ma arko xaalad laga gabyo inuu wadanku kujiro balse abwaan heelo wuxuu iila muuqdaa nin dhalin yaro ah oo aan da,diisu ku simin xaalado adag, abwaanka waxaan leeyahay,,,, liintuba mar bay xal tahay xaaladaha qaar
@mahamoudabdi7426
2 жыл бұрын
war Hassan iyo rag badan in badan oo ragay gabayaya aanusnaayaan waxay la aamusnayeena aan cidi waydiin ayay adeer kifaaxa wadayn . mar qudha maan maqal hebaloow hadal shalay ayago leh . waxa yaab leh heelo ma maanto toosay mise kulmiye ayo shalay la bah ah mise dheef oo ku qabay aya laga jaray. waxaan ka arkaya gabayga raga qarkood si boo siloonyahay. hayaydaada manta iyoaamus shalay raga gabyooow adeer timir lafba ku jitta inti qarankan la dhaawacay ee saxaafad iyo suxufi iyo gabya la xidhay maad dhaga la aydeen mise waad hadaf caloolayasnydeen
@90films69
2 жыл бұрын
Adeer dagal halsoogalo ama nabad hala soomaro waxa laga hadlayaa waa yaan xaqdaro laysku xidhin weeye adba ma jeclid in lagu xidho lkn dadka kale waxad jeceshahay in laxodho waxaas ciyaalka ayaa ku hadlo dadkaa waawayn ayaa meesha ku doodaya inaad meel dad kaa waawayn kahadlayaan inaad ka hadasho maaha
@axmedaden1655
2 жыл бұрын
@@90films69 adeer game kaaga iska ciyaar warba mahaysid adiguye
Пікірлер: 46