ربنا ارحم الفنانة الرائع جد فاطمة قاسم .. والتحية للشعب الصومالى الشقيق .. سوداني مره من هنا
@suhurcabdi2968
6 жыл бұрын
دائخ في زمن بائخ B 🇸🇴❤❤🇸🇩
@sharmaarkeabdi2915
6 жыл бұрын
تسلم كتير
@nurtobuwe8207
6 жыл бұрын
دائخ في زمن بائخ B year they 4
@ahmedmohamed-yp6un
5 жыл бұрын
انتم حبائبنا
@sharmaarkeosmanabdi8051
2 жыл бұрын
حبابك والله حبا بك الف ي خوة
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Codkeedu muxu mcn yahey oo dhagaha u roon yahey💖 Allah kunaxariisto faynuustii fanka faadumo qasim Hillowle
@حسناحمد-ز3ع
5 жыл бұрын
الله يرحمك يافاطمه قاسم رحمه واسعه وتحيه وإجلال للشعب الصومالي الشقيق والغالي على قلبي محبكم من السودان ام درمان
@adamjamac9795
3 жыл бұрын
ا مين
@abdulrahmaansajaan7877
3 жыл бұрын
Shukran pro suudan they are a prother
@aishaabdy9575
2 жыл бұрын
يا مرحبا
@Smasha1000th
Жыл бұрын
Amiin 😢
@sharmarkeosman4426
Жыл бұрын
حيابك والله حبابك الف
@hassanire1248
5 жыл бұрын
Allah naxarista jano kaa waraabi marxuum faduma sheikh hiloowe qof somalida kuweyn aheyd wlh especially ani shaqsiyadeyda aaad beey igu dheertahay wlh naxarista jano allah ka waraabsho 😭😭😭😭😭 mam we stil love you wlh
@Somfox1
4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso ... waa barigii Somali afrika ugu saraysay .. lahayd warshadaha ugu badan .. ciidan xoog leh .. cadowga Somaliyedna inaga biqi jiray ... ma ogtahay in waqtigas ay aad u adkeyd in dadka shisheeye helaan Fiisaha dal ku galka Somaliya ...
@mohamettaamin3588
4 жыл бұрын
Heestaan ano gorowe jooga baan si kal iyo laab ah u dhagaysta ONE LOVE SOMALI WEYN
@naimadahir519
4 жыл бұрын
😓😭😪😥
@zuzu8795
2 жыл бұрын
😩💔
@abdilaahiomardarmaan3376
Жыл бұрын
Anna hadan ku dhagYzanYa kwrn lpx
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
Жыл бұрын
Manooshhy legend
@mumtaazsaid3103
Жыл бұрын
Ani xtaaa anoo jooga dhgysanyaa
@laalanura2635
5 жыл бұрын
Nada alqalaa bay nagu wareeriyeen bal waakaase Faduma Qaasin oo kle Sudan halaga helo Hiba nuura kle qadra daahir xaliima khaliif okle qadiija qalanjo okle aamina cabdulaahi okle bal waakaase intaa oo dhan sudan miyey leedahay Lkn buunbuunin iyo karti baa la isku dhaafay rer Sudan iyagaa xabada ay leeyihiin buunbuunsaday ee somaliyeey fan cid Africa idinkaga sareysaayi ma jirtee fanaaniin tiina umada kale bara oo buunbuuniya
@mohayare9348
4 жыл бұрын
Wlhi sax waye abayo mcnto ❤❤❤❤
@sakipoi5986
Жыл бұрын
Greatest banadiri female artist ever Allow Ku naxariso halka ay alkayagni iyo Lata mangashkar u jogaan hindiya ayee noo joogta badalkeed lama helaayo quuqlayaal ayaa fankii isugu sooo harey
@queenhero1234
Жыл бұрын
Ani ayay idhashay maxa 😅🤸♀️
@mumtaazsaid3103
Жыл бұрын
@@queenhero1234 mla hupaa😂
@عبدالعزيزحامدعبدالعزيز
7 жыл бұрын
لكي الرحمة والمغفرة الفنانة الرايعة فاطمة قاسم محبوبة جدا عندنا في السودان
@garyaqaanyare
7 жыл бұрын
عبدالعزيز حامد عبدالعزيز ،حبيبي عبدالعزيز ربنا يخليك ويحفظك' أخوك محمد من الصومال
@عبدالعزيزحامدعبدالعزيز
7 жыл бұрын
تسلم اخي العزيز علي زوقك انا احب شعب الصومال وكل السودانين يحبون الصومال الله يحفظكم من كيسمايو الي هرجيسة من مقديشو الي بربرا
@mustafabdifatahomar1105
6 жыл бұрын
عبدالعزيز حامد عبدالعزيز do you know faduma kasim hilowle
@maajidcabdi8506
5 жыл бұрын
+عبدالعزيز حامد عبدالعزيز الله يحفطكم بلد سوان والخردوم ورايسنا وسجاعنا عمر البشير
@shamsoxiirey3815
3 жыл бұрын
Aaaa0
@azadamiiruk1865
2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😥😥🥺🥺🥺🥺🥺🥺 love Somalia from Djibouti 🇩🇯❤mama faadumo 💋
@hamdi9266
Жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 Somali maahan miyaa 😂
@manaicha5976
Жыл бұрын
@@hamdi9266 maya huno 🥺🥺
@fardowsomaxamed2686
Жыл бұрын
@@hamdi9266somali kibirtay wye😂😂
@mohamedahmed-yg8jm
7 жыл бұрын
ilaahow kuu naxariiso kuuna danbi dhaafo janatul firdosana ku geeyo aamiin
Ya salaam Fadumo Qasim Himowle R.I.P. mama it was yesterday that u were in this earth but u gone my Allah SWT grant Janatul Fardowza Amin
@marwanlyrics8540
2 жыл бұрын
Amin ya allah.
