Ala mxa dumar gop ah nin aan dhaqan karin xaas u tahay😢 ilahayow ragga soomaliyed xaqa dumarkooda garansii Kolay nin diin leh gabadhiisa ciil ma badaayo😔
@ayanjama5385
Жыл бұрын
Qorqoduu ahaa hadaa aragto qof cunto ka hadlaya carar 😢
@bilanabdirahmaan6030
Жыл бұрын
😂😂😂 sheeko walan nimanki somaliyeed qimo la,aan bay o dhimanayan
@zainabmohamed1644
Жыл бұрын
Markii police ku kuuyimid maxaa kawada maxaad samayn lahaydeen soo adigii ilaahey kaga dacwoonayay markii aad sii seexanaysay 😂
Пікірлер: 70