FAADUMO Ragga kaan ka eegtoow Waxaa tahay aroor hore Qorax soo baxaysiyoo Afariyo tobnaad Ileyskiyo nuurkoo Waxaad aynigaagiyo Asaagaaga dheertahay Edabtiyo xishoodkoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR Ma ogtahay ilwaadeey Ma ambado jacaylkuye Haduu eebeheen qoray Ways aroosan doonaa Uurkaaga gali taa Intase aan agoon nahee Isticmaar shisheeyoo Na ugaadhsanaayaan Ikhtiyaarku maqan yahay Allah bari walaaleey jacayl Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Allah igu og inan yahow Waxan eedey caashaqan Kii ad igu abuurtoo Waxaan ahay mid oontiyo Anfacada ka soontee Uunka kaa jeclaatayoo Isir waxaad uleedahay Asalkii qureyshtoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR In jacaylku ololliyo Oon iyo dab kulul yahay Amba waan oogsonoo Waase tii aramidiisi Aafeysay cilmiyo qays Iilka hoosta geeyee Waxse lagu ilaawiyoo Foodbay i hortaalo Usticmaarka weeyee Kuwii aabahay dilay inteey FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad uma ilmeeyaan CABDINUUR Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo huuno Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan aado Farxad uma ilmeeyaan
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
@SC Ali thx wll waan saxay mahadsanid ee waan is aroosan doona maxaa ku xiga wll
@@amarehadaweh9683 waxaa ku xiga walaal uurkaaga gali taa
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
@@mobayle8508 mahadsanid wll
@xasan.jaamac
5 жыл бұрын
Idaylkiin Alle mahadi ha niga gaadho.
@sultanhufane1051
4 жыл бұрын
Cabdi nour cod mala'ikiya ayu illahay siyay. MashaAllah wayo wayaad nagu celisay Allah ya khaliik
@Tuurjoog
7 жыл бұрын
Allaha ku cizeeyo sxb noolow. qu'Allah te bénisse ainsi que tt ta famille ya Hassan. ton civisme et ton amour a la mère patrie est unique exceptionnel oui l'avez démontré a travers cet archive,oh combien louable, un trésor de la culture djiboutienne
@ayanlesamaale
4 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Faduma Ahmed dhimbiil, qalbiyo badan ayeey ku sii noolan doontada.
@mahamadomar4993
5 жыл бұрын
Asc fadlan iyadoo qoraal ah iisoo tabiya waad mahadsan tihiin. Cette chanson fait partie des chansons qui ont berce' mon adolescence.
Ugu yaran 10 jeer ayan kuso ceshtay heesta. Waliba waxa si fahfahsan igusi sharaxay jabuti tv mahadsanidin
@nasrayusuf6673
6 жыл бұрын
Heestan erayadeeda qaybta cabdinuur qaadayo oo si six ah u qoran yaa iga caawin kara ?, Mahadsanidin.
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
FAADUMO Ragga kaan ka eegtayoow Waxaa tahay aroor hore Qorax soo baxaysiyoo Afariyo tobnaad Ileyskiyo nuurkoow Waxaad aynigaagiyo Asaagaaga dheertahay Edabtiyo xishoodkoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR Ma ogtahay ilwaadee Ma ambado jacaylkuye Haduu eebeheen qoray Ways aroosan doonaa (................) Intiise aan awood uhayn Isticmaar shisheeyoo Na ugaadsanaayaa Ikhtiyaarku maqan yahay Allah bari walaaleey jacayl Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Allah igu og inan yahow Waxan eedey caashaqan Kii ad igu abuurtoo Waxaan ahay mid oonkiyo Anfacada ka soontee Uunka kaa jeclaatayoo Isir waxaad uleedahay Asalkii qureeshtoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR In jacaylku ololiyo Oon iyo dab kulol yahay Amba waan oogsonoo Waase aramidiisi Arintii ilmiyo qays Intaa hoosta geeyeen Waxse lagu ilaawiyoo Foodbay i hortaalo Usticmaarka weeyee Kuwii aabahay dilay inteey FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad uma ilmeeyaan CABDINUUR Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo huuno Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan aado Farxad uma ilmeeyaan
@mahamadomar4993
5 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 warya Amareh waad ku mahadsan tahay midhaha aad nagu caawisay. Merci infiniment cousin.
@mahamedroblehliban9405
7 жыл бұрын
Xayaka allah wayo waayo
@mohamedaare690
4 жыл бұрын
Heestan waxay ka midtahay heesa tirada yar ee marka aan. Dhagaysanayo aan is badalo
@adamhoodaale9443
2 жыл бұрын
لقاء السحاب💙🎻
@ozilyaremm1212
7 жыл бұрын
sax miyaa erayada heesta baytka hore Raga kaan ka eegtoow waxaad tahay aroor hore qorax soo baxaysoow
@mohamedmiguil7565
6 жыл бұрын
ozil yare mm yes
@bilansalam7063
5 жыл бұрын
Machallah belle chant
@ramadanmusse4457
4 жыл бұрын
Wa saax wax qalad ah igama muqdo inad fahmin aya laga yaba
Heestan erayadeedu caadi maaha Abwaan ka sameeyey heesta inuu soo raaciyo ayeey aheeyd haduu garanayo heestan waa heesihii 70-nadii la qaadey Djibouti intaanu Fransiisku ka kicin waa hees taariikh wadata
@xasancabdi9725
2 жыл бұрын
xasan cabdi
@mohamedsaid102
2 жыл бұрын
❤💯💯💯
@ugaasyare9466
5 жыл бұрын
War yaa lyrics keeda nagu caawiya tol Iyo qaraabo
@amarehadaweh9683
5 жыл бұрын
FAADUMO Ragga kaan ka eegtayoow Waxaa tahay aroor hore Qorax soo baxaysiyoo Afariyo tobnaad Ileyskiyo nuurkoow Waxaad aynigaagiyo Asaagaaga dheertahay Edabtiyo xishoodkoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR Ma ogtahay ilwaadee Ma ambado jacaylkuye Haduu eebeheen qoray Ways aroosan doonaa Uurkaaga gali taa Intiise aan awood uhayn Isticmaar shisheeyoo Na ugaadsanaayaa Ikhtiyaarku maqan yahay Allah bari walaaleey jacayl Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Allah igu og inan yahow Waxan eedey caashaqan Kii ad igu abuurtoo Waxaan ahay mid oonkiyo Anfacada ka soontee Uunka kaa jeclaatayoo Isir waxaad uleedahay Asalkii qureeshtoo Naftu ku ogolaatee Sow araaga deymadaa indhuhuu Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad umaa ilmeeyaan CABDINUUR In jacaylku ololiyo Oon iyo dab kulol yahay Amba waan oogsonoo Waase aramidiisi Arintii ilmiyo qays Iilga hoosta geeyeen Waxse lagu ilaawiyoo Foodbay i hortaalo Usticmaarka weeyee Kuwii aabahay dilay inteey FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan Farxad uma ilmeeyaan CABDINUUR Jacayl wayska oodnee Arligoo xoroobiyoo huuno Ayaankeena ila dhowr FAADUMO Marka ay ku eegaan Naxaariis ma ooyaan aado Farxad uma ilmeeyaan
@mahamadomar4993
5 жыл бұрын
@@amarehadaweh9683 mahadsanid ee inyar ayaa kuu dhiman
Пікірлер: 47