Aad baan kuu salamaya sxb kolay aniga codsigayga koowaad waad fulisay kaasoo ahaa in aad gabayga aad sii deynayso aad dhamays tirto, si shan sano iyo ka badanba ay jiilka danbe u dhugtaan mahadsanid, taa aad labada dhinac is hujuumayso ah iyo inaad laba habeen u kala samayso ahna waan kugu tageetsanahay
Sxb Belgium ayaan kaa soo salaamaya hawsha si fican baad u wadaa
@abdifatahabdi6570
2 жыл бұрын
Ku soco falaqynatadu waa dhexdexad dhalilna malahan
@alinuromer5876
2 жыл бұрын
One Man One Vote 🗳 Somaliland.
@osamaabdi6136
2 жыл бұрын
Hal xidhaalaha soo qaado wll qaybta abwaan USAAME jibriil oo u jawaabay abwaan qanciye piliiz soo qaado
@somalilyrics4027
2 жыл бұрын
Hore u soco masuul abdirahamn hasaan abdilahi
@warsameahmed9871
2 жыл бұрын
Plz guul wadeyntu maaha qaranimo, qaranimadu waa ilaalinta dastuurka, xuquuqda muwaadinka. Haddii dowladu wadiiqo qalad ah ay raacdo waa in la joojiyaa, maaha in aan been loo sacabiyo. Qoloiyinkiinaan faaladu ha qurxinina guul wadeen hana u siin magac uu san mudneyn.sidoo kale eedeyn aan run ahayn xaq u dirir maaha.
@alinuromer5876
2 жыл бұрын
Mansha Allah. Hore Usoco Wallaal.
@qalanjoxasan4209
2 жыл бұрын
masha allah allahaku dhawro
@siraadxasan2770
2 жыл бұрын
Waa sida....... ciyaalkan soo yaacay ee maqlay uun waxabaa la mucaaridaa, waa loo jawaabay ciyaalkii xaraabaysanayet.
@AMIsmail22
2 жыл бұрын
Ilaa hadda Lana hayo cid jawaab fiican sida Abwaan Heello
@abawaankhadarmacalinqaasim8489
2 жыл бұрын
asc sxb, aad baan idiin salaamayaa, maashaa Allah si fiican ayaad u daadihinaysaan, tix baan kaga qayb qaadanayaa, whatzup kaaga ii soo dir
@faysafarah8292
2 жыл бұрын
Dawasho wacaan
@alinuromer5876
2 жыл бұрын
Qaranka Waa La Wadda Jecel Yahay. Ee Afkaarta iyo Aragtida Ayaa Lagu Kala Duwan . Mala Rag Waa Middiyo Afkood Sxb yaal.
@siraadxasan2770
2 жыл бұрын
Qaranka waa in markasta la jeclaada oo la taageera...joojiya baannu leenahay dadka fadeexadda wada . Qof wax qalloociyey waa in la toosiya dhaliishiisana loo sheega alkin in qaranka la qaso maaha.
@leylaa3666
2 жыл бұрын
Waxaan talo ka dhiiban lahaa waan dawadaa waan la socaday ilaa inatay bilaabatay markaa soo qaado kuwa aad u fiican qaar gabayayaya waxaad moodaa dad iska hadalaya markaa soo qaado gabayada midhaha fiican Waanan kaga mahadnaqayayaa sida aad noola socadasiiso adigoo ah Chimasatar
@roblemaxamed3092
2 жыл бұрын
Adaaba hadalka badinaya eee soo gaabi hadalkaaga
@rbfilims161
2 жыл бұрын
Keep going legendery
@abdallahjama1277
2 жыл бұрын
Lkn anigu wali kuma garan sababta aad afarta nin ee reer burco iyo reer hargaysa u soo qadatid oo hal abuurada gobolada kale u dhaaftid lkn nin walba wuxu yiri waa soo baxayan adigu see sidada ahow mala isma lihid waxbaa kaa qaldan
@jaamctimo9568
2 жыл бұрын
Waxan Donaya Inan Halkan Idin Kula Wadaago Maanso An Doonayo Inaan Kaga Qayb Qato Silsilada Uu Iba Furay Abwaan Helo Silsiladaas Oo Halku Dhigeeda La Yidha LIINTA X🍊ORKA LEH Maansadan Oo La Yidha ( XIISADAHAN TAAGAN ) Wxn Donayaa In Aad Ii So Sheegtan Meel Aan Ku So Diro
Пікірлер: 26