Waa gabadh rer somaliland rer jabutiya wana gabdh rer awdal
@ubaxbuubiye1104
3 жыл бұрын
Amina farax❤️waxay ka midtahay fananiinta u mada soomaliyeed leedahay sharf & karaamo korkaaga ha ahaato. Qiiro wllaltinimo baa haysa Tariikhda isbadalka Ayaan xusi doonta. GUUL & Gobanimo👏🏽👏🏽👏🏽
@maalmochannel4835
3 жыл бұрын
Amiina farax keeping going
@kathirakhath4075
3 жыл бұрын
Soo dhawoow Aaminay masha allah
@mbaligas3403
3 жыл бұрын
Waan ku taageersanahay, inuu soo baxo Xil.Barkhad, adigana waxaan kuu rajeynayaa inuu Ilaah ku siiyo cimri dheer & cibaado suuban. Waa walaalkaa M.B. Aligas From Mogadishu.
@caweyskadalmar
3 жыл бұрын
Guul Barkhad, Amina waa fananaad Soomaliyeed oo qiimo iyo qaayo leh. Aan qabiil ku dhaqmin.
@ahashi7828
3 жыл бұрын
Maasha Allah Aamina Illaahay Ha ku xafido Aamiin
@RelaxHold
3 жыл бұрын
Aamina waa qof qalbi nadiifa we love you mama ❤❤❤
@seidmustafe6320
3 жыл бұрын
Walaal barkhad somaaliya ama somaali oo dhan heerka ay joogto wa ugu wacaan waa sharci tastuur u yaala oo qoran baan jiirin markaa niinwalbaa waa ka qalin ka ku qoranay waxaa u rabo oo konfurta oo gubaneysa somalilaand ugu maran tahay umaadu tastuur ayaa hongaansha oo wax kala sara tan adiga oo jamascado iyo ilbaxnimo dhameyey u ku qoorsanayo jahiil iyo tuug iyo dhilaaygi una amananyihin wa tastuurka jirin hadaba fahan gabooye haduu tastuur yeesho iyo mamuul waxaa i maan shirkado dhaqaale iyo hadaf bulsho iyo in laga dambeeyo iyo deeganno awood tadaa ee ma ahaa. Ariinku i amiin in ad ilaa siimaan tahay ..waxaan salaamaya boqor imaan iyo barkhad batuu
@malyounmohamed4398
3 жыл бұрын
Maasha alah gabadhu codkarsana oo fikir wacanaa alaha ku dhawro caqli badanay aamiin.
Aaamina geesiyad hadal yaqana alle ha ku daayo hooyo macaan si fican baad noola hadashay somalilander ahaan barkhad alle ha ku asturo xilkaasi hana u dhib yareeyo
Dadka moodaya inuu barkhad ku yimid qolo maaha xaqiiqadu ee way ka xeeldheertahay waa nin muwaadina waa aqoonyahan in ay dadkiisu taageeraan xaqbuu ugu lahaa dhamaan reer somaliland guulbay u tahay markii kii reernimo ugu hadlayoow barkhad waa nin qaran amina waad mahadsantahay adigu fanaanad ayaad tahay lkn jabiiti iyo somaliland waxba iskuma aha
@motivation2558
3 жыл бұрын
U samaysay maaha ee waa heesta ugu qaaday qofbaa sameeyaa qofna wuu ku luuqeeyaa,,,,, SAX
Bisinka balayo lama dire malaha hambalyo ayad rabtey inad qorto
@ahmedshimales7644
3 жыл бұрын
:ا نا لله وانا اليه راجعون
@alhamdulilaahalluakbar595
3 жыл бұрын
Yaa kaadhinty
@matiasjohanas8691
3 жыл бұрын
barkhad batuun walahi wa rufiiyan ee iska ilaaliya
@gaafaneyare9371
3 жыл бұрын
aamina faarax alow cimrigeeda dheeree
@a.a.mohamed4635
3 жыл бұрын
Arintan ceeb weeye in dad aan reer somaliland aheyn ololeeyaan meeshu sharma boy guu ina cumar u yeedha si uu doorashada u xado
@mustihaji97
3 жыл бұрын
Amina waa reer Awdal asal ahan wa naag samaroon ah
@a.a.mohamed4635
3 жыл бұрын
@@mustihaji97 catoosh ka leh 30 video ayaan direy
@ayaanabdi4504
3 жыл бұрын
Maashaa Allah hambalyo xil. Batuun lkn taageerada aamina faarax maaha mid iyada ka timid ee waa siyaasad ismaaciil cumar geele soo dhex marsaday
@عيونيعيون-ف2ح
3 жыл бұрын
Barqad waa somaali fariid ah noolow waligaa.hajabin hana liicin
@cusleyeciltire1008
3 жыл бұрын
