Habargidir iyo dir yaa iyaga heshiisiiyey marka ay Marreexaan iyo dir heshiisiinayaan.?
@AxmadCali-b1j
8 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@SaciidoMohamed-qv7mc
8 сағат бұрын
Habargidir oo siyasad u diidey hada hala tuso iney siyaasad aheyd
@MaxamuudCali-kv4hu
9 сағат бұрын
Marku leeyahy reer hebel ksoo cesho waxa afkisa ka dhadhansan in meel aanan lahyn ay haystaan Haday saa tahy ilaahy reerkaa uu magac dhabayo haka beqeen oo dadka walaalohooda hanabadgelyaan
@Ahmeddauud-g5z
8 сағат бұрын
War jaalle waa dhownahay.😂😂
@MaryanMaryangarad
9 сағат бұрын
Dir daarood ayagaa dhalay laakiin waxay garan waayeen in ay wanaag wax Ku raadasadaan , illahay ha idin dhex dhigo nabada galayo waarato ha Ku dayanina rag dhibaateyanata darisakooda dheef mooday
@MrXamaraawi
8 сағат бұрын
Kun mar haku soo cel celin hal moduul sxb dadku waa ku maqlaan reer dalal iyo dir iyo grootkapitaal caabudwaaq
@Ahmeddauud-g5z
8 сағат бұрын
5 ta Daarood,iyo 5 ta reer Dalal, intaa maxaa maxaa laga fahmey?
@Ahmeddauud-g5z
8 сағат бұрын
Hawiye haa ogaado qof dambe oo kamid ah in uu mari karin dhulka Gedo iyakoo u socdo Kenya ama Ethiopia.
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
8 сағат бұрын
Madarasada pilotka gormaaa lafuraa jaaale
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
8 сағат бұрын
Mareexan awood laguma faani karo dirta hawaara dheh
@sagalshariif2023
9 сағат бұрын
dadka ha iskudirin
@Bilekhyr
7 сағат бұрын
😂 diyaarduhu masoodegyan Odey rer baadiye ah isbaaro Halatuso iney waqtiga soosocada Reet cabudwaq baryi doonan Wa cawaan dantood garanmayan Tamartooda tusa ineyna wabaqadi Karin mahad salaad baa soodirey Maxey kahelen Cbd waaq ha muujiyaan dad waxqabsankara iny yihiin difaac dag saysta Insha.allaah
@warisnur6540
9 сағат бұрын
Dir iyo mareexaan waa walaalo ee jooji guubaabada ilaahay maslaxo ha dhexdhigo.
@YusufCraxman-y1e
9 сағат бұрын
D5 ayaan ahay,,maxa wll iiga dhigney,shurun shuur,,ciqaab ayaa u danbeysa wali good waa ciilan yihiin,,dhilaa ku dhashay adiga iyo sharun shurkiina
Adiga hada mawaxad leedahay xeraale gaajaa kajirtee Hg imaada ma saas baad mareexan ugu hiilinaysaa mise waad uga daraysaa
@CabdiyoCabdixasan-kq2oc
8 сағат бұрын
Jaale haf bariis ahi isoo fasax😂😂😂😂
@MaxamuudCali-kv4hu
9 сағат бұрын
Vidoga isago aakhiro ku horyaal oo buug ku qoran waxaad ku hadashay oo dhan maxa ku jawaabin alle adne kabaq zxp oo uducey labda dagaalamaya midna kuma xige wa dad wlalo ah
@samirr546
8 сағат бұрын
Qarnigan cirka qayrkaa diyaarad aan duuliye lahayn hub ku guba ka soo daadinayo bad iyo berina lagugu xukumo xalenena ajnabi kuu fadhiyo hadal kuuma eeka dir iyo mareexaana hadiga ayaa sheegaya ee somali daciif masaakiin ah baa laguu yaqaan in aad af somali ku hadasho oo somaliga aad taqaan iska celiso oo u faanto waa tarbiyada xun ee lagugu koriyey adiga iyo kuwa kula midka ah!!!!
@yunisahmed953
7 сағат бұрын
Moryaan darood nef ma lihid afar qof tahay ilko yer xuduuda lagu geeeye 😂
Пікірлер: 50