Masha Allah aniga gurina ka baxa moringa aad u aaminsanahay wax kasta isticmala ciyalkena siya aniga wax iga cawiye inan is cateyo wlhi wax badan iga riday marki cadada iso dhawdahay wan caba inta gura ayan qoraxda dhiga labo malin ka dib wan shida makina cabitanka mesha waxa qalalan ku shida dhalo ku shuba qofkasta Mel I xanuneyso idhaha wan siya masha Allah xamar daganahay ciyalkena waxey u baxsadeyn 150cudur daweye aderkey sukor qabay xita wuu cawiye walalayalow walhi gedkan alle no aburay dawo nagu daray alhamdulillah ka faideysta qofki tijabiya isaga ogan dona
Asc yasmin wn ku salamay geedka moringa wan haysta wuu no baxaa waxn ahay ardayad nutrition barata geedkan waxa aan ku jirin malaha vitamins minerals and hala ogaado
@suberamin9609
4 жыл бұрын
Abyi qali maskaxda ma uron yahay iyo hurdo lan
@farduuskhadar7571
6 жыл бұрын
Masha allah Wan isticmalaa malin kasta moringa aadban u jeclahay
@khadrafmohamed4076
5 жыл бұрын
Walal maa lagu dhuubtaa ?
@deeqaluul9499
6 жыл бұрын
abayo geedka miro muu leeyahay mise caleenta kaliya waaye
Пікірлер: 36