WAAAAW NICE SONG. MAASHA ALLAH ❤️. AXSAN. FANAAN. QIIMO BADAN ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 HORE U SOCO GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤
@saramohamud314
27 күн бұрын
Khaatumo waa daawo soomlina khaatumo ayaa daawo u ah waxaaney soo khatimeysaa xumaantii soomaali oo dhan bay soo gunaanadi 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤saalaxnsanaagna waa daawadi fanka
@Taarikhcad1311
27 күн бұрын
Saalax sanasg 1000 jeer ayuu u baahan yahay in la abaal mariyo. الله يحفظك يا صالح سناق
@user-bw4rp3ih7w
26 күн бұрын
Garaadkii Nabada.Sugaantu waa waxyaabaha kala fogaynkara dadka ama isu soo dhowaynkara nooloow Saalax Sanaag))))))❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️. Cimaamadu dushaaday taalaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salax runti waa qof ku dayasho mudan runti we love u bro
@user-qg7rl6yu4m
26 күн бұрын
Saalax sanaag wuu ku saxan yahay heestaas dhexdhexaadka ah oo soomaalinimada ah ee aan qabiil caay io kla xigsasho ku jirin wuuna ku mahadsan yahy saalax sanaag midnimada uu sameeyay balse fanaaniinta reer waqooyi ma laga heli karaa fanaan/fanaanad heestiidoo kale soo qaada
@saynebxasan9049
27 күн бұрын
Walaahay aniga kaso jeeda somaliland dhiiga ikacay mansha allah afkaga caano lagu qabay💚💚💚❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍🤍❤️❤️💚💚💚
@saynebxasan9049
27 күн бұрын
Waxansin lahaa salax sanaag mansha allah walaahay xada istaagtay heesta🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Пікірлер: 55