Suxufi Faysal Abroone Allah Azzawajalah ha kugu garab galoo halganga AWDALSTATE🤲🤲🤲
@Amira_lul
8 ай бұрын
Waxaan nii rajeynayaa guul awdal state. Guul ama gunimo. Nimankaan isaaq waa cunsur iska celiya . Somaliweyn ha wada istaagto Awdalstate guul ❤❤❤❤
@yasiinmuxumedroble3691
8 ай бұрын
Waar waa iga diyaar wax iska dhicin iyo anagaa gudaha joogna ee wixii lagu hawlgalayay ee agab hub iyo dhaqaale
@MaryanAli-v4k
8 ай бұрын
Awdal aqoonteeda adkaysi haku darto soo akhrista ssc wixii gumaysi kudhacay iyo dagaLkii ay kaga baxeen ciise la mdooba dhaqankuna ha midooba from sool
@Youngsomaliman-e7e
8 ай бұрын
Guul ……guul iyo gobanimo awdal state.difaaca dalka iyo badda awdal halo sarakaco.cadawga aan iska badbaadino.allah akbar
Maasha' allaah guulbaan urajaynayna walalahen ciise iyo gadabuursi waxaana urajeynaynaa inay maamulkooda dhakhso uguheshiyaan ciidankodana mideyaan Somaalibadan ayaa udiyaar ah inaygarabnistagaan laakiin midnimada iyo difaaca noobilaaba ilaahay haydinfududeyo before is too late
@MaryanAli-v4k
8 ай бұрын
Anagu ma ciilanin waan cafiyi doona hadaa codsataan laakiin samaroon waynooga darayd snm riyaale ayaa guriga noogu soo geliyey abeesooyinka ciidanka saroon way kasoo horeeyeen snm kuwooda marka ha oran godob nalooma hayo cafis naga dalbada from sool talooyina labadii qoraal ee hore ayaan ku siiyey guul baan ku rajaynayaa
@husseindjama6572
8 ай бұрын
Yaan sina laysugu dirin beelaha ciise iyo samaroon. Dadbaa ku hawlan sidaas. Halla digtoonaado.
@kawsarmuhumud6
8 ай бұрын
Kuwa muuse hoos joogaa Raganimo way ka tanaasuleen inay is qariyaan baa ufiican waayo soomaalidii baa layaabtay muusaa naftii ukeenay
Asc waxan codsanayaa aniga iga bilaaba anaa ugu horeeya dadka dagaalamaya ee dadka wada Howsha xidhiidhkiina hadaad tihiin awdal istayt ma ihi siyaasi waxan ahay shacab dulman oo wajaale ku dhibaataysan ahaan waar hub noo keena
@abdullahabaw6922
8 ай бұрын
Sxb key o ka yimid borame wuxuu I sheegey tageerayasha SL guryaha ayaa lagu xareeyey USA
@Roda-o4q
8 ай бұрын
Congratulation, Inshallah
@yasiinmuxumedroble3691
8 ай бұрын
Abroone namkaaga waan u baahanay walaal hana shakiyin siaasi ama basaas ma ihi walaahi ma ihi nin qadiyadaysan baan ahay oo meet uu wax ka bilaabo raadinaya misayjkaygaasi hadii uu ku soo gaadho iisoo jawaab mahadsanid insha allaah
@yasiinmuxumedroble3691
8 ай бұрын
Mar labaad abroone wan ku salaamay magacayga waxa yasin muxumad roble waxan ahay nin u diyaar ah in uu u dagaalamo xoriyadiisa ee waxan la ahay hogaamiyayaal dagaal oo na hor kaca iyo hub aan ku dagaalano
Пікірлер: 34