@aminabdikadir9636
2 жыл бұрын
Amiin ya raabi🤲
@mejja____adan
Жыл бұрын
Xp manoshahay 😅
@ahmedeshafi
Жыл бұрын
اللهم امين يا رب العالمين ❤️🙏💯
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
Жыл бұрын
@@mejja____adan adi maanooshhy wllka
@لاحولولاقوةإلاباللهالعليال-غ3و
3 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته... #
@mohammadsahnoun9997
5 жыл бұрын
ربي يرحمك ويغفر لك ويدخلك بجنته الفردوس الاعلى ماما فاطمه قاسم uwada duceeya mamada somaa'ay Amin🇸🇴❤️
@abdikheiryussuf4441
5 жыл бұрын
Watching from mandera NFD. Sep 2019
@fatimahaji2013
10 жыл бұрын
Mashallah may allah grant her jannatul fardows... My adorable grandma ❤❤❤❤ she's a legend fanaan iida camal oo asluub leh hada dhif waaye
@fartunali3383
8 жыл бұрын
janadul fardowsa ilah haku geyo
@kaltoumdahirsamaleh4127
7 жыл бұрын
amin amin
@ميميحاجحسن143
6 жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@suhurcabdi2968
6 жыл бұрын
Fartun Ali aamin yaa rabi
@nasraabda1709
5 жыл бұрын
Amiin
@nasirmuhammad7337
5 жыл бұрын
amiin yaaa rabi
@daacad5731
3 жыл бұрын
Alla yaraxma faadumo qaasin hilowle qof soomaali ku weyn ayey aheeyd😪😪😪
@falstiindaauud8137
4 жыл бұрын
Alle ha ku naxriisto Aayo mcn Hada ayan arky 20/9/2020 September 4:45 daqiiqo Malin Axad ah iinata dhiimaty alle ha uu naxriisto 😥😥😥😥😥😭
@naimadahir519
4 жыл бұрын
Amen😥😥😥😪😫
@aishakaramasaed3087
3 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@Ina44r
5 жыл бұрын
I‘ve never seen Banadiri people cause iam reer waqooyi but I heard that they are very peaceful and very nice people wlhi. Is Fadumo Qasim Banadari.? Allaha u naxaristee
@nakuujacadey4578
5 жыл бұрын
haaa waaa reer banaadir lkn reeraha reer banadiriga cadcadka ah ma aha
@Ina44r
5 жыл бұрын
beer lula haa sax
@shegoowtv9198
5 жыл бұрын
@@nakuujacadey4578 walaalo fadumo khaasim waa jareer weyne ilaheey ha u naxriisto maamadi fanka waxeey caan ku eheet heesaha banaadiriga. guleed sxb qof walbo ku luqeeyo heesaha banaadiriga micnaheeda ma ahan inuu yahay banaadiri ama reer xamar. lakin fadumo khaasim waxeey eheet fanaanad fimiladii banaadiriga sameeyn jireeyn heeso fara badan kasoo qaaday.
