Masha Allah mama faduma haldha hada waa macalimta dugsi Qur aan ❤❤
@khadarmuslimn4321
4 жыл бұрын
2020 heestan yaa jooga dhagasanaay
@anissahassan804
5 жыл бұрын
Woo fadouma cali cilmi mashallah she become hafide quran keep going sister
@abdifatahabdi1349
4 жыл бұрын
Fadumo CiLmi haldhaa Queen of Fanka Hees ayaan kaga Dakhranahy heestii DaryeeL iLa Imika wan dhagaystaa
@asmaabdi3193
5 жыл бұрын
dhararba niinkan ka helo habenkii kuma dhaxe hantidu way ii dhantahay👌👌❤❤
@abdullahihersi1188
3 жыл бұрын
Asma Meerisyadaas maxaa laga wadaa? Ma noo micneen kartaa? Thanks
@saynabfarah8626
2 жыл бұрын
@@abdullahihersi1188 micnaha ninka la hasaaawaba igama dhanaansado ano nabad qaba gurigayga imaada mana dhaxo micnaha marka qofku guri an kiisa ahayn so seexdo
@abdullahihersi1188
2 жыл бұрын
@@saynabfarah8626 Thanks 🙏 walaashiis si fiican baan u fahmay aan. Yacni la igama garaaco xaaraan. Oo Aniga oo hubkeyga ii dhan yahay baan aqal xalaal ah gelayaa Inshaa’alaah! Ama hadaan si kele u dhigo waa “ Habeenkii Ma meeracdo” sidaas baan u fahmay ama Gabarnimadeyda Ayaan ilaashadaa oo Innan Rag beenbeen wax iigama helayo aan ka aheyn Xalaal. Thanks again!
@drsuber6587
2 жыл бұрын
Haldhaa : dhediga gorayada Hebed : Neefka xoolaha ee mid kasta oo aanu dhalin iska jaqo maqasha Hirgalin : fulin ama qabasho waxad rabto Huf : been Hu : dhar
@abdulahabdi8164
2 жыл бұрын
Halkeedad dhigtay libaax
@buuxciise1382
2 жыл бұрын
@@abdulahabdi8164 gorayada keeda lab weeye haldhaagu ma sixin taa
@abdirisakcadaawe5190
Жыл бұрын
Hebed waxaan u aqaan neefka geela ah ee maskiinka ah ee aan carruurta dilin si kasta oo aad usha ula dhacdana aan ku haraantin hoosteedana aad ku ciyaari karto
@engmohadhuxulow2979
Жыл бұрын
@@abdirisakcadaawe5190 kaas hayin ba ladhaha
@wayeelyusuf8900
11 ай бұрын
Haldhaa wa midka lab ee ma aha kan dhedig Nin haldhaa u soo galay ma gano guroyo cawleed Goroyo-cawl wa tan dhedig
@abdiwalidalmar1911
4 күн бұрын
Laxankii Hoobal sare Axmed Cali Cigaal. Erayadii Abwaan sare Xasan xaaji Cabdullaahi (Xasan Ganey).
@geishafemmefeminin5951
2 жыл бұрын
2022?❤
@AliYusuf1
Жыл бұрын
Laxangii iyo Muusigii Ahmed Ali Egal
@farhiamumtaz
11 ай бұрын
2023🎶🎧🎵❤ Dhararba ninkan ka helo Habenkii lama dhaxee Hantidu way idhantahy
@hassanbillow6161
3 ай бұрын
My late mom use to listen to this song, whenever I listen I cry so much.hoyo janada ilahey haka warabsho, qabrigana ilahey haku waasiciyo wa haben son ah, ilaheyow amin.
@user-qx9pt9vr9n
3 ай бұрын
Ala miyey dhimatay ilow unaxariiso qof sharaf iyo karaama ku dhamaatay bay aheed waxaan utageeraa shaqsiyan
@caweyskadalmar
3 ай бұрын
Maya way nooshahay. Qofkani wuxuu ka hadlayaa hooyadii dhageysan jirtay Fadumo Haldhaa.
Who still watched this nice song intil now feb 2022?
@wardagaaz992
2 жыл бұрын
Jun 2022
@iliasismail6827
2 жыл бұрын
Augost 13
@hassanbillow6161
Жыл бұрын
Me still watching.
@Lascanod.
Жыл бұрын
2023 🌸🌸🌸
@siciidmaxamed9918
Жыл бұрын
Me. igu Afgaro❤
@axmedsahal7268
5 жыл бұрын
waa heestii ay ku qaadatay HALDHAA.
