Hambalyo Qofkasta Oo Horumar Dalkiisa Keena Oo Fikira Walahi Waan Jeclahay Waanan U Duceeya Waar Halagu Daydo Dhalinyarada Sidan oo kale😍😍😍
@fowziaabdi6327
4 жыл бұрын
Aamiin
@kaltuunahmed2569
3 жыл бұрын
gabadh degan man sh allah💞💞💞
@saabirarts6462
4 жыл бұрын
Illahayow kuu barakee walal ganacisigu waa wax Fican ee ogow sxiptinimada iyo ganacsiga kala Saar hibaaqey inaad guuleysato baan Ku rajaynayaa walalo
@HawrarLyrics
5 жыл бұрын
Walaahi waan ku farxay because I Love hibaaq's acting talents . Fanka somalida aduun lagama helo laakiin magac baa laga helaa , hibaaq mujaahidinta fanka bay ku jirtaa , haday maraykan ahaan lahayd millionaire bay noqon lahaayen yada iyo team keedu. I hope in ceegag business keeda qayb ka noqdo. I love labadoodaba.
Hadad doonayso in ay kuu barakowdo timah timah la dul saarayo iyo rumushka ka balasha indha lagu xidho anigu waxan ka shaqeeya labada midna ma sameeyo si ay xalaal igu noqoto
Masha allh zhptay hibaaq gobaad horu mar wcn insha Allah qliyeeey ❤️❤️🌹💯
@dydu207
4 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥👌👌👌👌👌👌👏👏👏
@monicalucky7218
4 жыл бұрын
Habalyo habalyo wllo hore u soco isha allaah guulayso adun iyo akhiraba isha allaah wan ku farx sanahay wllo sida quruxda badane ad ufikirtay hormarka ad gadhay rabi ha kugu asturo wllo isha allaaah gacma furan waji furan ayanu kugu iman ❤👌
@ayaannaxidigtaawdal6408
5 жыл бұрын
Hanbalyo wallshay hibaq gobaad allah ku barakeyo hno
@muusearab3107
5 жыл бұрын
Hore usoco wlshy hibaaq gobaad 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@kossaidabdulahi7698
5 жыл бұрын
Mansha alh hibaq qalanjo hore usoco huno
@akaadirmohed8310
5 жыл бұрын
Sidaan filayo faanaaniintii waxay ogaadeen inaan fanka wax laga faa'idayaa aysan jirin markaa waa in lagu garab galaa uun ganacsiyadaas si fankaas aduunkooga iyo aakhiradoodaba u fiicnayn ay uga wada hadhaan Kolay areadaasna kugu hambalyaynayaa inaad doorato maadama waa area ganacsi noocasa Ku fiican amaana ah hablahana lagu dhipin
Пікірлер: 394