@nakuujacadey4578
5 жыл бұрын
@@shegoowtv9198 aamin Allaha unaxaristo haaa waan garanayay inay beesha jareer weyne tahay dad la dhashay baan aqaan mahadsanid adigana
Maxamed deen waxaan kuleeyahay Aamiin Aamiin Aamiin
@anissahassan804
6 жыл бұрын
Woo fadoumo kasim ilahoow ku naxariisto amiin
@abdiquduus
5 жыл бұрын
😘😘😍😍 Allle ha unxristo mamo faduma qasim alle cod waa siyay
@galad4jlaki619
7 жыл бұрын
alloow unaxariiso janadana kugili 😢😢😢
@Rehaanadam9235
3 жыл бұрын
illaahay ha u naxariisto illaahay dambigeedii ha dhaafo mama faadumo Qaasim Helowlle Allaahuma Amiin 🤲❤️🇸🇴🥲🥲🥲
@alixasan489
Жыл бұрын
Woow What a Fantastic Voice Legendary Rip She Was Special My Allah grant you Jannah 😭👏
@mumtaazsaid3103
Жыл бұрын
❤😊
@YellowDiamonds
3 ай бұрын
2024, here for the Legend Faduma Qasim ♥️
@SaidMElmi
6 жыл бұрын
ALOOW KUU NAXARIISO FAADUMOOOY...... AAMIIN. !!!
@moraqasalevedioproduction7078
6 жыл бұрын
Mamada alla ha u naxariisto anagana xooga ayan danbeyneyna qatumadena alla hano suubiyo aduunyada wa waqti gaban waxa lagari donaa qoraladena inee aqristaan caruur aan awoowe u nahay
@sharmarkeqassim5816
5 жыл бұрын
be waqooyi or let her be banadiri we are all Somali sharing the same land and sea with the same language on top of that the same religion and the same culture
Leg end F.Qaasim Alla Yaa Raxma.....الله يا رحمه...انشاء الله جنة الفردوسه..سلام عليكم.
@macowcade9985
6 жыл бұрын
Ilaahey ku naxariiso heestaan qoraal eh maad igu soo qabataan
@osmanamohamud6172
6 жыл бұрын
Where is he,? the man that we love each other , Where is he? I , ve never forgotten, Oh... am crying 😢 because of him, dont for get our promise, where is the man we planted 🌸 flower 🌺 each other, its heart touching song
@abdifatahyarisali8384
4 жыл бұрын
Feynuustii fanka waad inagu weytahay wallee 2019 waa maalin aan dib kuu soo xasuustay
Ex-One Of the biggest Legends in the Waaberi National team Somalia Faadumo Qaasim Hiloowle...Good Remembering...Allah Yaa-Raxma... Aamiin.Aamiin...scww.
@halimoelmiabouker4470
5 жыл бұрын
Allah Warham Fananki Somalia Fatouma kassim Allah Accueille au Jardine du paradise Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH
@maalimembers4402
6 жыл бұрын
feynustii fanka fadumo qasin allaha janadi firdows haka warabiyo amiin, waxey ahey fananinta uga jeclaa.
@queenhero1234
Жыл бұрын
Anaa nool hada 😅🤸♀️
@bashirfarah3064
9 жыл бұрын
Allah yar hamak mama fadumo qasim
@DrNeeri
5 жыл бұрын
Boqorada codka macaan ilaah ha u naxariisto maama faaduma qaasim
@ayubabdulaziz5643
4 жыл бұрын
There should be a wikipedia page for this great treasure of ours !
@padronedelmare1307
Жыл бұрын
Agree with you let’s start one.
@Hero-te7qg
7 жыл бұрын
Feynuustii fanka Fatima Kasim allow kuu naxariiso
@SharifGarcadde-hm7wh
5 ай бұрын
Mid kamid ah heeshaa aan ugu jeclahay heesaha reer xamariga ah
@YaasirSuperka-cz3wj
Ай бұрын
Xidigteydiyaa thye qaliyey wllhi adaa ujeclaadey gabadhas hal meel neh waa wada joogna hal meel wx kuwada cunaa saa ujeclhy hadee ogaan laheyd wllhi xitaa qof hadee wx ugeyneyso waa ka maseeraa qofkas wllhi ilaahow QalbigeygaH iyo keeda isku keen😢❤😭👸
@zakaria4181
Жыл бұрын
Ilahey hau naxristo I.a
@zakaria4181
Жыл бұрын
Aamin😢
@mariaali8889
2 жыл бұрын
Mama fadumo qaasim hilowle ilaahey haku naxariisto🤲🤲🇸🇴🇸🇴
@ifraaxcabdi6671
Жыл бұрын
Amiin
@rabiaismail3471
5 жыл бұрын
Woo 497millios vieux ilahoow unaxariisto mama fadouma amiin ya rabii
@aishakaramasaed3087
3 жыл бұрын
Allaahuma Amiin
@ilhanhasan1381
8 жыл бұрын
mamo ilaahay hakuu naxariistoo
@kivanctatlitug951
Жыл бұрын
Heeso waa heesihii hore. AUN😭❤️
@darwishboy5255
4 жыл бұрын
Ilahay qabriga ha ku wasiciyo mamo fadumo wasim ilahy ha u naxaristo
Пікірлер: 451