@caweyskadalmar
5 жыл бұрын
Waa runtaa
@drsuber6587
3 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan Xasan ganey cajiib
@iftinxaajicabdi791
28 күн бұрын
Good my sis❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤
@user-hz1gr4kb8b
6 жыл бұрын
That song is the best song for world
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
5 ай бұрын
J*ai beau traverser tous les tourmants du monde, vous etes la plys apaisante, definitivement ! Propos de fan: je voys aime !❤
@SuugaanSafaari
2 жыл бұрын
*Oh! wow amazing and awesome voice📻*
@missjano8249
2 жыл бұрын
Qurux di faanka haldha edo noolow 😘
@altovldamir4719
4 жыл бұрын
Musishanku way wada nolyihiin khaliif ahmed Elmi iyo Mohamed abdi abukar Iyo sidii Ali wiinkey iyo sacad muse
@lulum8017
Жыл бұрын
Memories of my childhood 😢 ❤️ old is gold ✨️
@maazimde2924
6 жыл бұрын
Nice song
@indhonamso3000
7 жыл бұрын
haldha allah ku hadee ayaa mahaad leeh waxa tahay gabadh wanagsan ayaa tahay wll qali
@AbdishakurchuringmohamedAbdi
3 ай бұрын
I remember that super star fatuous 1du
@zakicismaan2994
Жыл бұрын
Mamo fadumo haldha old is gold
@kaysemohamed1900
6 жыл бұрын
habana waa la isku nacaa higaadan igu af garo dharaarba ninkan ka helo hbnkii uma dhaxo xishood hodan baan ka ahay xayihii baan soo huwaday hablaha somaliyey
@isackyusufabdirahman7984
Жыл бұрын
Fadumo haldhaa berigii ayeyareyd bay asturneyd
@cabdiselaamxaaji8098
3 жыл бұрын
Faadumo haldhaa gabadh qiimo badan alloow ku daaa iyada iyo dhamaan hablah soomaaliyeed.
@caweyskadalmar
3 жыл бұрын
Aamin
@fartunmohamed8079
2 жыл бұрын
LOVE
@KosovoO-vt5gl
4 жыл бұрын
KA QARIYA FANAANIINTA DANBE 🤣🤣🤣👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@qisasduniya1053
3 жыл бұрын
Kkk
@maxamed2008
12 жыл бұрын
Dalmar, you are the BEST, for ever !!
@caweyskadalmar
10 ай бұрын
Thanks bro I see the comments after 11 years sorry. KZitem problems.
@drabdirizakburaale2360
Жыл бұрын
What a voice !!!! Cadar ahmed kaahin
@caweyskadalmar
Жыл бұрын
Adeer tan ma ahaa Cadar waa Fadumo Haldhaa
@hakimqalib6658
7 жыл бұрын
walee fanaanad dhab ah ayey aheed masha alah alle hadaayo
Walaal gabadhannma aha Nakruma ilaahay ha u naxariisto aamin
@drabdirizakburaale2360
Жыл бұрын
Still 2023
@daruuroahmed9442
7 жыл бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayaddii Xasan Ganey ee musiibadu iyadaa adduunyada mucallim u ah. Waxaa muusika iyo laxanka ku laray fannaanka iyo mulaxamiistaha weyn ee Axmed Cali cigaal
@@maanmohamedwaa lagaa saxan yahay labka ayaa layidhaah waad baadhi kartaa sababtuna waxay tahay wuu ka qurux badanyay dhediga gorayada dumarkaana lagu amaanaa waana loo bixiyaa
@maanmohamed
9 ай бұрын
@@baxsan nin raga dhedig amaan loogama dhigi karo. Taas mid lamida dumar kana lab laguma amaani karo. Haldhaa ama goroyo cawl waa dhediga goroyada.
@baxsan
9 ай бұрын
@@maanmohamed muranku ma fiicna wllo waad baadhi kartaa xitaa google gal hadaanad meel kale ka eegayn buugaagta schoolkay ku qorantay ayeeydaa weydii xitaa ka lab wuu ka qurux badanyay ta dhedig waana looga dhigaaye adaan maansada aqoon badan ulahayn wax u eekaysiin layidhaah baa jirta hadraawiba heesta hablaha geeska sida baarqab golongolay waata ku jirta baarqab mataqaan?waa u eekaysiinta baarqabka dhexdiisa iyo gabadha dhexdeeda tanna waa u eegaysiinta quruxda waa sidaa markaa
@waberimed7286
8 жыл бұрын
war is not dalmar
@altovldamir4719
4 жыл бұрын
Magacaygu waa Alto waxaan donaya oo aan iidin waydinaya dadka ku hadla afka somaliga waxaan uu bahnahay inan heestan ku tummo saxophone oo aan ereryadana waxyar ka bedello sida xiishood eber baan ka ahaay Dhiillona xumo wan uu ahay Xumihii hoyaday waxaan Rana inan sidaas ka dhigo waa haddii aad iigu raacsantihiin wanan haya qofkii qaadi laha mihii fanan heesa lkn waxaan ahaay dadka bartay musishanka gar haan saxophone tenor and Alto saxophone
@caweyskadalmar
4 жыл бұрын
"dadka ku hadla afka somaliga " waxaa ka fiican dadka SOOMALIYEED, soo maha, meesha dadka ku xidhan channelkan waa SOOMALI, dad xanuusanaya ayaa erayga "dadka ku hadla afka somaliga " adeegsada iyaga oo dana kale hoosta ku wata. Nin dhalinyaro baad tahay yaan lagu jaha wareerin. Tan kale heesta sidaad rabto waad u qaadi kartaa, muusig ama midhaha oo laga badeloba. wsc
@aliahmed867
4 жыл бұрын
Alto Vldamir you are attention seeker
@nuuracumar5837
4 жыл бұрын
Ka daaa wllo
@xasanxawad7333
4 жыл бұрын
Maxad ula jeeda dadka afka somaliga ku hadla ma cid an somali eheyn aya afka somaliga ku hadasha.
Пікірлер: 131