wadanka gacan bira lagu qabto dadka xumaynay dalka oo meel looga soo wada jeesto oo laqabto dadka cadawgu lacagta soo siiyey qolo kastay yihiin oo meel looga soo wada jeesto haday dawlada ka mid yihii iyo ahady shicibka ka miyihiinba waar fadhiga halaga koco wadanka cadawbadan buu leeyahaye
Пікірлер: 179