2:25 bal dhageysata Waxaay tidhi Amina Farah waxaan ahay rer Djibuuti,ma aqaano ama ma fahmin Amina waxaay uu sheegata inay tahay rer Djibuuti,waayo Amina ma haa rer Djibuuti sababto ah ku ma dhalanin Djibuuti iyada afkeeda ka sheegtay,ma garanayo waxaay uu sheeganayso rer Djibuuti,waa shalay ayaay timid,waxaay ahayd inay runta sheegto inay ahayn rer Djibuuti, waxa sheegan kara inuu yahay rer Djibuuti waa qofki ku dhashay Djibuuti
@nasyadeuanyeong8707
3 жыл бұрын
SD owta iyadoo yar oo qalanjo Ah reer jabuutigu ka midka Ah ee cidwalba ogtahay iyadoo yarbay noqotay reer jabuuti dhalashada wwy ka qaadatay maxaad ugu diiday dalkeeda asslka Ah iyo kan ay yaraanku taktayba waa iskugu MID waana wada soomaali
@Degaliah
3 жыл бұрын
Amina imbadan ayay jogtay Djibouti nolosheda intii u badnaydna way ku qadatay marka wa reer Djibouti 🇩🇯 sharcigi Djibouti na way haysata marka maxa ugu didi
@halimjiomohamed2678
3 жыл бұрын
Ismaaciil cumar geele and Hasan guuleed labada madex weyne ee soomaray Djabouti midna ku ma dhalan Djabouti maxaa u diiday Amina faarax oo ku barbaartay ku na waayeeshay
@nasyadeuanyeong8707
3 жыл бұрын
@@halimjiomohamed2678 Ma run baa in ciisuhu yahay dad aad u qabyaalad badan waxan maqlay qofka ciise e kayyimaadq itoobiya ee safar ku yimaada jabuuti isagoo qofwayna Ayaa reer jabuuti isaaqa iyo hadabuursiga ku dhashay jabuuti ku yidhaaa waar waad ku dhalatee maad u dhalatay heeey anigu ciise ayaan ahay maaha heeey
@nurap3027
3 жыл бұрын
@@halimjiomohamed2678 aad baad u mahadsantahay you get the good point if she wasn't born jabuuti so what is that big deal jabuuti is part of Somaliya there is difference
@somaliuncutstories4137
3 жыл бұрын
Vive somaliland
@sicidmaxamed1169
2 жыл бұрын
Qk
@tuqo873
3 жыл бұрын
THOSE ARE MY LOST MADHIBAAN PEOPLE Coming BACK AND WANT STAND ON THEIR OWN FEET
@abdullahiomarali5241
3 жыл бұрын
Dadaka illahey qof ba waa nooc walaalkeed jabahda buu kiu noqdey somaliladn iyana nafteeda ka jacshey somaliland kolkaa dadka qof ku taageeraa waa qabiiilkayga qalad ama sax soe maskaxda logam jiro oo ma ha dad aan meel fog wax ka eegeyn waa mucjida aay tahey inaad wax ku qaadto
SULDAN WABAR walashii waa nosharaf in kii garab u baahanba garab istaagno hadii ay ahan lahayd Somalia🇸🇴 ,somaliland🤍💚❤ mantana batun abaal kii garan waaya waa garaadkiye guulayso walalkay batun✋
@ziizo-boyofficial2312
3 жыл бұрын
Aamina farx fanaanintii hore taariikhdaa ku xuzi doonta👍👍👋👋
@youzufahmed2809
Жыл бұрын
Riwaayad ay ku jirtay iyada iyo haldhaa oo hargaysa ku dhigeen ayaan xusuustaa
@miidyt152
3 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽❤❤♥️♥️❣❣❣♥️♥️❤😘😘😘😘
@HassanAli-ok4zo
3 жыл бұрын
Thanks Amina qaraami salaan sare
@ibnubacays8063
3 жыл бұрын
Mashalaah nolow
@abdirahmanfaarah3912
3 жыл бұрын
Maasha allah fanaanad aamina faarax isbadalakaasi waxa aw dhamayas tir mayaa marka barkhad laga dhigo gudooniyaha baarlamaanka taas ayaa ha codkii shacabka in la ixtiraamay isbadlakiina midho dhalay lakin hadii nin aan codkaas oo kale helin oo dirqi ku soo baxay iyo cod beeleed la siiyo waxba ismay badalin codkii shacabkana wa la afduubay
@mdtre4030
3 жыл бұрын
masha.allah 💯🙋♀️👍👍👍👍
@abdifatahali9189
3 жыл бұрын
WALAAHI SIFIICAN AYAY U HADASHAY BATUUN. AMINA REER HARGAYSA IYODHAMAAN SOMALILAND OODHAN.
Пікірлер: 82